Raiisal wasaare ku xigeenka Somaliya ayaa Itoobiya jooga. Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa baryahan wareegayay caasimadaha ku...
Xaflad heersare ah ayaa loo sameeyay ciyaartoyda ka yimi maamul goboleedyada. Ciyaaraha maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa maanta laga furey...
C/welli Gaas ayaa u xiisay Dhuusamareeb muxuuse ka yiri heshiiska Galmudug. Waxa dhawaan jirey heshiis Jabuuti lagu dhex dhigey maamulka Ahlusunna...
Siyaasiyiin waxgarad fanaaniin iyo shacab farabadan ayaa ka qaybgalay aaska fanaanad Shamis Abokor oo maanta ku geeriyootay Hargeysa halkaana lagu aasay....
Argagixiso macal gawaadhidooda wata ayaa isa soo dhiibey. Guddoomiyaha Degmada Diinsoor Maxmed Nuur Shikshigow ayaa sheegay Shabaabkan in ay ka soo...
Sucuudiga ayaa diyaarad caawima ah keenay Muqdisho. Maxamed Cabdalla Almaajid oo ka mid ahaa wafdigii ka socoday dalka Sucuudiga oo si...
Wadaniland ayaa lagu dhawaaqay iyo Mustafe Martin oo faahfaahinta sida. Wadaniland ayaa soo baxay markii lagu shubtey doorashadii Somaliland mamulkana la...
A Somali national has been convicted in an Ontario court for his role in the 2008 kidnapping of Canadian Amanda...
Somalia is a global leader in the export of goats and sheep, and livestock trade generates about 40% of the...
Hogaamiyaha ururka Xamaas ee Qaasa ayaa ku baaqay kacdoon cusub oo ka dhana Yuhuuda kadib markii xagjir Trump uu Yuhuuda siiyay...
Dawlada Somaliya ayaa ummada Somaliyeed uga tacsiyeeyay geerida fanaanad Shamis Abokor Ismaaciil (Guduudo Carwo) oo ku geeriyootay Hargeysa. “Innaa Lillaahi wa...
President Donald Trump's controversial move on Jerusalem has received strong opposition from the U.S. public, including Republicans, a survey has...
Fanaanadii caanka ahayd ee Shamis Abokor Ismaaciil (Guduudo Carwo) ayaa saaka ku geeriyootey magaalada Hargeysa. Shamis ayaa leh taariikh mugleh oo...
Raiisal wasaaraha Malaysiya ayaa Muslimiinta ugu baaqay inay diidaan talaabada xagjir Trump uu Yuhuuda ugu sameeyay magaalo ay ka dhigtaan caasimad....
Madaxweyne Farmaajo ayaa gudoomiyay shir muhiima oo ka dhacay Muqdisho. Madaxweynaha oo guntaday danta shacabka ayaa shirkan oo ay kala qayb...
Dekeda Muqdisho ayaa laga saaray haraadiga maraakiib ku degtay sanado kahor oo dawlad la'aan awgeed maraakiibtu isticmaali jirtey qayb ka...
Turkey has condemned the "irresponsible statement of the U.S. administration" recognizing Jerusalem as the capital of Israel. A press release...
Palestinian resistance group Hamas said late Wednesday that U.S. President Donald Trump's decision on to recognize Jerusalem as Israel's capital...
The international community has rejected the U.S. President Donald Trump's decision Wednesday to recognize Jerusalem as the capital city of...
Muuse Biixi ayaa guddi u saaray xilka u kala wareegayo xisbigiisa Kulmiye ee uu hogaamiyo gacanyare Maxamuud Xaashi iyo xaaska Siilaanyo...
Doorashada Somaliland ee lagu shubtey iyo deegaano Awdala oo aan laga fileyn oo haddana u codeeyay Muuse Biixi. Codka beelaha Makaahiil...
Shirkii beelaha Garxajis (ISAAQ) ayaa looga dhawaaqay Hargeysa. Shirkaan ayaa imaanaya kadib markii doorashadii dhawaan dhacdey si caadi loogu shubtey lagana...
Cali Khaliif maku jira golaha wasiirada Muuse Biixi heshiis saxana makula jiraa maamulka. Waxa suaalahaas ka jawaabaya Cali Khaliif halka Saleebaan...
Taliye ka tirsan maamulka Puntland ayaa qarax ku dhintey waxana soo baxaya sida qaraxu u dhacay. Cali Ibraahim Cali (Cali Magafe)...
Wadamada Muslimiintu jawaab maka bixin doonaan Trump oo Yuhuuda Al-Qudus u aqoonsanaya. Al-Qudus waa magaalada sadexaad ee ugu barakaysan aragtida...
Waxa naga go'an inuu jiro isla xisaabtan hawlaha lagu heshiiyay. Madaxweynaha oo khudbad ka jeediyey Shirweynaha Muqdisho oo ay ka...
Ciyaaraha maamul goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir ayaa isku aadka la diyaariyay. Waxa dhamaanba soo gaaray magaalada Muqdisho ciyaaryahanada ka socda...
Jilaaga Jawaan ayaa laga waraystey dilka madaxweynihii hore ee Yaman. Wuxuu dhinaca kale fariin u direy dadka uu suldaanka u yahay....
Warka madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Rayaale oo Hargeysa lagu soo dhaweeyay. Dahir Rayaale ayaa sheegay inuu u yimi xilwareejinta...
Maxamed Cali ayaa u goodiyay masuuliyiin aargoosi ka bilaabay Awdal wuxuuna ku baaqay in dadku samraan. Fadeexada ugu weynayd ayaa ahayd...