Madaxa Wadani ee gobolka Saylac ayaa farta ku fiiqey cida hirgelisay ku shubashada gobolka Salal. Waxa hadda gudiga ka tirsan...
Hogaanka dhaqanka gobolka Awdal ayaa tilmaamay doorashadii hadda musuqa lagu helay kana Hadley ku shubashada noocana inay khatar ku tahay...
Waxaan idiin sheegayaa wax kasta oo dhinac ka rarani inaanu shaqayn waa hadalkii Sheekh Aadan Siiro. Sheekhan reer Hargeysa ayaa...
Doorashadii Somaliland ayaa musuq lagu helay iyo buugii xisbiga Wadani soo bandhigey gudigu qiratay inuu iyaga ka yimi. Doorashada ayaa...
Back in 1997 in the German city of Frankfurt, a man reported his car as stolen to the police. Twenty...
Waa qaybtii afraad ruwaayada Qooto qooto oo markan laysku dhegen yahay. Nasteexo Indho oo welli ku hawlan sidey Faadumiina cidlo...
Ma khalad ayaa dhacay doorashada Somaliland mise horaa loo ogaa. Doorashadii ka dhacday usbuucan Somaliland waxa dadku filayeen inay noqoto...
Musharax C/raxmaan Ciro ayaa hadda ka hadley kulan ay la qaateen gudiga doorashada Somaliland. Gudigan ayaa iska indhatirey cabashooyin dhaba iyo...
Madaxa ololaha xisbiga Wadani ee gobolka Awdal ayaa siro badan khashifey fariina u direy reer Awdal. Gudiga doorashada ayaan welli soo...
Badhasaabka Hargeysa ayaa ka hadley dhimashada iyo dhaawaca ka dhashay rabshadihii xalay dhacay. Doorashadii ka dhacday Somaliland ayaa si cad loogu...
Somaliya oo gudoontey hal doon oo nooca dheereeye ah. Doontaan oo ay isticmaali doonaan saraakiisha laanta Hay’adda u qaabilsan xuduudaha...
Mustafa Martin iyo Cali Xaraare ayaa hore uga digey inqilaab doorasho oo Kulmiye ku kaco. Inkastoo natiijada rasmiga lagu dhawaaqin waxa...
Dhalinyarada Sanaag Bari ee beelaha Habaryoonis (ISAAQ) oo digniin adag soo direy. Dhalinyaradan ayaa ka gadoodsan ku shubasho baahsan oo la...
Korjoogeyaasha doorashadii Somaliland oo arkey wax isdaba marin buuxda oo dhacay. Korjoogeyaashan ayaa waraysi bixiyay kana hadley sidey u arkeen...
Salaadiinta Musharax C/raxmaan Ciro ayaa wacad ku maray inayna qaadanayn ku shubasho ku timaada doorashadii ay galeen oo hadda muuqata in...
Musharax C/raxmaan Ciro ayaa ka hadley xaalada u dhow inay cakiran tahay. C/raxmaan ayaa dhinaca kale la hadley gudiga doorashada iyo...
Dhalin durba ka gadoodey musuqa doorashada ayaa Burco isku soo baxay iyadoo la maqlayo rasaas dhacaysa. Doorashada dhacdey usbuucan ayaa...
Afhayeenka gudiga doorashada Somaliland ayaa beeniyay in lagu shubtay doorashada xilli xisbiga Wadani u jaray wada shaqayntii ka dhaxaysay maadaama...
Musuqii ugu xumaa ayaa ka dhacay Gebiley iyo caruur u codeysay Kulmiye. Caruurta codaynaysa ayaa watey kaarar been abuura oo dadkii...
Maxaa looga hadley kulankii golaha wasiirada ee manta. Golaha Wasiirada ayaa warbixin ka dhageystey Faduma Osman Farah, Xisaabiyaha Guud ee...
Xisbiga Waddani oo ka baxay wada shaqayntii ay la lahaayeen gudiga doorashada. Xisbiga Wadani oo qabtey shir jaraaid ayaa ku sheegay...
Magacyada argagixiso gacanta lagu dhigey deegaano u dhow Afgooye. Wasiirka warfaafinta Soomaaliya C/raxmaan Cumar Cismaan Yariisoow oo shir jaraa’id qabtay kaddib...
RW Xasan Kheyre ayaa lagu eedaynayaa inuu hawshii wasaaradaha qaar la wareegay. Wasiiradan ayaa la sheegay inuu u arko kuwa aan...
Gudiga doorashada Somaliland ayaa war ka soo saaray halka tirinta codadku marayso. Siyaasiyiinta ayaa ku eedeeyay gudiga inay iyagu yihiin kuwa...
Yaa u soo baxay koobka aduunka ee 2018 ee ka dhacaya Ruushka. Waxa xalay la soo gabagabeeyay is reeb reebka...
Yuhuuda aya ku faraxdey hadal ka soo yeeray Sheekha Sucuudiga ugu weyn casuumadna u fidisay. Sheekh Cabdulcasiis AlSheekh ayaa ku tilmaamay...
Madaxa ololaha Waddani ayaa faahfaahiyay qaabkii Gabiley loogu xirey. Xisbiga Kulmiye ayaa bilaabay inuu xabsiga u taxaabo xubnaha Waddani ayadoo...
Faadumo Siciid ayaa ka hadashay jeelkii laga soo daayay. Faadumo oo hadda la soo daayay ayaa xisbiga Kulmiye jeelka u taxaabay...
Xisbiga Waddani ayaa jawaab siiyay Kulmiye oo ka hadley doorashada sheegayna inaan shaki kaga jirin guusha ee ay sugayaan natiijada kaliya....
Wasiir Maryan Qaasim ayaa ka hadashay waxa ku kalifay inay is casisho. Maryan Qaasim Axmed Wasiirkii Gargaarka Xukuumadda Soomaaliya ayaa noqotey...