Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa talo siiyay Muuse Biixi iyo xisbiga uu dib ugu noqdey ee Kulmiye ee hadda ku...
Axmed Muumin Seed ayaa ka calaacalay ku xigeenimada xisbiga Wadani ee uu lumiyay ee looga helay si cad oo la...
Wasiirka amniga dawlada Somaliya ayaa saraakiil u hanjabey kadib dilal argagixisadu ka fulisay Muqdisho. Dilalkan qarsheysan ayaa ka dhacay xaafada...
Booliiska Muqdisho ayaa soo bandhigey rag waraaqo digniina ku daadin jirey magaalada oo uu ku jiro nin reer Muqdisho u...
Nin caraba oo Puntland wasiir ka noqoya waa kaftankii siyaasada oo aad u qosol badan. Waxa inta badan noo akhriya...
Horjoogaha Cadaado ayaa cunaqabatayn ku bilaabay magaalada diideyna diyaaradaha ka imanaya Muqdisho ee aan badneyn. Waraaq uu soo saaray Xaaf...
Madaxweyne Farmaajo ayaa la kulmey boqorka Sucuudiga. Farmaajo ayaa booqashadiisa loo arkey in Somaliya ayna marnaba u goynayn xiriirka ay...
Booliiska Sanaag ayaa ka hadley tahriibayaal Somali ah oo la qabtey. Booliiska ayaa sidoo kale sheegay halka ay ka soo...
C/raxmaan Ciro ayaa Berbera aad loogu soo dhaweeyay iyo nuxurka hadaladii uu yiri. Xisbiga Wadani ayaa waxa Berbera kaga soo...
Maayerka Boorama muxuu ka yiri is rasaasayntii ka dhacdey Boorama oo laba qof iyo hal askari ku dhaawacmey. Muranka is...
Khasaaraha dagaal dhuleed ayaa ka dhacay Boorama halkaas oo guuxu ka jirey maalmahan. Waxa jirey dhul lagu muransanaa oo aan...
Baskii sadexaad ayaa ku dhex gubtey magaalada Hargeysa iyo dadweynaha magaalada oo isla dhexmarayo in nay jiraan waxyaabo kale. Dadka...
Diyaaradaha lagu beegsanayo argagixisada oo guuxoodu ku soo batey Muqdisho iyo cabasho xoogleh oo ka imanaysa dadka shacabka ah. Daraad...
Marka la fiiriyo xiisada siyaasadeed ee ka taagan magaalada Cadaado oo xarun KMG u ah maamulka Galmudug ayaa waxa ay...
Xildhibaanada Galmudug kaga jira dawlada dhexe ayaa soo gaaray Cadaado. Maalmahan ayaa waxa jirey khilaaf soo kala dhexgalay xubnaha ku...
Xildhibaan C/raxmaan Talyanle ayaa ku geeriyoodey dalkaasi Hindiya oo uu mudooyinkii u dambeeyay u joogey xaalad caafimaad. Talyanle ayaa ka...
Madaxweyne Farmaajo ayaa soo dhaweyn balaadhan loogu sameeyay Sucuudiga. Mas’uuliyiin ka tirsan Sacuudiga ayaa Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ku soo dhoweeyay Garoonka...
Sucuudiga oo haweenkooda u ogolaadey in laysanka gaadhiga qaadan karaan. Sucuudiga waa dalka kaliya ee aduunka ee haweenku madnuuc ka...
Kurdiyiinta gooni goosadka ayaa luxaya calanka Yuhuuda kadib markii Yuhuudu noqotey kuwa ictiraafsan gooni goosadka Kurdiyiinta. Israaiil ayaa taageero dhaqaale...
Wasiir Dr Beyle ayaa gaadhey Garoowe halkaas oo laguna soo dhaweeyay. Wasiirka maaliyada dawlada Somaliya waxa la socdey wasiir goboleedyada...
Garabyadii dhalinyarada ee gobolada Somaliland ayaa ka tagey xisbiga Faysal Waraabe. Garabyadan oo ah kuwii ugu badnaa ee hawsha wadey...
Masuuliyiin ka soo cararay Faysal Waraabe ayaa ku biirey xisbiga Wadani. Masuuliyiintan oo muhiim u ahaa xisbiga Ucid ee Faysal...
Argagixisada Shabaab ee xalaashatey dhiiga Muslimiinta ayaa diley oday nabadoona gobolkaasi Gedo. Xasuuqan ayaa ka dhacay deegaano u dhow degmada...
Khilaafka maamulka Cadaado ayaa sii xoogeystay iyadoo madaxweynaha maamulkaasi oo aan dhaafi karin Cadaado eedeeyay dawlada Somaliya asagoo jooga Imaaraadka....
Madaxweyne Farmaajo ayaa mar labaad looga yeeray Sucuudiga. Madaxweyne Farmaajo ayaa ka dhoofay garoonka Muqdisho xilli Imaaraadku ka wado dalka...
Dawlada Itoobiya ayaa eedaysay maamulka Somaliland. Wasiirka Warfaafinta Dowladda Itoobiya Negeri Lencho ayaa warbaahinta u sheegay in maamulka Somaliland ay ka...
Xisbiga Kulmiye ee gabay garoonka Borama oo ka gubtey eedo loo soo jeediyay oo ku saabsanaa hawlaha ay ka seexdeen...
Gudoomiyaha cusub ee Awdal ayaa soo dhaweyn weyda ka helay gobolka. Badhasaabkan cusub ayaa Hargeysa jogui jirey waxana lagu bedelay kii...
Faysal Waraabe ayaa ka qayliyay odayada xisbiga Wadani ee gobolka Awdal. Xisbiga Faysal Waraabe ee UCID ayaa waxa ku soo haray...
Siyaasi Abiib Timacadde ayaa kabaha la dulmaray xisbiga Kulmiye godkiina ugu galay. Siyaasiga reer Gabilay ayaa quusiyay Muuse Biixi oo filayay...