X

Waan sii dhaweeyay madaxweynaha waanan xalinaynaa muranka noo dhexeeya: R/W Cabdiwelli oo hadlay+MUUQAAL

Muqdisho 03 Nov 2014–R/w Somaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay muranka u dhexeeya isaga iyo Xasan Sheekh ee ku aadan wasiiro laga bedelay xilkooda. ”Waan sii dhaweeyay madaxweynaha waxana jira kala aragti duwananaan waxaanan rajaynayaa in maalmaha soo socda uu dhamaado ayuu yiri R/w Cabdiwelli oo la hadlay telefishanka Enca.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.