War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in dagaal xoogan ka qarxay jiida Nugaal iyo Sool oo laba beeleed oo ka...
Huteelka weyn ee Camuud ee ku yaala Jigjiga ismaamulka Somalid Itoobiya ayaa dib u habayn casri ah lagu sameeyay iyadoo...
Fanaanada Nimco Degan ee si aadka ah ugu soo can baxday Universaltv laguna yaqaano gooni goosadnimo xad dhaaftey ayaa u...
Fanaaniinta reer Awdal ayaa si xun u cambaareeyay falka wuxuushnimada ah ee lagula kacay fanaaniinta xidigaha iyagoo Hargeysa loo sheegtay....
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in diyaaradaha ninka isku sheega boqorka ee Sucuudiga ay xasuuqeen aroos ka socday tuulo...
Maamulka Siilaanyo ee Hargeysa ayaa la sheegayaa in ay fanaaniinta ku xireen iyagoo mid ka mida lagu arkay baraha bulshada...
Farshaxanka Amiin Caamir oo kolba ku muujiya sawiradiisa wararka ugu waaweyn ayaa sawir kaga qaybqaatay sida wuxuushnimada ee maamulkla Hargeysa...
Masuul u hadlay maamulka Siilaanyo ayaa fadeexad la soo hor fadhiistey saxaafada una sheegay in ay sida dadku u maqleen...
Wasiir ka tirsan maamulka Puntland oo la yiraa Cali Xaaji Warsame ayaa qarxiyay in dadka ugu badan ee baasaboorada u...
Raiisal wasaaraha Ingiriiska oo ku sugan xarunta QM magaalada New York ayaa la kulmi doona madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh iyadoo...
Sarkaalka ugu sareeya ciidamada Puntland ayaa sheegay in hadda ay dhaaftey xilli la dulqaato oo ay tahay in ciidamada helaan...
Boorama waxay leedahay seere ama dhul daaqsimeed Ingiriiskii iyo dawladii Somaliyeedba aad u ilaalin jireen oo bilicda Magaalada dabiiciga ka...
Barnaamijka Hereri iyo Hargeysa ayaa doorkan lagu soo qaatay arimo xiise leh oo ay ku jirto ruwaayad ka hadlaysa nolosha...
Siilaanyo ayaa ka u dhoofay Imaaraadka isagoo ku sheegay halka uu tagayo Woqooyiga Ayrland oo ah gobol ka mida Ingiriiska...
Gudoomiyaha fanaaniinta xidigaha geeska ayaa Hargeysa ku soo laabtey kadib socdaalo ay ku tageen Nayroobi iyo Muqdisho. Ilaa hadda lama...
Nin Somalidu u bixisay Magafe oo Somalida ku dhibey kuna kufsaday goob saxare ah oo uu lacag kaga urursan jirey...
Hogaamiyaha IIraan ayaa dhiiga ku kariyay Sucuudi Carabiya oo xajka sanadkan ay ku dhinteen dad gaaraya 769 qof oo u badan...
Taliyaha cusub ee ciidanka xooga dalka Somaliyeed sareeye guuto Maxamed Aadan oo jeediyay qudbadisii ugu horeysay kuna nuux nuuxsaday kaalinta...
Kooxda xidigaha Hargeysa ee Nimcaan Hilaac, Xamdi Queen, iyo Maxamed ayaa wacdaro ka dhigey Muqdisho inkastoo la bilaabay waqti dambe....
Gudoomiyaha Wadani C/raxmaan Ciro ayaa Hargeysa ku soo noqdey kadib dhaawac ka soo gaaray feerkii uu la galay Baashe awgeed...
BISMILAAH Waxasi is dabajooga ayaamahan ugu soo badanaaya magaalada berbera weeraro joogto ah oo ay xukuumadu ku hayso hantida qaranka...
Madaxweynaha Iiran ayaa dalbaday in la baaro dhimashadii ka dhacday xajka halkaas oo dhimashadu hadda gaartey 769 oo inta ugu...
Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa saaka dalxiis dheer ku tagaya dalka Maraykanka magaalada Newyork halkaas oo madaxda aduunku isugu tagi...
Argagixisada Koofurta Somaliya ee shabaab ayaa tuulo ka tirsan Koofurta ku madadaaliyay Somali aad u argagasan waxa ay samayn iyagoo...
Madaxweynaha Khaatumo State Prof Cali Khaliif ayaa ka hadlay maxaabiis ka soo goostey xabsiga Laascaanood oo yimi Ballicad. Prof Galayr...
Fanaaniinta London qaarkii loo jeclaa oo wacdaro ka dhigey barnaamij loogu talogalay munaasabada ciida. Fanaaniinta kale ee ka qaygalaysa waxa...
Waxa dhaleecayn dusha looga tuuray Xasan Sheekh kadib markii uu furay shir lagu tilmaamay shir qarab laakiin u dhexeeyay qaar...
Daraad ayay ahayd markii Majed Cabdulcasiis Al-Sacuud ay haweenay afka dhiig ka da'ayo ay ka soo baxday guriga uu degan...
Heesta Sagootis ayaa ka mid noqotey heesta usbuucan aadka loo daawatay waxana kuwada luqeynaya Nimcaan Hilaac iyo Xamda Queen. Jacaylkaan...
Fanaaniinta Muqdisho ayaa soo bandhigey barnaamij heeso ah oo cusub oo ay ku soo bandhigeen heeso cusub. Dhalintan cusub ayaan...