Argagixisada ayaa weerar gaadma ah ku qaadey taliye ka tirsan NISA iyo faahfaahin ka soo baxaysa weerarkaas fuleynimo. Argagixisada ayaa...
Shaqaalaha xafiiska Somalida Itoobiya ee Boorama oo war ka soo saarey Oromada Boorama degan. Waxayna dhinaca kalena tacsi ka direen...
Beelaha Muuse Fiin (Samaroon) ayaa cadaalad daro ka tirsanaya maamulka Boorama kuna eedeeyay in ay muwaadin reer Boorama ah gurigiisa...
Xafiiska Imtixaanaadka Somaliland ayaa ka hadley sababta ardey badan loo ridey dugsiyo la yaqaanana looga reebay kaalimaha hore. Dadka badankiisa...
Xisbiga Faysal Waraabe ayaa Sabtida soo bandhigaya musharax ku xigeenkiisa gobolka Sool ayagoo ku baaqay shir ay isugu imanayaan magaalada...
Xisbiga Wadani ayaa diidey natiijadii imtixaankii dugsiyada sare iyo dhexe ee Somaliland kadib markii si ula kaca loogu kacay cadaalad...
Puntland ayaa qabatay gaari siday lacag been abuur ah. Puntland ayaa ka mida goobaha lagu dhaqo lacagtii hore ee dawladii...
Boorama oo laga diidey lacagta Somaliland iyo askari hanjabaad la soo istaagey saxaafada uguna baaqay ganacsatada diiden in laga qaadi...
Muuse Biixi taariikh madow ayaa ka taal Awdal oo u diideysa in la doorto: waa madaxda xisbiga Wadani ee Awdal...
Natiijada imtixaanaadka maamulka Somaliland ayaa la tiriyay ardeyda ku guulaysatey. Ardey aad u badhan ayaa ka cadhoodey natiijada taas oo...
Wararka aan ka helayno Muqdisho gaar ahaan wadada Maka Almukarama oo ah hawlbowlaha Muqdisho ayaa sheegaya in Haweenay gaari ku...
RW Kheyre ayaa la kulmey gudiga taakuleynta ciidanka xooga dalka. Ra’iisul Wasaaraha iyo xubnaha guddiga ayaa ka wada hadlay qorshayaasha guud...
Hir Shabeelle oo yeelatay horjooge cusub iyo codadka uu helay. Xildhibaanada maamulka Hirshabeelle ayaa maanta u doortay Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle...
Taliyaha booliiska Somaliland ayaa ka hadlay ardey gadoodsan oo la musuqey. Ardeydan ayaa shiid ku bilaabay wasaarad ay u arkaan...
Ardey weerar ku qaadey xarunta wasaarada waxbarashada ee Hargeysa kadib musuq lagula kacay. Natiijadii Imtixaanada ee maamulka Somaliland ayaa loogu...
Faahfaahin dagaal saaka ka dhacay Muqdisho iyo cida is weerartey. Dagaal ayaa saaka aroortii deegaanka Haanta dheer ku dhexmaray Ciidamo...
Halkan toos uga daawo dooorashada Hir Shabeelle oo hadda socota laguna guddo jiro codeynta xildhibaanada. Hir Shabeelle ayaa ka mida...
Jigjiga ayaa aas qaran loogu sameeyay Somalidii Oromadu ku xasuuqdey deegaanada Hawadaay iyo kuwa u dhow maalintii Isniintii. Dad aad u murugeysan...
Oromo ayaa lagu dhex laayay magaalada Hargeysa habeenkii xalay ahaa. Dhalinyaro gadoodsan oo aan la garanayn cida soo abaabushey ayaa...
Burco iyo Boorama ayaa maalintii sadexaad qaad la'aani ka jirtaa kadib Oromo xasuuq xun u gaysatey dad Somali ah oo iyagu...
Xoolo ay argagixisadu dhaceen ayaa war farxada laga soo saaray. Taliyaha Ciidanka Dowladda Cali Maxamed Aadan oo la hadlay warbaahinta Muqdisho...
Imaaraadka ayaa lacag ugu deeqay dawlada Somaliya iyo cadadkeeda. Imaaraadka aoo la safan Salafiga Sucuudiga ayaa tartan kula Turkiga rabana in...
Waa kuwee musharixiinta u tartamaya madaxtinimada maamulka Hirshabeelle. Maamulkan ayaa magic ahaan u jira laakiin aan waxba ugu fadhiyin dadka...
Woqooyiga Kuuriya ayaa markale ka naxsatey Maraykanka iyo tijaabinta gantaal aad u rido dheer oo ay ka dul tuurtey Jabaan. Dalkaas...
Shir Buuhoodle ka dhacay ayaa looga hadlay wadahadalada Cali Khaliif iyo Somaliland oo baryahan dhinac u socon la ayadoo aan welli...
Salaadiinta iyo waxgaradka Awdal ayaa ka digey in la waxyeeleeyo Oromada. Salaadiintan iyo waxgaradkan ayaa sheegay in ayna waxba soo kordhinayn dilka...
Gudoomiyaha xisbiga Wadani ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Burco oo laga dareemay imaanshaha. C/raxmaan Ciro ayaa hadal kooban u...
Ganacsatada qaadka ee Somaliland ayaa joojiyay qaadkii Oromada iyo dilal cusub oo dhacay xadka u dhexeeya deegaanada Somalida iyo kuwa Oromada....
Hinda Jaamac ayaa ka soo taabatey cidlanimada Kulmiye kuna soo laabatey Xisbiga Wadani oo hore ay uga tirsanayd. Hinda ayaa ka...
Suldaanka Muuse Biixi suldaan Sabayste ayaa kabaha la dulmaray xisbiga Kulmiye. Suldaan Sabayste ayaa baryahan saxaafada ka maqnaa gaabsadayna sidii loo...