X

Wasiir Somaliland ah oo ka cadhoodey su’aalo lagu garaacay

Fadeexada wasiirka arimaha dastuurka oo ah kursi madhan oo ku buuxina ayaa ka cadhoodey waraysi laga qaaday oo uu ka qaaday wiil dhalinyara. Su’aasha maxaa Cali Khaliif loogu furi waayay dastuurka ayaa aad u xanaaqay waanu ka kacay kursiga.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=EFbDEemSbLQ[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.