Madaxweynaha Somaliya ayaa kulan ay yeesheen isaga iyo raiisal wasaaraha wadada ka dhacay iyo masuuliyiinta barlamaanka ayaa waxa lagu xaliyay...
Banaanbax balaadhan oo loga soo horjeedo dhiigmiiratada Daalibaan ayaa ka dhacay guud dalkaasi Afqaanistaan qaasatan gobolada ayna deganayn qowmiyada badhaanta...
Masuuliyiinta caafimaadka ee dalkaa Jabaan ayaa sheegay in qofkii sadexaad dhintey kadib markii la siiyay daawada hargabka Karoona nooca loo...
Beeralay farabadan oo Somali ah ayaa ka cabanaya iniin ay qaybiyeen hay'ado Maraykana oo wax soo saarkoodii eber ka dhigay....
Ilaa markii dawladii dhexe ee dalku xukunka dalka ka tagtey, ayadoo awood u leh inay hilfaha u qaado ururadii qabilaga...
Jalbuus waa jeelasha Yuhudu ku faanto ee ugu adag inta badan ay ku xiraan dadka reer Falastiin ee diidan gumeysiga...
From time to time, some tomb pictures that are said to belong to the Prophet Muhammad (peace be upon him)...
Online services such as streaming website Netflix and video-sharing platform TikTok are harming human creativity by distracting people from tasks...
Waxa hadda soo afjarmay khilaaf uu abuurey wasiirka koowaad Maxamed Xuseen Rooble kadib markii uu xalay saqdhexe soo saaray warqad...
Kooxda dhiigmiiratada ee Daalibaan ayaa sheegatay inay markale qabsadeen gobolka Banjir ee ay degaan qowmiyada Tajiga, ayadoo dagaalku ka socday...
Maxamed Xuseen Rooble oo maqaayad ku haystey dalka Iswidhan ayaa waxa raiisal wasaare u magacaabay madaxweyne Farmaajo waxase muuqata in...
Raiisal wasaaraha ku fashilmay maamulka doorashada ayaa habeen badhkii caawa warqad uu soo saaray ku sheegay inuu shaqadii ka joojiyay...
Ciidanka amniga ee magaalada Muqdisho ayaa kala eryay banaanbax ay soo qaban qaabiyeen kooxda Xalane oo ujeedadu ahayd inay qasaan...
Madaxa sirdoonka qaranka oo siyaasiyiinta beesha Hawiye muddo ka qayliyeen ayagoon la iman cadaymo ay ku diidan yihiin aan ka...
Kadib hadalkii wasiirka koowaad uga hadlay arinta gabadha Ikraan Tahliil ee sirdoonku sheegay inay dileen dhiigmiiratada shabaab, waxa cad in...
Banaanbax balaaran oo maanta ay iskugu soo baxeen haweenka reer Afqaanistaan markii ugu ghoreysay intii Maraykanku dalka ku wareejay dhiigmiiratada...
War ay ka soo saareen magaalada kooxda sheegata magaca musharixiinta Hawiye ay ku sheegeen inaan dhiigmiiratada shabaab dusha laga saari...
Allaha u naxariisto Ikraan Tahliil oo hay'ada sirdoonka ee ay u shaqayn jirtey ee afka qalaad loogu soo gaabiyo NISA...
Milatariga Itoobiya ayaa sheegay inay hilfaha u qaadeen qaxootigii Tigreega ee u qaxay Suudaan oo dib loo soo tababaray oo...
Waxa maanta magaalada Hargeysa yimi ku simaha wasaarada arimaha dibedda Ridwaan Xuseen waxana uu sidey fariin ka timi sirdoonka Itoobiya...
Wararkii u dambeeyay ee ka imaanayay gobolka dooxada Banjir ayaa sheegaya in xoogaga isbahaysiga woqooyiga ay hilfaha u qaadeen weerar...
Dalkaasi fiqiirka haan jirey ee Bolan ayaa sheegay inay xireen khad soo galeeti badan ka soo gali jireen dalkooda ayagoo...
Waxa muddo laba bilooda la waysanaa gabadh ka tirsanayd hay'adda sirdoonka qaranka ee afka qalaad loogu soo gaabiyo NISA. Ikraan...
Madaxweyne u taliye dawlad aad u xoog weyn Allaa awoodu sugan tahaye ayaa isagu aan isticmaalin baraha bulshada halka kuwa...
Hanti dhowrka guud wuxuu digniin u diray cid kasta oo ka tirsan hay’addaha dowladda, oo isku dayda in ay heshiis...
Dawlada Somaliya ayaa tacsi ka dirtey Allaha u naxariistee marxuun Maxamed Cumar Saalixi oo ahaa khabiir muhiima safka horena kaga...
Wasiirka aadka u firfircoon ee warfaafinta ayaa sheegay in safiirka Suudaan u yimi oo uu rabo inuu keeno tiyaatarka fanaaniin...
Afghanistan does not have the necessary means to ensure the security of Kabul Hamid Karzai International Airport and requires the...
China’s Foreign Ministry has demanded probes be opened into numerous allegations of crimes committed by the US military against Afghans...
Duqa Muqdisho ahna gudoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Filish ayaa sheegay inuu albaabada iskugu dhifan doono goobaha lagu weyneeyo bishimaha ama...