Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Somali lagu soo oogay in ay ku biirayaan khawaarijta Daacish oo la magacaabay

Minnesoyta–Somali Maraykana ahna dhalinyaro da’yar oo u badan kuwa la duufsado ee aan diintoodu ku filnayn ayaa lagu eedeeyay in ay ku biirayaan ururka khawaarijta ee dhiiga muslimiinta xalaashaday ee Daacish ama ISIL. Dhalintan oo laga qabtey gobolka Somalidu ku badan tahay Minneapoplis ayaa la sheegay magacdooda.

Dacwad oogayaasha waxay rumeysan yihiin inay Afarta eedeysane khatar ugu jiraan inay si qarsoodi ah ugu dhoofaan dalka Syria, laakiin Garyaqaanka difaacayo Eedeysanayaashaasi ayaa beeniyey arrintaasi.

Dhinaca kale  labo ka mid ah Lixda Eedeysane oo dhamaantooda asalkooda yahay Somali ayaa iyagana lagu wadaa in berrito la soo taago Maxkmaadda magaalladda San Diyeego.

Lixda Somali-Maraykanka lagu soo oogay inay ku biiri lahaayeen Dagaalamayaasha Daacish ayaa waxaa lagu kala magacaabaa:-

1-Mohamed Abdihamid Farah, oo 21- jir ah.

2-Adnan Abdihamid Farah oo  19 jir ah.

3-Abdurahman Yasin Daud oo  21-jir ah.

4-Sakariya  Yusuf Abdurahman oo 19-jir ah.

5-Hanad Mustafe Musse oo 19 jir ah.

6-Guled Ali Omar oo 20-jir ah.

159-240x300[1] 232-240x300[1]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

 

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...