Madaxweyne Robert Mugambe ayaa cadaadis kaga yimi xisbigiisa awgeed isku casiley. Madaxweynaha ayaa sida la sheegay rabay inuu xaaskiisa ku...
Muuse Biixi muxuu ka yiri doorashada loogu shubey ee natiijada lagu sheegay inuu ku helay gaaraya 80,000 kun oo cod...
Ciidan taabacsan Kulmiye ayaa rasaas ku ridey taageerayaal Wadani ah magaalada Burco oo diidanayaa natiijada lagu shubtey ee gudiga fashilmey...
Magaca cusub ee loo bixiyay gudiga doorashada maamulka Somaliland. GUDIDA DOORASHADA EEN U BIXIYAY ”IF IYO AAKHIRO” WAXAY MUUSE U...
Siyaasi Aadan Dhoolayare ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal xanafle oo Faysal Waraabe ka soo yeedhay. Faysal Waraabe oo lagu...
Doorashadii maamulka Somaliland ee lagu shubtey oo lagu dhawaaqay. Xisbiga Wadani ayaa iyagu cadeeyay inay qaadaceen oo ay la mari...
Ehelada gabadh si xun loogu faroxumeeyay Boosaaso ayaa war soo saaray. Qaar ka mid ah ehelada Faa’iso Maxamed Cabdi Xayi...
Gudiga fashilmey ee doorashada Somaliland ayaa dib u dhigey ku dhawaaqida doorashada sida aadka loogu shubey xisbiga Kulmiye tan oo...
Abu Mansuur ayaa ka qayb qaadan doona dagaal ka dhana argagixisadii uu ku jirey. Xukuumada Somaliya ayaa dhawaan qadi doonta dagaal...
Doorashadii lagu shubtey Somaliland ayaa gudigii fashilmey beri ku dhawaaqayaan waxaadse is waydiin kartaa cida ay dani ugu jirto. Dadka badankiisa...
The capital Sanaa and al-Bayda have joined the list of Yemen cities without clean water due to the blockade by...
Gudoomiyaha Xisbiga Wadani oo saxaafada la Hadley ayaa sheegay in ay qaadaceen doorashadii lagu shubtey. Waxa cadayd in gudiga doorashada maamulku...
SSiyaasi Maxamed Yaasiin oo ka tirsan xisbiga Wadani ayaa beeniyay in la xidhey. Siyaasigan oo hore wasiir uga ahaa maamulka...
Natiijada doorashada caawa iyo berito midna lagu dhawaaqi maayo waa hadalkii siyaasi Buubaa oo cadeeyay mowqifka xisbiga Wadani xili ay...
Faysal Waraabe oo xisbigiisu dhulka galay oo ka hadlay doorashada lagu shubtey. Doorashada mamulka Somaliland ayaa lagu shubtey waxana adag...
Booqashada madaxweyne Farmaajo ee dalkaasi Imaaraadka ee siyaasada Somaliya ku dhexjira. Waa safarkii labaad ee Farmaajo ku tago halkaas ayadoo...
Barnaamijka dhab ka hadal ayaa doorkan xiise leh gaara leh waxana caadiyan soo diyaariya suxufiga Faysal Abroore. Bal hadaba isir...
Wararkii ugu dambeeyay ku shubashada xisbiga Kulmiye oo hadda noqotey mid ku baahdey Awdal. Afhayeenka gudiga doorashooyinka mudane Siciid Cali Muuse...
Fanaanada Qamar Harawo ayaa xalay bandhig loogu sameeyay magaalada London. Fanaanada ayaa in muddo ah lagu haystey dalkaasi Turkiga. Xafladan ayaa...
C/raxmaan Ciro ayaa cadeeyay in natiijo imaanayn ilaa la xaliyo ku shuboshada ka dhacday codayntii usbuucii hore. Waraysi uu siiyay idaacada...
Madaxa ciidanka Nukliyeerka ee Maraykanka ayaa sheegay inuuna Trump maqli doonin. Sarkaalkan oo lagu magacaabo Joon ayaa isagu madax u ah ciidanka...
Gudiga doorashooyinka Somaliland ayaa lumiyay kalsoonidii lagu qabey dibse ma loo aamini karaa waa s'aasha dad badan is waydiinayaan kadib markii...
Maydad horleh ayaa laga helay degmada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa waxa ay sheegayaan...
Dr C/raxmaan Bayle ayaa qorshaynaya in xildhibaanada laga qaado cashuurta ku waajibtey. Xildhibaanada tirada badan ee an faaiidada lahayn ee isku...
Garyaqaan da'yar oo reer Awdala kana tirsan xisbiga Wadani ayaa fariin u direy dhalinta gobolka. Waxa jira walaac aad u kordhaya...
Goormaa la go'aamiyay inay dhacaan ciyaaraha maamulada dalka iyo gobolka Banaadir. War Murtiyeed ayaa laga soo saaray shirweynihii ka socdey maalmaha...
Imaaraadka ayaa lagu helay inay hubeeyaan maamulada dalka ka jira. Dawlada Imaraadka Carabta oo ku naaxdey saliida laga helay dalkeeda ayaa...
Siyaasi ka tirsan xisbiga Wadani ayaa si adag uga hadlay taliyeyaal u hanjabay dadka iyo dilkii ka dhacay Hargeysa halkaas...
Salaadiin raacsan xisbiga Kulmiye ee Awdal ayaa ka cawdey abaaro Jira iyo doorashadii ilaa hadda lagu shubtey ee uu garwadeenka...
Guddi loo xilsaarey ka soo warbixinta ninka Itoobiyaanka ah ee Qalbi dhagax ayaa war soo saaray. Warbixinta Guddiga ayaa ka kooban...