Wasiirkii shaqada ee maamulka Somaliland ayaa xilkii ka tagey kana baxay Kulmiye. Wasiirkan oo lagu arkayay isagoo u ololaynaya Kulmiye...
Taliska xooga dalka ayaa soo bandhigey argagixiso la soo qabtey. Idaacadda Codka Ciidamada Qalabka Sida ayaa lagu baahiyay Sawirrada ragga ka...
Suldaan Saleebaan Cali ayaa beeniyay warar beena oo laga qorey sheegayna inuu Saylici u hiilinayay, qarxina doono cabashadii uu u...
Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee Sweden Bakaal ayaa fariin reer Awdal u direy. Bashiir Bakaal ayaa sheegay in reer Awdal ka...
Musharax C/raxmaan Ciro ayaa fariin u direy taageereyaashiisa xisbiga Waddani oo la filayo inay guul balaaran ka soo hooyaan doorashada...
Madaxweyne ku xigeenkii hore ee maamulka Somaliland C/raxmaan Aw Cali ayaa ka maagay inuu si toosa u abaaro xisbiyada aflagaadada...
Roobab ka da'ay Muqdisho ayaa biyo dhigey iyo dad danyara oo daadku ugu yimi buulasha ay deganaayeen. Saqdii dhexe ee xalay...
Maxaa ka soo baxay shirkii baryahanba uga socdey Muqdisho dawlada dhexe iyo qaar ka tirsan maamul goboleedyada. Shirkan oo waqtigiisii...
Dhaxal sugaha Sucuudiga ayaa lugaha fidsadey xireyna maalqabeeno iyo wasiiro xilli dawlada Yaman gantaal ku garaacdey madaarka Riyaad inkasto Sucuudigu...
Farmaajo haduuna awood lahayn afka ka hadlo hana difaaco midnimada dalka. Madaxweynaha Awdalstate ayaa sheegay in Awdalstate Jiri doonto haba...
Farmaajo ayaa hogaamiyay shir amniga ah oo ka dhacay Muqdisho. Kulankan waxaa diiradda lagu saaray amniga guud ee dalka, dagaalka ka...
Xadaarada reer Awdal ayaa u diideysa inay ku kala fogaadaan jufo jufo waa hadalka madaxweynaha Awdal State oo aan wax...
Wararka ka soo baxay Sucuudiga ayaa sheegaya in qarax xoogan laga maqlay meel u dhow madaarka Riyaad iyadoo wararku leeyihiin...
Muuse Biixi reer Laascaanood wuxuu u yaqaana hadhaagii faqashta. Waa siyaasi Ismaaciil Yare oo si fiican u yaqaana Muuse Biixi...
Xisbiga Wadani ayaa Caynabo wacdaro ka dhigey iyo magaalada oo soo wada baxdey. Musharaxa Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo socdaal la...
Maamulka Somaliland ayaa ka gariirtey telefishanka aan sidaa u weynayn ee Kalsan kana madnuucdey Hargeysa. Telefishanka ayay ku eedaysay inuu...
Madaxweyne Farmaajo ayaa shir waqti lumisa welli kula jira maamul goboleedyada. Sida ay sheegayaan wararka laga helaayo Madaxtooyadda Soomaaliya shirka halkaasi...
Wararkii ugu dambeeyay duqeyn argagixiso lala eegtay gobolka Bari. Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in ay Aaminsan tahay in duqeyntii ka dhacay...
Faarax Murtiile oo Nasteexo indho ka diidey inuu ka wareego Faadumiina lana rabta inuu ku xirto gabadh kale. Waa taxanaha...
Walaac ka jira xanuun xun oo ku faafay jasiirada Madagaskar ee ku taal Afrika kuna beegan dhinaca Koofureed ee Somaliyeed....
Qooto qooto oo soo laba kaclaysay waa qaybtii labaad oo xiise gaara leh waxana jilaya jilayaashii aad ugu jeclaydeen ee...
Ruwaayad xiise leh oo Somalida Maraykanku matashay waa hooyo garooba iyo gaadhi xamuul wade. Waa dhacdooyinka inta badan ka jira Somalida...
Xisbiga Kulmiye ayaa taageerayaashiisa Gabiley iyo Arabsiyo soo saaray. Ololaha doorashada maamulka Somaliland ayaa si xawliya uga socda deegaanada hoostaga maamulka....
Muuse Biixi ayaa reer Laascaanood ku banaanbaxeen halkaa oo rasaas ay rideen ilaalada iyo ciidankii la socdey. Waa isku soo bixi doorashadan maamulka...
Maraykanka ayaa beeniyay warar Kiiniya qortey Somaliduna soo koobigareeyeen. Wararkan Maraykanku beeniyay ayaa lagu sheegay in Maraykanka ka walaacsan yahay dhinaca...
Maamulka Beledweyne ee gobolka Hiiraan ayaa ka cadhoodey arin ay ku kaceen ganacsato iyo baaritaan ay bilaabeen ku aadan arintan. Maamulka ayaa...
Xildhibaanada Koofur Galbeed ayaa maalmo yar u qabtey Shariif Xasan oo fadhiida waxna aan ku soo kordhin maamulka uu uga tanaasulay...
Askari shil ku diley haweenay ayaa gacanta lagu dhigey. Askarigan ayaa ka tirsan ciidanka u qoran dawlada ee iska fowdada ah deegaan...
Shirkii amniga ee uu hogaaminayay madaxweyne Farmaajo ayaa war laga soo saaray. Shirkan oo ay ka soo qayb galeen maamul...
Xisbiga Wadani ayaa degmada Dilla ee gobolka Awdal ka hirgeliyay ololaha nadaafada kuna bedelay isku bixii ka dhici lahaa degmada oo...