Oday dhaqameedka iyo culimada gobolka Awdal ayaa si wadajira uga digey iska hor imaadka ka iman kara doorashada ayadoo xisbiga Kulmiye...
Former U.S. Secretary of State John Kerry blamed Israel for the stalled peace process, while praising Palestinians' commitment to non-violence,...
Saudi Arabian authorities have made further arrests in an anti-corruption crackdown on the kingdom's political and business elite, sources familiar...
Horjoogeyaasha jaamacadaha maamulka Somaliland ayaa war ka soo saarey doorashada. Sagaal ka mida jaamacadaha ka diiwaangashan maamulka Somaliland ayaa lix...
Faysal Waraabe ayaa soo xirey tartanka ololaha xisbigiisa. Faysal Waraabe ayaan fileyn inuu meel u dhowna soo istaago tartanka doorashada...
Shariif Xasan ayaa war ka bixiyay xilka qaadistiisa. Shariif Xasan Sheekh Aadan Madaxweynaha Koofur Galbeed ayaa sheegay inuu jiro Mooshinkaas islamarkaana...
Argagixisada ayaa qarax u dhigtey dhakhtar magaalada Muqdisho. Qaraxa loo dhigey dhaqtarka ayaa waxa markiiba sheegatay argagixisada. Dhaqtarkan ayaa ku takhasusey...
Maamulada Somaliland iyo Puntland ayaa hanjabaado hawada isku mariyay. Labadan maamul ayaa ku dagaalama gobolada Sool iyo Sanaag waxayna gushu...
Wasiir waqtigii ka dhacay oo soo dhaweyn deg dega Boorama Kulmiye ugu sameeyay. Wasiirkan ayaa la sheegay in uu caan...
Gobolada ay joogaan argagixisada ayaa war fiican laga soo saaray. Ciidanka dawlada iuyo kuwa Afrika ee iska jooga Koofurta ayaa qaatey...
Beesha Makayl-dheere (Samaroon) ayaa cududeeda ku biirisay xisbiga Wadani. Ololaha doorashada xisbiyada Somaliland ayaa xawli ku socda. Xisbiga Wadani ayaa...
Hooyo eed laga galay waa qaybtii 2 oo meel xasaasiya maraysa. Qaybtii hore ayaa ku joogtey xaaska wiilka oo ka...
Kulmiye wuxuu bilaabay inuu kaadhasha dadka ka urursado. Shalay ayay ahayd markii la helay kaadhadh dadkii lahaa iibinayaan. Dadka qaar...
Xisbiga Wadani ayaa markale cudud ku soo bandhigey Boorama iyadoo lagu jiro maalmihii u dambeeyay doorashada loo balansan yahay inay dhacdo...
Musharax C/raxmaan Ciro ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Ceel-afweyn iyo deegaano u dhow. Xisbiga Wadani ayaa wacdaro ka dhigey deegaano...
Gacanyare Maxamuud Xaashi ayaa deg deg u magacaabay booskii uu ka tagey wasiir Obsiiye oo ka soo jeeda gobolka Awdal kuna...
Dr C/raxmaan Bayle ayaa beeniyay warar warbaahintu iska qortey. Wasiirka Wasaarada Maaliyadda ee Xukuumada Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Bayle oo warbaahinta kula...
Madaxweyne Farmaajo ayaa maanta booqdey xarunta wasaarada difaaca. Madaxweynaha ayaa warbixino ka dhegeystay. Waxaa uu warbixinno ku saabsan diyaargarowga ciidanka ka...
RW xigeenka Somaliya oo la kulmey madaxweynaha Masar. Kulankan hordhaca ah ayaa looga Hadley sidii Somaliya cagaheeda ugu istaagi lahayd....
Caaqil reer Awdala oo ka baqay inuu gabalku ka dhaco ayaa ka soo digarogtey xisbiga Kulmiye iyo Muuse Biixi. Caaqilkan ayaa...
Wasiirka batroolka ayaa sheegay inuuna ka qaybgalayn shir ay shirkad Ingiriiku leeyahay ku qabanayso Kiiniya oo looga hadlayo batrool baarista. Shirkadan...
Beelweynta Basanayo (Samaroon) ayaa cudud xoogleh ku taageertay Wadani. Waxa goobta ka Hadley aqoonyahano, waxgarad, cuqaal iyo haldoorka beelweynta oo tilmaamey...
Fowdo ka dhacdey fadhiga barlamaanka maanta oo u kulmey si ay u dhegeystaan hindise sharciyeed ay soo diyaarisay wasaarada biyaha...
Gudiga doorashada maamulka Somaliland ayaa ka hadlay kaadhasha iibka ah ayadoo aan la garanayn cida kaadhadhka iibinaysa si loo yareeyo codkii...
Maamulka Somaliland ayaa fasaxay dhamaan waxbarashada maamulka iyo sababta oo ay sheegeen. Maamulka Somaliland ayaa la filayaa inay usbuuca dambe u...
Kaadhashii codbixinta maamulka Somaliland oo lakala iibsanayo. Booliiska maamulka ayaa soo bandhigey kaadhadh badan oo codbixiyeyaal leeyihiin lama garanayo in...
Argagixisada shabaab ayaa afar qof ku xasuuqdey deegaanada hoostaga. Fagaare ku yaalla Degmadaas ayay argagixisada Shabaab isugu keeneen Shacabka Magaalada iyo...
Shariif Xasan ayaa sheegay in federaalku dantiisa ku jirto haddii wax loo dhimana dagaal ka xigo. Shariif Xasan ayaa la xulafaysan...
Qaar ka tirsan maamul goboleedyada ayaa hortagey aqalka sare ee aan la garanayn ujeedada loo dhisay. Gudomiye Ku xigeenka Aqalka Sare...
Aamina dhool ayaa ka hadashay lacago badan oo magaceeda lagu cuney ayadoo Universaltv uu saafi ka noqdey eedo si qaldan...