Ficilada argagixisada shabaab ayaa caan ka ah Koofurta Somaliya iyo dhulka ay xukumaan. Suleymaan Maxamed oo ka mid dhalinyarada ku nool...
Sanca--Salafiyiinta Sucuudiga kibirsan ee dagaal diimeed ka bilaabay Yaman ayaa duqeyn ba'an ku haya shacabka dalkaasi Yaman si ay u...
Sadex bilood ayaa ahayd markii dhiigmiiratada Sucuudigu taageero ee Daacish ama ISIL laga difaacay magaalada Siiriya looga yaqaano Caynab Carab...
Faysal Waraabe ayaa sheegay in Saleebaan Gaal kala hadleen in aan muddo ka badan tan hadda la kordhiyay aan la...
Muqdisho--Raiisal wasaare ku xigeenka Somaliya Maxamed Cumar Carte Qaalib ayaa dalka ku soo laabtey isagoo dhaawac ahaan loogu qaaday Turkiga...
Aqoon la'aanta diinta ayaa waxay keentaa in la galo arimo aan akhlaaq lahayn. Hooyadan ayaa suaal waydiisay sheikh ku caana...
Caksiga aduunyada waa Xasan Sheekh oo suaalo waydiinaya C/Wali Gaas oo raiisal wasaare ah waxaadse iswaydiin kartaa suaalaha hadda uu...
Hargeysa--Qaar ka tirsan shacbiga Hargeysa ayaa sida fiinta uga qayliyay muddo kordhin uu wado Siilaanyo inadeerkii Saleebaan Gaal oo sabtida...
Muqdisho--Nabadsugida Somaliya ayaa soo qabqabety dadkii ugu badnaa magaalada Muqdisho oo looga shikisan yahay in ay xiriir la leeyihiin argagixisada...
Hargeysa--Ku xigeenka Siilaanyo oo ka soo jeeda Awdal C/raxmaan Saylici ayaa Hargeysa ku soo laabtey kadib dalxiis dheer oo uu...
Abuja--Ciidamada dalka Nayjeeriya ayaa ku guulaystay in ay soo badbaadiyaan in ka badan 300 oo gabdho ah oo ay haysteen...
Boorama--Odayo reer Awdala ayaa Boorama shir jaraaid ku qabtey kana digey in muddo kordhin loo sameeyo Siilaanyo oo hawlgaba. Jufada...
Boosaaso--Qoxootiga Somalida ee soo galay Puntland oo mudooyin ku noolaa Yaman ayaa lagu soo dhaweeyay dhulkooda hooyo halkaa oo Qaramada...
Garoowe--Ciidanka maamul goboleedka Puntland ayaa saaka weerar ku qaaday argagixisada tababarka uga socdo buuraha Galgala halkaas oo ay ku diyaariyaan...
Muqdisho--Maraykanka ayaa dib uga furaya safaaradiisii Muqdisho iyadoo manta la keenay baabuurta aan rasaastu Karin ee inta badan lagu qaado...
Garoowe--Kaalin shidaal oo lagu magacaabo Kalyaxeed oo ku taal bartamaha magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa ku caawo gubatay. Waxa...
Waa barnaamij aad u xiise leh oo C/salaam Hereri ka diyaariyay qadka iyo Somalida Itoobiya iyo bulshadaasi sida wanaagsan ee...
Boorama--Maayerka degmada Boorama ayaa ku tilmaamay miisaaniyada dib u dhacday ISWAA WAA iyo isagoo dibedda ku maqnaa. Golaha deegaanka Boorama ayaa...
Hargeysa--Gudoomiyaha guurtida ee Somaliland ee fadhiga ku cuna xoolaha laga soo ururiyo caanalayda ayaa wax laga waydiiyay inta uu u...
Jeneraal Gaafow madaxa socdaalka dawlada Somaliya ayaa jawaab ka bixiyay nin sheegtay in baasaboorka beeshiisa mar uu la tagey Muqdisho...
Muqdisho--Dawlada Somaliya ayaa laba markab oo gargaara u direy dalkaasi Yaman si ay wax uga gaystaan soo daadgureynta Somalida ku...
Nin baa u yimid Cumar bin Khadaab radiyalaahu canhu (RC) ninkaa wuxuu watay Wiil Yar, Cumar ayaa yiri waxaan arkay...
Hargeysa--Fowdo tii ugu xumayd oo ka dhacday golaha Faysal Cali Waraabe hore u caayay ee wakiilada jufooyinka ayaa ansixiyay wasiir...
Faysal Magafe waa magac ay u bixiyeen dadka reer Saylac ee habeen iyo maalin laga guro cashuur xad dhaafa taas...
Muqdsisho--Wasiirka arimaha dibedda iyo maalgashiga Somaliya Dr C/salaam Hadliye Cumar ayaa Somalida qurbaha ku guubaabiyay in ay furan sanduuq ay...
Dhuusamareeb--Beesha Mareexaan ayaa si adag u beenisay war uu sheegay wasiirka arimaha gudaha Somaliya C/raxmaan Odawaa kaas oo ahaa in...
Koofurta Somaliya waxa jooga argagixiso caalami ah oo maalin kasta xasuuqa ummada Muslimka ah ee Somaliyeed. Muuqaal ay soo direen...
USA--Haween Somali ah qaarkood afka duuban yihiin iyo dhalinyar ayaa isugu soo baxay Maraykanka caasimada Washington iyagoo diidan xadhig Maraykanku...
Burco--Beelo ka soo kala jeeda Isaaq iyo Dhulbahante ayaa la dhex dhigey heshiis aaga Burco gaar ahaan tuulooyinka Coodanle iyo...
Berbera--Dagaal xoogan ayaa dhexmaray haween guryahoodii laga burburiyay iyo booliiska Berbera oo ku sigtey in ay toogtaan inkastoo ay rasaasta...