Shir u socday maamulada Puntland iyo Galmudug oo qodobo laga soo saaray. Shirkan ayaa muddo shan cisho ah u socdey...
Golaha Wasiirrada ayaa maanta waxa ay soo bandhigeen sababihii ku kalifay dhiibista Cabdikariim Qalbi Dhagax iyo heshiisyo la sheegay in...
Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayaa xafiisyo kale ka sii furtey Gebiley oo xisbigu aad ugu xoogweynaa inkastoo hadda siyaasiyiin reer...
Wasiiirka biyaha Somaliya ayaa faahfaafin ka bixiyay siyaasad cusub oo biyaha laga leeyahay xilli dalku ka so kabanayo burbur ay keeneen...
Somali badan ayaa ku biirey ciidanka Yaman ee Koofurta dalkaasi sida warar la ogaadey ay xaqiijeen. Dhalinyartan ayaa u badan kuwo...
Turkey's first lady Emine Erdoğan and a delegation including Turkish politicians and heads of Turkish aid agencies arrived in Bangladesh...
Dawlada Somaliya waxay muujisay biseyl siyaasadeed kadib markii ay soo afjartey xiisad ay abureen siyaasiyiin boos waayey oo isku dayay...
Odayaasha Hawiye ayaa taageeray go'aankii dawlada ku soo afjartey kiiska Qalbi Dhagax oo siyaassiyiin boos waayay isku dayeen in ay ka...
Muran ka jira haweenay shabaab ahayd oo lagu diley Bakool. Gudoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tool ayaa ku eedeeyay taliyaha...
Garabka Khaatumo ee Cali Khaliif ayaa Hargeysa ku wareegaya xilli ay ka maagayaan inay tagaan Buuhoodle. Cali Khaliif ayaa u muuqda...
Xisbiga Faysal Waraabe ayaa la soo baxay gabdho qiireysan oo sida muuqata Faysal Waraabe laftiisa ka ilmaysiisay. Ururada Somaliland ayaa reero...
C/raxmaan Ciro ayaa ka hadlay shaqaale sooca oo xisbigu magacaabay oo hadana la hakiyay. Xisbiga ayaa ogaadey in shaqaaluhu hal reer...
Yuhuuda taageerta Daacish ayaa weerartay bakhaar ku yaala ku Siiriya. Gantaalo laga soo ganay dhinaca Lubnaan ee Yuhuudu haysato ayaa lagu...
Xildhibaanada xiisad ka dhigaya qabashada Qalbi Dhagax oo la ogaadey tiradooda. Kadib markii Galmudug qabatey sarkaal ka tirsan ururka aan...
Laaqiya ayaa walaaqaysa guriga gabadheeda waa qayb kale oo xasaasi maraysa. Waxa qaybtan ku Jira dagaal dhexmaray gabdho ay kala...
Shacabka Siiriya oo halmar ilaaway argagixisada Carabtu taageerto ee burburiyay dalkooda iyo sababta
Shacabka Siiriya ayaa halmar ilaaway argagixisada Carabtu taageerto ee burburiyay dalkooda ayagoo halmar kor u taagey calanka dalkooda farxad iyo rayn...
Qoxootiga ku sugan jasiirado ka tirsan Ustareeliya ayaa lacag badan ku guulaystey lacagtaas oo gaaraysa 56 Milyan oo doolarka Maraykanka ah kadib...
Faadumo Siciid ayaa diidey in ay ka tagto xisbiga Wadani waxayna sheegtay in Samsam Aadan Cabdi Aadan is casisho. Faadumo Siciid...
Dawlada ayaa war ka soo saartey heshiisyada ay wada galeen Itoobiya iyo iskaashiga labada dhinac. War murtiyeed ka soo baxay golaha...
Maamulka Somaliland ayaa faahfaahiyay xadhiga wadaadka xagjirka ah ee Aadan Sunne oo taageeray dhalinyar xagjira oo khalkhal geliyay amniga magaalooyinka Hargeysa...
Xildhibaan shalay argagixisadu ku weerartay Muqdisho ayaa xog badan bixiyay. Xuseen Xaaji oo ka mida xubnaha aqalka aan loo baahneyn ee...
Xaaska C/karin Qalbi Dhagax ayaa siro badan qarxisay sheegtayna in uu naago badan ka daba keenay. Waxay sheegtay in ay...
Ingiriiska ayaa gudniinka gabdhaha u isticmaalaya in waalidka lagala wareego caruurta sida warbixin ay ku soo baxdey. Warbixin naxdinleh ayaa lagu...
Saylici ayaa ka muquurtey soo dhaweyntii Siilaanyo iyo kala fogaanshaha jira. Warar xoga oo laga helay ilo ka-dhex-dhow Waftigii Madaxweynaha iyo Madaxweyne...
Mooshin xilka looga tuurayo Axmed Yaasiin Sh Cali Ayaanle oo dhawaan loo doortey gudoomiye ku xigeenka golaha wakiilada maamulka Somaliland...
Wasiir Cali Sandule ayaa sheegay in Muuse Biixi ka hadliyay. Cali SAndull;e ayaa baryahan ka hadlin saxaafada taas oo keentay in...
Xildhibaan ka badbaaday weerar lagu qaaday gaadhigiisa magaalada Muqdisho. Rag hubeysan ayaa goor dhow waxay weerareen gaari uu la socday...
A 106-year-old Afghan woman who made a perilous journey to Europe, carried by her son and grandson through mountains, deserts...
Axmed Yaasiin Sh Cali Ayaanle ayaa codsi u jeediyay haweenka gobolka Awdal xilli uu raadfinayo taageero xisbiga Kulmiye inkasto reer Awdal...
Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar muxuu ka yiri nin qas ka waday ismaamulka oo gacanta lagu dhigey. Ninkan oo lagu magacaabo...