Nuxurka qudbad C/raxmaan Ciro u jeediyay shacabka Gebiley oo aad u soo dhaweeyay. Masuuliyiinta Wadani ayaa ka yimi Awdal halkaas...
Madaxweynaha HirShabeele ayaa Muqdisho lagu soo dhaweeyay. Waa booqashadii ugu horeysay ee Waare ku yimaad Muqdisho intii loo doortey xilka maamulka...
Haweenaydii ugu buurneyd aduunyada oo Masaari ahayd ayaa geeriyootey. Iiman Axmed Abdi El Aty ayaa sanadkii hore dhaqtar Hindiya ku yaala u...
Maamulka Somaliland ayaa beeniyay war uu sheegay horjoogaha maamulka Galmudug ee Cadaado. Axmed Ducaale Xaaf ayaa Cadaado ka sheegay in dawlada...
Maareeyaha biyaha Hargeysa ayaa lacag dul dhigtey dadka magaalada u dhaamiya xilli magaaladu haraadan tahay maamul xumo awgeed ayadoo magaalada loogu...
Odayaasha beesha Faysal Waraabe ee Hargeysa ayaa taageeray UCID. Waxay sheegeen in xisbiga Faysal Waraabe oo kaliya iyaga matali karo kuna...
Xildhibaano mooshin ka wada dawlada Imaaraadka oo lacag ku qasaysa Somaliya. Daraad ayay ahayd markii mid ka mida maamul jufeedyada...
Aqoonyahan ku biirey xisbiga Wadani oo lagu xidhey Borama laguna xidhey adoo Habar-Cafaana waxa uu ka dooney Wadani. Aqoonyahankan ayaa...
Reer Awdalow caawa kubadu waa haaf garoon markaan fiiriyay baalaha raga socda. Siyaasi Maxamed Abgaal oo ka hadley dhalinyaro badan...
Dhalinyaro farabadan ayaa Awdal kaga biirey Wadani iyo gudoomiye C/raxmaan Ciro oo kala hadley isbedelka ay rabaan. Xisbiga Wadani ayaa...
Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ee Awdal ayaa sheegay in gurigiisa loo soo dhacay oo laga qaatey calan u saarnaa, wuxuuna ku...
Maayerka Boorama ayaa si anshaxa siyaasada ka baxsan u weeraray masuul ka tirsan Wadani ahna masuulka Hawada ee u qaabilsan...
War naxdina: Afar caruura ayaa ku dhintey guri ku yaala Hargeysa. Dhacdadan naxdinta leh ayaa waxa sababay koronto si khariban loogu xidhey...
Mucaaradka Itoobiya ayaa war ka soo saaray xasuuqii Hawadaay ee lagu diley Somali aad u farabadan oo waxba galabsan. Labada xisbi...
Suldaanka Muuse Biixi ayaa diidey in uu qaabilo wefti Oromo ah oo la sheegay in ay ka hadlayaan xasuuqii Hawadaay ayadoo...
Maxaa dib u dhigey dhoofinta gaaska buuxa ee laga helay dhulka Somalida Itoobiya. Waxa gaas buuxa laga helay sadex deegaan...
Masuuliyinta Xisbiga Wadani ayaa sheegay in wasiirada maaliyadu iska ciyaarayso Wajaalana lacago gaynayso. Waxay sheegeen in sidaa lagu noqon wasiir iyo...
Diyaaradii Lufthansa ee afartan sano kahor laga dejiyay Muqdisho aya ugu dambeyn lagu celiyay Jarmalka. Diyaaradan ayaa sanadii 1977 13 Octoober dagaalyanano...
Qaybtii 19: filimka Laaqiya oo maraya meel xasaasiya iyo is-araga ninka qaba gabadheeda. Waxa dhinaca xanaaqsan qoyska Axmed oo diidan...
Gaadhi sidey shaqaalaha garoonka diyaaradaha ayaa ku rogmadey Muqdisho. Shil gaari ayaa saakay ka dhacay Isgoyska Nasiib Buundo ee Degmada Shibis,...
Suldaan Axmed Cilmi (Fure) ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Boorama. Suldaan Axmed ayaa dibedda ku maqnaa waxana si diiran...
Furitaanka Jaamacada Adal ee caafimaadka ee Boorama iyo hadaladii laga jeediyay. Jaamacadaha laga furo gobolka ayaa inta badan ay shaqooyin...
Khaatumo ayaa ka hadley gaadhigii dhawaan laga dhacay Cali Khaliif. Daraad ayay ahayd markii loo dhacay guriga Cali Khaliif weerarna...
Maamulka Cadaado ee Galmudug ayaa bilaabey banaanbaxyo ka dhana dawlada. Xaaf ayaa Imaaraadku soo siiyay lacag uu kaga badbaado mooshin...
Fadhiid Sheekh Shariif ayaa war soo dhigey bar la sheegay in uu isagu leeyahay. Sheekh Shariif oo isagu ka masuul...
Samaroonku ha midoobo dad aan maanba lahaynbaa midiyo isugu dhiibee waa hadalkii Suldaan Saleebaan oo qudbad gaaban ka jeediyay ku...
Marwa Xaawo Rooble ayaa hadalkii ugu kululaa ka jeedisay xafladii ku biirista Wadani ee Boorama. Udub dadkii ugu adkaa ayaan...
Bisha Nofembar aad bay inoogu fogtahay jibadda ku jirta dadka waa hadalkii gudoomiyaha Wadani Awdal Maal oo ka Hadley xaflada...
C/raxmaan Ciro ayaa balanqaad sameeyay kadib tiradii ugu badneyd ee kaga biira Awdal. Balanqaadyada ayaa inta badan dadku kula xisaabtamin...
Lil Hooyo iyo edo arxan daran waa qaybtii ee filimka oo si aada laysugu dhegen yahay. Qaybtii hore ayaa ku dhamaadey...