Waxa burbur ku dhow qorshe ay wateen Afrikada oo ay horkacayaan wadamada askartu u joogto dalka oo ahaa in hawlgalka...
Year: 2021
Waa faalada kaftanka siyaasada iyo Cali Xaraare oo soo faqay musuqii ugu xumaa. Waxa barnaamijka la jeedinaysa Asma Degan. Waxa...
Waxa shalay ciidankii ugu badnaa ka soo goosteen maamulka Muuse Biixi iyagoo dib ugu soo noqday maamulka Khaatumo. Haddaba ciidankan...
Madaxweynaha Kiiniya oo markii ugu horeysay ka hadlaayay sida wararka beenta ah looga tabiyo dalkiisa siiba marka warbaahinta reer galbeedku...
Hadaad Ingiriiska weydiiso maxaad u joojiseen taageeradii aad awal maamulka Somalilaan ictiraaf ugu raadin jirteen, waxay kaaga jawaabayaan taas waan...
Jabhadda Sool sanaag iyo Ceyn ayaa sheegtay in ciidankii ugu badnaa maanta ka soo goosteen maamulka Muuse Biixi kuna soo...
Kiiniya ayaa ka cabsatey inay la safato Tigreega u Maraykanku wato kadib markii wasiirka arimaha dibedda Maraykanka uu hordhigay qorshe...
Boqor buur-madow oo ka mida salaadiinta beesha ISAAQ ayaa sheegay inuu raaligelin ka siinayo reer Koofur galbeed wuxuushnimadii uu kula...
Fanaanada Sahra Ilays oo hore loogu qabsaday inay heeso aan xaqaaiqa ka turjumin u qaado maamulka Somalilaan ayaa maanta xaqiiqada...
Waftiga Ruushka oo iyagu ka aamusay cunaqataynta hubka ee Somaliya lagu sii kordhiyay ee ay si gaara u wateen reer...
Waxa markasta sii kordhaysa awooda ciidanka xooga u kula wareegayo deegaano horleh waxayna tani ka cadhaysiisay Amisom oo iyadu rabta...
Waxa dagaal dhexmaray tuugo isbaaro u taalay gobolka shabeelaha hoose iyo ciidanka dawlada oo ku soo baxay. Tuugadan ayaa isbaarada...
Waxa in bilo ahba ay dood ay ka taagnayd kordhinta talaalka ka hortaga hargabka Karoona. Haddaba dooda baadhitaano la sameeyay...
Dalkaasi Urdun ayaa dhawaan waxa garaacay xulka kubada cagta ee haweenka Iiraan ciyaar dhexmartey labada xul oo ku dhmaatay eber...
Wasaarada difaaca ee Ruushka ayaa sheegtay inay tijaabiyeen gantaal soo riday dayax gacmeed xumaaday oo halis ku ahaa dayax gacmeedka...
The defense ministers of both Armenia and Azerbaijan have spoken to their Russian counterpart Sergey Shoigu, on Tuesday, following reports...
Jabaan ayay maanta sheegay in maraakiibtiisa jooga xeebaha Somaliya ay sii joogi karaan sanad kale waxa uu ku tilmaamay khatarta...
Hawlgal qorshaysan oo ciidanka amnigu ka sameeyay Muqdisho ayaa lagu soo qabtey tiradii ugu badnayd oo ka tirsan argagixisada shabaab....
Ingiriiska ayaa markale u gudbiyay qaramada midoobay qoraal uu rabo inay ansixiyaan oo ku saabsan kordhinta cunaqataynta hubka ee dalkeena...
Belarus’ national airline has announced it will no longer fly in citizens from a handful of Middle Eastern countries via...
Dalkaasi Faransiiska ayaa laga helay nooc cusub oo ah hargabka Karoonaha oo dhamaanba aan lahayn dheecanada lagu yaqaanay kuwii ugu...
Oday dhaqameedka loo yaqaan Buur Madow ayaa maanta ka degay Xamar kadib markii arkay qabyaalada horjooge Muuse Biixi ka wada...
Kadib markii shalay afhayeen u hadlay milatariga Maraykanka uu sheegtay inay diyaar u yihiin inay caawiyan Tigreega oo ciidana ka...
Waxa bisha soo socota laysku diyaarinayaa doorasho ka dhacda dalkaasi Liibiya ee ay hadda ku hirdamayaan akhwaan muslimiinta uu wato...
Waxa Maraykanku ku hanjabayaa inuu ciidankiisa diyaar yahay haddii loo baahdo marka su'aasha aad is weydiin karto ayaa ah Maraykanku...
Kiiniya ayaa markale ciyaaraysa kaadhka dib u dhiga doorashada waxay horjooge AxmedMadoobe oo ay ku ilaaliso Kismaayo u soo diraysaa...
Wararkii u dambeeyay ee ka imaanaya aaga Canfarta ayaa sheegaya in si xun loo jabiyay Tigree soo safay caruur aan...
Wararka ka imaanaya gobolka Togdheer gaar ahaan deegaanka Beer oo aan ka fogeyn Burco ayaa sheegaya in shil gaadhi oo...
Mamulka Maraykanka ee hadda ayaa ku hanjabay inuu milatari ahaan farogelin doono si loo badbnaadiyo Tigreega ay waayeen meel ay...
Dawlada dhexe ee Itoobiya ayaa camvbaaraysay cunaqataynta Maraykanku ku soo rogey Eritariya asagoo taageere u haya kooxda Tigreega iyo weliba...