Qurbajooge ka mida xisbiga Wadani ee C/raxmaan Ciro ayaa reer Awdal u sheegay in ayna meel uga banaanayn maamulka Hargeysa...
Dagaalyahaniinta Xamaas ee ka taliya xerada weyn ee Qaza ayaa Ku guuleystay in ay qabtaan kaluun nooca loo yaqaan Dolfin oo...
Qubanaha codka Maraykanka ayaa doorkan lagu soo qaatay arimo xiise leh oo ay ku jirto qoxooti Somali ah oo ku...
Meydka haweeneey Soomaali ah iyo seygeeda ayaa laga helay guri ku yaala magaalada Sanca ee dalka Yemen. Wariye ku sugan...
Ardayda ka qalinjabisa jaamacadaha Ingiriiska ayaa dhamaantood ka shaqaysa shaqooyin aan ahayn kuwii ay soo barteen waxana sidaas sheegay daraasad...
Wadamada Somaliya ka caawiya la dagaalanka argagixisada ayaa ku baaqay in deg deg loo xaliyo mooshinka xukunka looga tuurayo Xasan...
Madax dhaqameedyo ka soo jeeda Awdal ayaa taageeray mowqifka aan adkayn aana hubin in laga dhegeysanayo xildhibaanada Awdal ee ay...
Badhasaab ku xigeenkii hore ayaa taageeray go'aankii maxkamada Hargeysa ay laba sano ugu kordhisey Siilaanyo iyo beeshiisa oo iyagu aad...
Waxgaradka Buuhoodle ayaa Ku tilmaamay Xaglatoosiye in uu yahay wasiirka mukhaadaraadka iyagoo sheegay in reer Khaatumo ayna u baahneyn qof...
Maamulka Siilaanyo oo reer Buuhoodle u direy digniin dagaal iyagoo ka cadhoodey caawimada soo degtay
Cukuse ayaa digniin u direy shacabka reer Buuhoodle oo markii uGu horeydsay caawimo ka helay dawlada Somaliya deeqdaas ayaa toos...
Khudbad xiise leh oo loo turjumey Sheekh Shariif ayuu kaga sheekeeyay arin qabsatay xilligii uu madaxweynaha ahaa taas oo uu...
Siyaasi C/raxmaan Ciro u fadhiya Boorama ayaa ogaaday qaska iyo dhaca ka taagan Boorama in uu ka masuul yahay Ramaax...
Xalay ayay ahayd markii weerar tuuganimo lagu qaaday bakhaar sarifle ku yaalay oo uu leeyahay nin ganacsade ah kuna yaal bartamaha...
Xildhibaano hore ugu jirey mooshinka ka dhanka ah Xasan Sheekh ayaa hadda la laaluushey waxayna sheegeen in ay hadda ka...
Cali Gurey o ka tirsan xisbiga UCID ayaa sheegay in Somaliland u furneyd hal il ishiina hadda ay burburtey ee...
Ramaax ayaa markale si toosa u farageliyay gobolka Saaxil oo uu ka arimiyo nin ka soo jeeda Awdal. Mar u...
Guddoomiyaha hay’ad cilimi baaris Admiral Faarax Qare ayaa sheegay in carrada laga qodayo xeebaha Muqdisho, bullaacadaha iyo waliba dadka badan ee...
Daraad ayay ahayd markii ciidan ka tirsan Amisom ay ka xoreeyeen argagixisada shabaab tuulada Halgan ee xadka Itoobiya hadana usbuuc...
Dagaalka uu Sucuudiga iyo carabta kale ka wadaan Yaman oo ah dal fiqiira ayaa hay'ad u dooda xuquuqda dadka ay...
Maxkamad ku taala Hargeysa oo baryahan wax ka eegaysay doorashadii uu Siilaanyo ku fashilmey in uu qabto isagoo rabey in...
Siyaasi Faysal Waraabe u jooga Boorama ayaa diidey xeer beesha dhexe salaxatay oo boqolkiiba sideetan siinaya kuraasta aqalka qabiilada halka...
Suldaan Ibrahim Jaamac Samatar ayaa cadeeyay in hadda dekeda Lughaya laga dhigey saamiley oo reer Awdal kaliya aaney u furneyn....
Wararkii ugu dambeeyay iyo weerar hadda la xaqiijay in uu ka dhacay bakhaar weyn oo ku yaala Boorama
Sidaad wararka hore ku aragteen waxa wararkii u dambeeyay sheegayaan in dabley afka soo duubtey ay weerareen bakhaarka weyn ee...
War hadda naga soo gaaray Boorama ayaa sheegaya in is rasaasayn ka dhacayso bartamaha magaalada. Wararka ayaan si rasmiya loo hayn...
Waxa magaalada Boorama khamri aad u farabadan o inta badan si soo galooti looga keeno Itoobiya ayna inta badan cabaan...
Hooyo Fartuun Cabdi ayaa jaraa`idka Dagbladet ee kasoo baxa dalkaasi Norway ee lagu magacaabo Dagbladet u sheegtay in nin kii...
Xaglatoosiye oo hinaase weyn uu qabtey kadib markii Prof Cali Khaliif keenay daawo aad loogu baahnaa ayaa ku qayliyay una...
Qaar ka mida dadweynaha Awdal ayaa ka jawaabay saami qaybsi ay xalay xildhibaanada beesha dhexe isku camireen oo reer Awdal...
Muranka maamulka Hargeysa oo cirka isku shareeray in suldaan ku dhawaaqay in magaaladu u baahan tahay laba gudoomiye degmo. Suldaanka...
Xildhibaan Cumar Sanweyne oo ka tirsan maamulka Siiaanyo ayaa ka xanaaqay maamulada laga dhisayo Koofurta Somaliya ee waliba la raaciyo...