Cali Khaliif ayaa caadi magangelyo u waydiistey maamulka Somaliland oo uu in muddo ah dadka beenta ugu sheegi jirey inaanu...
Laba wiil oo walaalo ah ayaa lagu diley Koofur Afrika. Labadan wiil ayaa wararku sheegayaan inay dileen koox burcada oo...
Madaxweyne Farmaajo ayaa dalka dib ugu soo laabtey kadib safar muddo qaatey oo ku tagey dalalka Kiiniya iyo Ivory Coast...
Cabdiwelli Gaas ayaa ka hadlay weerarka Maraykanku ku hayo argagixisada Daacish oo baryahan duqeymo lagu waday gaar ahaan kuwooda fuleyda...
Wasiirada layska magacaabayo ee Hirshabeele ee ciidaa ka batay ayaa midkalena diidey booska loo magacaabay. Boosaska horjooge Waare magacaabay ayaa...
Isku aadka ciyaaraha koobka kubadda cagta aduunka ayaa la shaaciyay. Waxa ka mida xidigaha isku aadka qaybinayay laba ciyaaryahan oo...
Beel lagu xaqirey wasiirada Hirshabeele ayaa qaylodhaan direy. Wasiirada uu magacaabay Waare ayaa qabiilada qaar ka boodeen iskana casileen halka...
Dhalashada rasuulkeena SCW ayaa sanadkan si weyn looga dabaaldegay aduunka xilli argagixisada laga biilo Sucuudiga ay welli wadaan xasuuqa ay...
Mukhtaar Roobow ayaa Baydhaba lagu soo dhaweeyay. Hogaamiyihii hore ee argagixisada shabaab Roobow ayaa isku soo dhiibey dawlada markii Maraykanku...
Halkee salka ku haysaa xurgufta ka dhex taagan Ahlu sunna iyo maamulka Galmudug. Ilaa intii maamulkii fashilmey ee Xasan Sheekh...
Marwalba waxan bogaadinayaa bulshada adal waayeel, wiil , hooyo iyo gabadh in ay ilaashadaan walaaltinimada wadaninimada diintoooda iyo wax wada...
Masuul Awdal ka soo jeeda ayaa lacag badan ku bixiyay in dib loogu soo magacaabo maamulka Somaliland ee Muuse Biixi. Guddoomiyaha...
Xuska dhalashada rasuulkeena SCW ayaa si weyn loogu qabtey Hargeysa. Waxana goobta ka hadlay dhalinyar Quraanka xafidsan iyo siyaasiyiin ay...
Puntland ayaa ciidamo mishahar ay u weyday ku wareejisay dawlada dhexe. Goobta ay ka dhacaysay munaasabada ayaa Waxaa ku sugnaa wasiir...
Maalinta dhalashada rasuulkeena SCW ayaa si weyn loogu dabaaldegay magaalada Burco. Culimada ayaa is xasuusiyay maalinta waxay ugu fadhido dunida...
Ciidanka kamaandoosta Somaliya ayaa gacanta ku dhigey hub iyo qaraxyo argagixisadu ka carartey. Qaraxyada iyo Hubka ay Ciidanka Danab qabteen ayaa...
Madaxweye Farmaajo ayaa ka qayb galay shirka iskaashiga Afrika. Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa si heer sare ah ugu soo dhaweeyey Garoonka...
Dr C/raxmaan Bayle ayaa shaaciyay maamulada ayna lacag siinin iyo kuwa ay siiyaan. Dr Bayle ayaa sidoo kale sharaxay dhibaatooyinka...
Iiraan ayaa hawadeeda u diidey boqor Bulgari ah iyo RW Bulgariya oo rabay inay dulmaraan hawada Iiraan. Safiirka Iiraan u...
Shaqaalaha Somaliland ayaa berito la fasaxay iyo ujeedada oo la shaaciyay. Wasiirka shaqada maamulka Somaliland ayaa sheegay in shaqaaluhu fasax...
Deyn la rabay in lagu wareejo C/raxmaan Ciro ayaa la ogaadey intey leegtahay iyo halka ay ku baxdey. Deyntan ayaa...
Xageed ku ogeyd madaxweynaha Somaliya Maxamed Farmaajo oo shalay ka qaybgalay caleemo saarka madaxweynaha Kiiniya oo markii labaad ku guulaystey...
Shirkada carabta ee la wareegtay dekedda Boosaaso ayaa kordhisay cashuuraha iyo qaylo dhaan ka soo yeertay dadka shacabka ah ee...
Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa gaaray degmada Xudur ee gobolka Bakool. Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur ayaa dhawaan isku soo dhiibey dowladda...
Woqooyiga Kuuriya ayaa tijaabisay gantaal cusub oo garaacaya Maraykanka. Gantaalkan ayaa la sheegay inuu duuley masaafo dhan 1000km ama 620...
Beelweynta Bahabar Cabdalle oo gogol u fidiyay beelaha Samaroon ee xanafta siyaasadu dhexmartey. Beelweynta ayaa sida beelaha kale kala taageersanaa...
Shirkii taageerayaasha Wadani ee Sanaag ku baaqeen ayaa Burco laga taageeray. Doorashadii dhawaanta dhacday ayaa lagu shubtey waxana diidey inay natiijada aqbalaan...
Ruushka ayaa war ka soo saaray gantaal isgaarsiina oo ay hawada u direen. Gantaalkan oo sidey gantaalo kale ayaa laga ganay...
Siyaasi shuruud adag ku xirey hambalyeynta Muuse Biixi. Waxa baryahan jirey hambalyayn ka imaanaya taageerayaasha Muuse Biixi iyo shaqsiyaad kuraas...
Ciidamo gaara ayaa ka daba galay guryo argagixisadu hub ku qarsato magaalada Muqdisho. Intii uu socday howlgalkan qorsheysan oo ay fulinayeen...