Year: 2016
Wadahadaladii ugu socday Addis ababa Somaliland iyo Khaatumo ayaa si rasmiya looga soo saaray qodobo at ku saxiixan yihiin gudiyadii labada...
Madaxweynaha xilligiisii dhamaaday ee Soomaaliya Md: Xasan Sheekh Max’uud ayaa maanta xarunta madaxtooyada ku qaabilay gabadhii ugu horreysay ee Soomaali...
Inaa Li Laahi Wa Inaa Ileyhi Raajucuun, waxaa mardhaweyd magaalada Boosaaso lagu diley Ilaahay haw naxariiste maamulihii xarunta madaxtooyada Puntland. Waxaanay wararku...
Magaalada Muqdisho ayaa si weyn maanta loogu soo dhoweeyay musharaxa madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo. Mudane Farmaajo ayaa taageero ka...
Maamulka Siilaanyo iy Kulmiye ayaa ku kharash garaysay shakhsiyaad kooban lacagtii ugu badnayd ee siyaasad loo isticmaalo. Shan siyaasi oo...
Booliiska dalkaasi Jarmalka ayaa baadhaya gaadhi xamuula oo lagu weeraray goob suuqa oo dadku ka adeegtaan oo la rabay in...
Safiirkii Ruushka ee dalkaasi Turkiga ayaa waxa diley 22 jir aan caqligiisu ku filneyn oo ku kacay talaabo rasuulkeenu CSW...
Russian President Vladimir Putin has said the killing of the Russian ambassador to Ankara is designed to spoil Russian-Turkish ties....
Waxa goor dhawayd la xaqiijiyay dhimashada safiirkii Ruushka u fadhiyay dalkaasi Turkiga oo ururka Erdogan ee akhwaan Muslimiin ay dagaal...
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerarkii qorsheysnaa ee lagu dhaawacay Safiirka Dowladda Ruushka u fadhiya Magaalada Ankara ee...
Waxa manta dib loo bilaabay doorashada Xubnaha Aqalka ee Woqooyi Somaliya ama Somaliland waxana la doortey ilaa dhowr xildhibaan oo ka...
Booliska dalkaasi Kanada ayaa shaaca ka qaaday cida dishey laba gabdhood oo Somali ah oo si arxandaro loo diley Jimcihii...
Waxaa maanta magaalada Buuhoodle soo gaadhay wafti uu hogaaminayo Madaxweynaha dawlad deegaaneedka Soomaalida Itoobiya Mudane Cabdi Maxamuud Cumar. Waxaana soo...
Waxaa maanta maalinkii saddexaad galay wadahadaladii u dhaxeeyey maamulka Khaatumo iyo kan Somaliland ee ka socday magaalada Adis-ababa ee xarunta dalka...
Sirdoonka Yuhuuda ayaa Tuuniis ku khaarajisay khabiir urur diimeedka Xamaas u qaabilsanaa samaynta diyaaradaha aan iswadin una dhashay Tuunisiya. Khabiirkan...
Hogaamiyaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa markii labaad ka baaqsaday shir lagu sheegay Madasha Qaran oo ka socda magaalada Muqudisho. Madaxweynaha...
Dr Axmed Cali Daahir ayaa soo hadal qaaday Haweeneydii maalinta khamiista ahayd AMISOM ay jiirsiyeen Gaadiidkooda dagaalka ah. Isagoo carabka...