Jabuuti ayaa war u dirtey Afrika xilli ay ka walaacsan tahay jaarkeeda Eritariya oo ay isku hayaan xadka u dhexeeya labada...
Xisbiga Kulmiye ayaa u muuqda in uu Burco ka waayo taageero iyo dhalinyaro diidey taageerayna xildhibaanadii Burco ee shalay ka cararay xisbiga....
RW Kheyre muxuu ka doonay Addis ababa oo uu la kulmey madax. Kheyre ayaa socdaal ku jooga xarunta Itoobiya ee...
Cali Xaraare ayaa fashiliyay siyaasadii maamulka Somaliland ku raacay Sucuudiga iyo qosolka Faysal Waraabe oo hadalo ku tuurey kilinka shanaad C/llaahi...
Kuuriya Woqooyi ayaa tijaabisay gantaal garaacaya gudaha Maraykanka iyo Trump oo hadal diciifa ka soo baxay. Kuuriya ayaa sheegtay in gantaalkani...
Gaadhi dad ku jiiray magaalo ka tirsan Boston ee dalkaasi Maraykanka. Ninka gaadhiga waday ayaa la sheegayaa in la hayo...
Gacanyaraha Muuse Biixi Prof Axmed Samatar ayaa xafiis u furey Kulmiye. Prof Axmed Samatar ayaa xafiiskan ka furey magaalada Bristol...
Dadka Muqdisho ayaa ku farxay argagixiso gacanta lagu dhigey xilli dhiigmiiratdu xasuuq xun ka gaysteen Muiqdisho bishii barakaysneyd. Argagixisada ayaa xalaashadey...
Xildhibaan Qabile oayaa sheegay cida ka dambeysa dabka ka kacay Berbera oo welli aan laga soo saarin war rasmiya. Dabkan...
Haweenay guri laga xukumey gobolka Banaadir oo saxaafada la hortimi in aabaheed guriga lahaa: SAWIRO
Haweenay guri laga xukumey gobolka Banaadir oo saxaafada la hortimi WARAAAQO muujinaya in aabaheed guriga lahaa, maxkamadna ka xukuntey. Baarliin,...
Caaqilada beesha Aadan Yoonis (Samaroon) ayaa shir isugu yimi ay ku sheegeen aayo ka tashi. Shirkan ayaa ka dhacay Boorama halkaas...
Gudoomiyaha Ahlusunna ee Hargeysa oo sheegay in Siilaanyo loo hoos geliyay magacaabista culimada Salafiyiinta ee dhawaan uu magacaabay wasiirka diinta...
SNM ayaa sheegtay tirada kaga dhimatey dagaalkii ay la galeen dawladii Somaliyeed mase sheegin inta ay iyagu dileen iyo inta...
Sidee imtixaanaadka dugsiyada sare iyo dhexe uga socdaan gobolka Togdheer. Somaliland ayaa sheegtay in ay imtixaanaadkan u fariisteen ardey gaaraysa...
Reer Koofurku af-Somaligii ayay ku ciyaareen bal arag VOA iyo BBC oo ay qabsadeen ayuu yiri Faysal Waraabe oo shegay...
Suldaan Ibrahim Jamac Samatar ayaa reer Gabiley u direy baaq ku aadan qaadashada kaadhka codbixinta oo laga bilaabayo gobolka Woqooyi...
Qadar ayaa sheegtay in ay beri oo Isniina war ka soo saarayso warqad Sucuudigu soo qorey usbuucii hore kana dalbanayay...
Gudoomiyaha hay'ada sirdoonka Muqdisho Sanbalooshe ayaa lagu dhegan yahay iyo sababta oo soo shac baxdey. Sanbalooshe ayaa la magacaabay markii madaxcweyne...
Hal-abuure Dheeg ayaa taageeray culimada Salafiyiinta ee Siilaanyo magacaabay Faysal Waraabana uga digey kilinka halka dhinaca kale uu sheegay in maamulku...
Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo reer Soola ayaa wax laga waydiiyay Cali Khaliif iyo Somaliland oo labaduba sheegay in ay wada...
Qaar ka tirsan dadweynaha Hargeysa oo wax laga waydiiyay la safasho aan loo ogeyn oo maamulka Somaliland la saftey Sucuudiga....
Iiraan ayaa sheegtay in uu dakhli badan ka soo galay alaabaha ay u dhoofiso Somaliya xilli Xasan Sheekh la saftey Sucuudiga...
Guryihii ugu dambeeyay oo laga sifeynayo argagixisada Daacish magaalada ay burburiyeen ee Moosul xilli ciidanka Ciraaq uu ku dhow yahay...
Samsung Electronics Co Ltd said on Sunday it will start selling a refurbished version of the recalled Galaxy Note 7...
Two flags waved over the Lake George bandshell on Saturday: one red, white and blue and the other a white...
A “VULNERABLE” Somali woman has gone missing from Walthamstow. Ikram Yasin, 19, was last seen in Leytonstone High Road at...
Munaasabadii ugu weynayd ee maalinta xoriyada kowda Luulyo oo lagu qabtey Beledweyne halkaas oo aad looga soo qaybgalay laguna soo...
Xarun caafimaad ayaa laga hirgeliyay xaafad ka tirsan magaalada Boorama. Xaafadan ayaa la sheegay in ayna lahayn adeegyada bulshadu u...
Jid banayn lagu bilaabay bartamaha magaalada Boorama iyo dadka qaar oo ka hadlay xilli dadku meeshii banaanba ay dhigteen aalad...
Argagixiso qabiil waa ka baxeen waxa looga hortagi karaa waa wadanimo ay horkacayaan dhalinyarada Somaliyeed ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo oo...