Gaalkacayo--Banaanbaxyada uu abaabulayo C/welli Gaas ayaa ka socda Gaalkacayo qaybta Puntland maamusho iyadoo sawirada madaxda dalka sida Xasan Sheekh iyo...
ARAG muuqaal cusub oo ku saabsan xasuuqii Tuunisiya iyo gacan ku dhiiglihii oo abaalkiisa la mariyay
Ingiriiska ayaa ku dhawaaqay in hal mirir oo aamusnaana loo samayn doono dalxiisayaashii Ingiriiska u badnaa ee lagu xasuuqey Tuunisiya...
Qaahira--Weerarada ka dhanka muslimiinta ee ay fuliyaan argagixisada caalamiga ah ayaa waxa u dambeeyay weerar qarax oo lagu dilay xeer...
Masuuliyiinta ku bahoobay ururka USP ee Woqooyiga Somaliya ayaa u dabaaldegay maalinta xoriyada 26 Juun xaflad si weyn loo soo...
Bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan ehelada uu ka baxay Xasan Haybe Rooble oo ku geeriyooday Jabuuti. Baraka bisha Ramadaan...
Prof Axmed Samatar oo maamulka hadda uu aaminsanyahay aanu jeclayn in la dhiso ciidan qaran oo awoodleh ayaa sheegay in...
Hargeysa--Faysal Waraabe oo mararka qaarkood runta ka hadla ayaa sheegay in maamul iyo dawladnimo ka fogtahay Hargeysa oo dadka been...
Boorama--Wasiir Maxamed Jaamac Abgaal ayaa afur la qaatay qaar ka tirsan odayada magaalada intooda caaqilada ah iyo bah kale. Kulankan...
Caaqil Ismaaciil Axmed Geele ayaa ku geeriyooday halkaas oo aaskiisa ay ka soo qaybgaleen dadweyne aad u farabadan iyo madaxda...
Maalin barakaysan oo Jimce ah waliba Ramadaana ayuu ninka lagu magacaabo Seifeddine Rezgui oo ka dhashay qoys fiqiira isla markaana deganaa...
Wargeyska Indian Ocean Newsletter oo lagu yaqaan in uu qoro siraha hoose ayaa wax ka qoray in Madaxweynaha Somaliland aanu...
Boorama--Sheekh Maxamed oo Boorama ku nool ayaa arki waayay hawsha qurbajoogtu qabatay kuna tilmaamey qurbajoogta kala duwan kuwo jaahilnimo ku...
Hindiya waxay ka mid tahay wadamada ugu liita xaqa nadaafada waxana meelkasta iyo wado kasta lala taagan yahay kaadi. Musqulaha...
Xaafada Kamakuji ee Somalidu ku badan tahay ee Nayroobi oo dadku nadaafad xumo ka dibedbaxeen+SAWIRO
Nayroobi--Dibad baxani oo ay soo qaban qaabiyeen ganacsatada iyo dadka deegaanka ayaa  dibadbaxayaasha oo watay boorar ay ku qornaayeen halku...
Badhan--Gobolka Sanaag ayaa laga xusey maalinta xoriyada gobolada Woqooyi iyadoo lagu jiro usbuuca xoriyada shacabka Somaliyeed iyadoo Jabuuti ay iyadna...
Boorama--Ururka Tawfiiq ayaa deeq raashin ah gaarsiiyay dad danyar bishan Ramadaan iyadoo deeqdani ka timi gabdho rabi ku shubey qalbigooda...
Safiya waxay ka mid tahay dadkii ka xoogsanayay xeradii Leego ee argagixisada shabaab gaadmada ku gashay halkaana ku dishey askar...
Bismillaaahi Raxmaanii Raxiim, marka koowaad wax aan u mahad celinayaa Allaha subxaanahuu watacaalaa ,suurto galiyay in uu qoraalkani qormo iyo...
Hargeysa--Taliyaha ciidanka asluubta Somaliland jeneral Xudhuun ayaa ka hadlay ciidan ka tirsan asluubta oo ay eryeen kadib markii baafin loo...
Jabuuti--Iyadoo manta Jabuuti looga dabaaldegayo maalinta xoriyada dawlada Somaliyana ugu magacdartey maalmaha xoriyada ayaa waxa aan idiin soo xulney filim...
Cadaado--Maamul goboleedka uu muranku ka taagan yahay ee gobolada dhexe ayaa doortey gudoomiuye barlamaan iyo ku xigeeno iyadoo tirada xildhibaanada...
Argagixixada Daacish ama ISIL ayaa sii daysay ninkii ka dambeeyay xasuuqii loo gaystay dalxiisayaal magan u ahaa dalka Muslimka ah...
Siyaasadii rasuulkena CSW wa cashar diini oo ay ku jiraan xikmado badan oo laga faaiideysan karo iyadooaan ku jirno xilli...
Hargeysa--Iyadoo lacagta ugu badan lagu bixiyo Hargeysa maalinta aan jirin ee 18 May oo beesha dhexe qaar ka mida siyaasiyiintoodu...
Hargeysa--Xaaji Cabdi Waraabe oo reer Hargeysa ah ayaa ka hadlay maalinta xoriyada ee 26 Juun dhinaca kala fariin u direy...
Shirka uga socda madaxda reer Yurub ayaa go'aan lagu gaadhay in la meeleeyo ilaa 60,000 oo qof oo qoxooti ah...
Tuunisiya--Nin bastoolad ku hubeysan ayaa weerar ku qaaday dad dalxiisayaala oo u badan ajaanuib wadanka magan u ah waxana la...
Kuwait--Dalkaasi Kuwait ayay ka dhacday isqaxintii ugu horeysay oo lagu xasuuqo muslimiin ku jiray masaajid. Argagixisada caalamiga ee gaalaysay Shiicada...
Fadliga Quraanka iyo qisooyin ku jira iyo mucjisooyin ku jira waa casharkeena maanta,,waxana inoo akhrinaya fadiilatu sheekh C/rashiid Sh Cali...
Boorama--Badhasaabka Awdal Ramaax ayaa gaadhi ku wareejay gudoomiyaha degmada Quljeed kaasi oo uu sheegay in degmadu in muddo ah sugeysay....