Waa noocee wasiirada uu Muuse Biixi u magacaabay gobolka Awdal ee sadexda ah. Wasiiro si xun u xiiqey shacabkana qabyaalad...
Xaglatoosiye ayaa sheegay in Muuse Biixi xirey xaaskiisa gaarigiisiina ku qabtey Burco. Xaglatoosiye ayaa intii uu wasiirka ahaa kala jabiyay beeshiisa...
Wasiiro Muuse Biixi magacaabay oo aan haysanin shahaadada dugsiga sare ama ta dhexeba. Labadan wasiir oo kala ah Axmed Muumin Seed...
Hadal raiisal wasaare Xasan Kheyre sheegay ayaa muran dhaliyay taas oo xildhibaano iyo masuuliyiin hore ka hadleen. Xasan Kheyre ayaa sheegay in khasnadda...
Halkuu marayaa dib ula soo wareegista furaha Somaliya iyo kan internet-ka. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in uu meel wanaagsan marayo...
Taliyaha ciidanka Sareeye Gaas C/wali Jaamac Xuseen Gorod ayaa booqdey Gaalkacayo. Ujeedka uu Taliyaha uu u gaaray magaalada Gaalkacyo ayaa waxay...
Axmed Muumin Seed ayaa ku faraxsan wasiirka Muuse Biixi u magacaabay kana hadlay sida uu uga mahadcelinayo booska madhan ee...
Reer Awdal intii raacsanayd Muuse Biixi oo cidla looga tagey Muuse Biixi inta wax laga siiyayna loo tuurey cad quudha....
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa magacaabay golihiisa wasiirada oo ah 22 wasaaradood. Wasaaradaha qaarkood ayaa ah wasaarado magaca horumarinta lagu wada...
Is dhex yaaca wasiirada Xasan Kheyre iyo Yuusuf Garaad oo arimo aan loo diran ka Hadley. Wasiirkan oo ah wasiir...
Rawxaani ayaa waqti la qaatey Erdogan halka wargeys Sucuudi ah uu waraysi ka qaadey Yuhuudi ku hanjabay inuu Lubnaan dhulka la simi doono,...
Reer Yurub ayaa diyaarinaya qorshe ka dhana xagjir Trump oo ku aadan Qudus. Madaxda reer galbeedka oo shir ka yeelanaya Al-Qudus...
Naftii halige ka tirsan argagixisada Shabaab ayaa isku qarxiyay magaalada Muqdisho waxana soo baxaya faahfaahinta qaraxaas oo ka dhacay barxada...
Sawiro laga soo qaaday gawaari badeecad wada oo argagixisadu ku gubtey Hiiraan. Gawaadhidan ayaa badeecada u waday ismaamulka Somalida Itoobiya...
Xildhibaanada Somaliya ayaa ansixiyay miisaaniyada dawlada ee uu soo gudbiyay Dr Bayle. Kulankaan ayaa waxaa Shir Guddoominayay Guddoomiye ku xigeenka1-aad Golaha...
Siilaanyo ayaa Muuse Biixi ku wareejiyay xukunka maamulka Somaliland. Xaflad ka dhacday Hargeysa oo ay ka soo qaybgaleen wufuud hoose aya...
Shirkii dawladaha Islaamka ayaa ka furmey Turkiga iyo qaraar adag oo laga soo saaray kadib markii uu xagjir Trump Qudus u...
Trump ayaa lagu garaacay kursi ka tirsan aqalka sare ee dalkaasi oo hore ay u hayeen xisbigiisa Jamhuuriga. Kursigan aqalka sare...
Dr C/raxmaan Bayle ayaa ku faanay in wasaaradiisu guul soo hoysay, wuxuuna wasiirku soo bandhigey guulaha ay soo hooyeen qasatan dhinaca...
Maraykanka ayaa war ka soo saaray duqeymo lala eegtay argagixisada Koofurta Somaliya. Duqeymo Maraykanku ka gaystey deegaano hoostaga Shabeelooyinka ayaa lagu...
Wadanka Jamhuuriyada Jeeg oo Yuhuuda Qudus u ogolaadey ayaa ka mida wufuuda hoose ee ka qaybgalaya xaflada Muuse Biixi loogu...
Maxkamad ku taal Boorama ayaa xukuntey magafeyaal tahriibinaya dad Oromo ah. Waa maxkamadii nooceega ahayd ee ka dhacda Boorama waxana caadi...
Argagixiso lagala baxay jaamacad ku taala magaalada Muqdisho. Ciidamo si aada u tababaran oo weliba ah kuwa ay bixiyeen lacagta...
Gaari argagixisadu ka soo buuxisay khudaar dhinacna walxaha qarxa ayaa duqeyn lala eegtay deegaanka Mubaarak e ka tirsan gobolka shabeelaha hoose....
The purchase of S-400 missile defense systems from Russia will be finalized "this week", President Recep Tayyip Erdoğan said Monday...
Xisbiga Kulmiye ayaa welli wada isku dirka beelaha iyo beel sida fiinta uga. Beeshan oo saxaafada la hadashay ayaa war ka...
Wasiir Shukri Baandare ayaa qarxisay cida masuulka ka ahayd hawlaha maamulka Somaliland 7 sanno ee Siilaanyo ku magacownaa madaxa maamulka Somaliland....
Waxa aynu ka soo baxnay doorasho sidii ugu xumayd u qaybisay ummadda Somaliland. Beretankani waxa ka dhacay boob, sharci la baal-maray,...
Jeegaanta ISAAQ maxay isku wareejinaysaa waa gabay iyo abwaan Qiiq. Xisbiga Wadani oo ay kuwada jireen beelo kala duwan ayaa...
Mucaaradka madaxweyne Farmaajo ayaa u hanjabay Sh Nuur Baaruud iyo sheekha oo ka bixiyay jawaab. “Maalmahaan waxaan maqlayay in la leeyahay...