Xaalad cabsi ayaa soo foodsaartey Oromada ku nool Somaliland xilli daraad xasuuq foolxun loogu gaystey deegaanka Hawadaay iyo deegaanada u dhow...
Amisom ayaa la wareegtay amniga xarunta lagu qabanayo doorashada HirShabeele oo baryahan ay jirtey muran xoogleh cida noqonaysa horjoogaha faaruqa ah...
Shariif Xasan ayaa xabsiga dhigey siyaasiyiin iyo dad argagixisada hoos ka taageera. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Amniga Maamulka Koonfur Galbeed C/risaaq Cabdi...
Shir ay leeyihiin ururka IGAD ayaa ka furmey Khartuum ee dalkaasi Suudaan. Kulankan wadatashiga ah ayaa waxaa ka qeyb galaya...
Lamaane aroos galayay oo shil ku galay Hargeysa. Waa dhacdadii ugu naxdinta badneyd lamaane garan karo sida shilku u dhacay...
Qaybtii 16 filimka Laaqiya ayaa maraya halkii ugu murugada badneyd. Laaqiya ayaa dibedda u saartey mataanihii gabadha ku tiri fur...
Ciyaaryahan reer Arjentiin Carlos Tevez ayaa culays awgeed looga fariisiyay ciyaaraha kooxdiisa Shiinaha. Tababaraha kooxda Shangahay ee Tevez u ciyaaro ayaa...
Wasiirkii Puntland shaqada uga eridey in uu dawlada taageeray ayaa ka jawaabey talaabada shaqada looga eryay kuna tilmaamey in aanu garanayn...
Faadumo Siciid ayaa ka hadashay sida dekeda Berbera loo fuuqsaday ayadoo wixii dadka loo sheegay ayna waxna ka soo naas cadeyn...
Gudoomiye Ciro ayaa balanqaadyo cusub shaaca ka qaaday xilli uu si aan caadi ahayn u bilowdey ololaha doorashada oo doorkan aan...
Cabdiwelli Gaas ayaa xilka ka qaaday wasiir ka hadlay Qalbi Dhagax taageerayna sida dawlada u soo afjartey kiiska Qalbi Dhagax oo...
Dawlada Somaliya ayaa si rasmi ah 26 sanno kadib ula soo wareegtay hawada dalka oo lacagta ka soo gasha daaro dhaadheer...
Go'aamo laga soo saaray kawaanka Burco oo baryahan muran ka taagnaa. Xubno uu ka mid yahay badhasaabka gobolka iyo wasiiro...
Garsoorkii maamulka Somaliland iyo xisbiga Kulmiye ayaa isku milmey waxa eedaas u soo jeediyay xisbiga Wadani iyo cadeymo aan laga jeesan...
Carwada bandhiga buugaagta ayaa Muqdisho ka furmey. Carwada buugaagta ayaa hadda noqotey sanadle maraysana sanadkii Sadexaad ee lagu qabto Muqdisho. Waxaa...
Ciidamada Galmudug ee maamulka Cadaado ayaa weerar ku qaadey isbaaro taalay duleedka degmada. Dagaalka ayaa socdey muddo 30 daqiiqo ah sida...
Prof Axmed Samatar ayaa ku andacoonaya in xisbiga Kulmiye laba beelood leeyihiin. Prof Axmed ayaa saaxada siyaasada ka dhacay ayadoo dad badan...
Weriye ku dhaawacmey xasuuqii argagixisadu ka gaysatey Beledweyne ayaa war laga soo sheegay. Xasuuqii Axadii la soo dhaafay ee argagixisadu ka...
Somali lagu diley deegaanka Hawadaay ee ismaamulka Oromada Itoobiya. Sida wararka aan ku helayno Somalida la diley ayaa ahaa dad ganacsato...
Shil baabuur ayaa ka dhacay inta u dhaxaysa Burco iyo Sheekh waxana jira khasaare. Shilka ayaa dhacay markii bas rakaaba oo...
Aqoonyahano ka soo jeeda Hargeysa iyo Muqdisho oo Turkiga ku shirey waxana ka waramay horjoogihii hore ee jaamacada Hargeysa Bulxan...
Argagixiso shabaaba ayaa dawlada isku soo dhiibey. Waxa maalmihii ugu dambeeyay soo kordhayay burburka ku dhacay argagixisada xalaashatey dhiigeena oo raxan...
Maamulkii ugu horeeyay ayaa dawlada ku taageeray warka ay ka soo saartey Qaldhi dhagax oo koox caadiyan u diidan horumarka iyo...
Madaxweynaha Somaliland ayaa ka Hadley shaqsiyada Muuse Biixi daahfurka buuga xisbiga Kulmiye oo manta ka dhacay huteel Mansoor halkaas oo laga...
Xafiiska Imtixaanaadka maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray natiijada imtixaanadii la qaaday e dugsiyada dhexe ee sadexda gobol ee Awdal,...
Dalkaasi yar ee Singabuur ayaa haweenay Muslim ah u doortey madaxweyne markii ugu horeysay taariikhda muddo laga joogo 47 sano. Singabuur...
Turkey has already paid a deposit to Russia for the purchase of the S-400 anti-ballistic missile system despite opposition from...
Maayerkii hore ee Berbera ayaa ku biirey Wadani talaabadan ayaa ku ah dhabarjab Muuse Biixi oo rabay in uu isku hayo...
Former Speaker of Parliament Halimah Yacob is set to be Singapore’s first Malay president in more than 47 years, after...
Human Rights Watch has accused the Saudi-led coalition fighting in Yemen of committing war crimes, saying its air strikes killed...