Monday, May 20th, 2024
header










Meta







Turkiga oo hadda ogaadey in Maraykanku taageero argagixisada Sucuudigu maalgeliyo ee Daacish

Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo isaga laftiisu taageero ururkiisa Akhwaan muslimiin ee ka dagaalanta Siiriya laguna jabiyay dagaalkii XALAB ayaa hadda ogaadey in Maraykanku taageero kooxda Sucuudigu maalgeliyo ee Daacish.

Argagixisada ugu xun aduunka ee Daacish ayaa taageero iyo mabda ahaan ay isku mid yihiin urur diimeedka Sucuudiga ee Salafi. Hubka ugu khatarsan ee hadda haystaan waxa toos u siiya Maraykanka.

Daacish ayaa Maraykanku kolba noocuu doono u adeegsadaa markuu arko in ay danahiisa fuliyaan sida Yuhuuda oo kale qaasatan arinta Siiriya. Madaxweynaha Turkiga ayaa hadda ku eedeeyay Maraykanka in ay taageeraan Daacish.

_93153745_mediaitem93153744[1]

Ciidamada Turkiga ayaa looga diley 16 askari dagaal ay ku hoobteen oo ay argagixisada la galeen magaalada Al-Bab ee Woqooyi Bari Siiriya. Ciidanka Turkiga ayaa lagu dhameeyay hub Daacish uu Maraykanku siiyay.

Afar bilood kahor ayay ahayd markii Maraykanku weeraray ciidanka Siiriya oo dabargoynaya argagixisada Daacish.

Maaha markii ugu horeysay ee Maraykanku hub siiyo argagixisada Daacish. Ujeedada Maraykanka iyo Yuhuuda ayaa ah in Siiriya khadka laga saaro iyadoo la isticmaalayo sheekada Salafiyiinta Sucuudiga iyo Daacish ee ah Sunni iyo Shiico waxase ku fahmey Kurdiyiinta iyo Carabta reer Siiriya.

Erdogan ayaa sheegay in uu hayo cadaymo cad sida sawiro, muuqaalo iyo cadaymo kale.

Maraykanka ayaa dhicaciisa beeniyay in ay argagixisada Daacish taageeraan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

Readers Comments (0)

Comments are closed.

Wararka xiga

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato ...

Dhacdooyinka

Sucuudiga oo safar raali gelina ugu tagay dabadhilifka Yukrayn

February, 26, 2023
Ayadoo madax ka tirsan Sacuudiga ayna weligood booqan ...

Dhulbahante oo ugu dambeyn ku heshiiyay inay is xoreeyaan

December, 31, 2022
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada ...

Imaaraadka oo qirtey inay dhaceen maamulka Somalilaan

December, 29, 2022
Itoobiya ayaa iyadu ka baxday saami uu Tigreegii ...

Nin gabdhaha daroogeeya kadibna muuqaal ka duubta oo la qabtey

November, 20, 2022
Muqdisho caasimadii hore ee dalka ayaa noqotey bahalo ...

Ruushka iyo Shiinaha oo noqday saaxiibka keliya ee Somaliya

November, 20, 2022
Kooxda Xalane ayaa markale Somaliya ku giijisay cunaqabataynta ...

Qadar oo koobka adduunka ka faaiidey dad badan oo diinta qaatay

November, 20, 2022
Waxa furmay koobkii kubadda cagta adduunka waxana guuldaro ...

Madaxweynaha FIFA oo reer galbeedka ku tuntey

November, 20, 2022
Ayadoo maanta ay bilaabmayso koobka kubadda cagta aduunka ...