Siyaasiga C/llaahi sh Xasan ayaa ku qarxiyay kooxda sheegata Hawiye ee maradii ka dhacday ee ay ugu horeeyaan labada fadhiid...
Raiisal wasaarihii hore ee Somaliya Cali Maxamed Geedi ayaan afka ka dhowrsan qaska Ingiriisku ka wado Somaliya mar uu cunaqataynta...
Wasiir ku xigeenka gaashaandhiga Smliya oo ku haboon jagada wasiirka gaashaandhiga ayaa sheegay in waxa kooxda beesha caalamku inooga dhamaan...
Ururka ka hortaga cudurada ee Afrika ayaa talo qaldan siiyay dalalka ay matalaan ee Afrika. Ururkan ayaa amray in la...
Dhawaan ayay ahayd mar uu madaxweynaha Somaliya booqday madaxa ururka Afrika ee hadda uu hayo madaxweynaha Kongo halkaas oo uu...
Kadib fadeexad ka dhacday garoonka Muqdisho halkaas oo uu ka dhacay is feedh iyo laad garoonka dhexdiisa una dhexeeyay isla...
Waxa goor dhaweyd hoobiyeyaal ku soo dhaceen xaafado ka tirsan masgaalada Muqdisho. Wararka aan helayno ayaa sheegaya in dad masaakiina...
Shir goor dhaweyd dhamaaday ayaa caawa oo Arbaca ah xubnaha ku jira qaramada midoobey isku afgaran waayeen inay war murtiyeed...
Waxa maanta oo Salaasa ah banaanbaxyo balaaran ka dhaceen gobolada Axmaarada halkaas oo ay uga soo horjeedeen dilal joogto ah...
Masuuliyiinta Ruushka ayaa u sheegay safiirkii Maraykanka u fadhiyay Mooskova inuu shandada xirto oo uu soo eego qoyskiisa iyo caasimadiisa...
The head of Taiwan’s defense ministry’s strategic planning section has told lawmakers that the government is seeking to procure, from...
The Russian Covid-19 vaccine has an even higher efficacy rate than previously reported in the Lancet journal, its developer has...
Madaxweynaha Somaliya ayaa shalay safar ugu kicitimay dalkaasi Koongo ama hore loogu yaqiinay Saiir. Dalkan ayaa ka soo kabanaya dagaal...
Waxa dhaaftey mudadii Kiiniya qabsatey inay qunsuliyad kaga furato Hargeysa oo ahayd bishii hore ee ina soo dhaaftey. Muuse Biixi...
Madaxweynaha Suuriya ayaa shaaciyay in berito oo Isniina bishuna tahay 19 ay bilaabmi doonto is diiwaan gelinta doorashada dalkaasi oo...
Shiinaha oo muddo dheer lahaa siyaasad ah in dadkiisu hal ilmo ka badan dhali karin ayaa markii dambe u bedelay...
Madaxweynaha Somaliya ayaa kulan la qaatey kooxda beesha caalamka ugana digey farogelin ay u sameeyaan arimaha siyaasada. Waxa xalay shaqaaqo...
Waa qayb kale oo xiise leh taanaha XUJO oo Ramadaanka soo gaaray. Waxa huteel ku balamay Roomiyo iyo jacaylkiisa waxase...
Ciidabka xooga dalka ayaa qayb ahaan kala wareegay amniga xoogaga Afrikaanka ah ee argagixiso la dirirka u jooga dalka. Dalka...
Madaxweyne Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sida kolba kooxda beesha caalamku u fashilin jirtey shirarkii dawlada dhexe iyo...
Maryakanka ayaa badda madow ee u dhaxaysa Ruushka iyo wadamada kale ee Koofurta Yurub dib ugala noqday maraakiib dagaal baqdin...
Taliyaha ciidanka asluubta Somaliyeed ayaa sheegay inay heegan ku jiraan ayna ogyihiin xeeladaha argagixisada. Weligeedba dabadhilifyo waa jireen wayna jiri...
Raggan maxkamada gobolka Banaadir baafinayso ayaa ka iibsan jirey xogta dalka xildhibaanada iyo ciidamada iska danyarta ah kadibna waxay ku...
Dawlada Somaliya ayaa jawaab degdega siisay kooxda beesha caalamka oo cadaystey inay dalka qasi doonaan haddii barlamaanku ka noqon muddada...
Wararka ka imaanaya deegaanka Galoolay oo ah duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in miino la kacday dad shacaba uu hadda sii...
Cuqaal saxaafada la hadlay ayaa sheegay in xanuun ayna garanayn uu baryahanba dad badan iyo xoolaba ku laayay deegaanada bariga...
Madaxweynaha Maraykanka Joosof Baydan ayaa ka dalbadey madaxweynaha Ruushka Buutin inuu si degdega ula kulmo. Baydan oo hore dilaa ugu...
Chinese military exercises in the Taiwan Strait send a strong signal to Taipei’s “secessionist” politicians who rely on the US’...
Kooxda sheegata beesha caalamka ayaa si cad u sheegtay inay qasi doonaan amniga dalka haddayna barlamaanka qaranku ka noqon wadada...
Shalay ayay ahayd markii golaha shacabku uu gaaray go'aan taariikhi ah oo nidaamka dalka lagu wado dib loogu celiyay barlamaanka...