Saturday, April 27th, 2024
header










Meta







September 2022

Waxa dib u furmay bahdilkii qaranka iyo shirarkii Nayroobi

Hay'adda Maraykanku maamusho ee isku sheegta lacagta adduunka yaa farta ugu yeertay Xasan Culusow iyo wasiiradiisa kuna balamisay Kiiniya ayadoo ka kibirsan inay timaado dalka oo ...

More From September 2022

Yurub oo aad uga carootay dhuumo gaas oo Maraykanku qarxiyay

Midowga Yurub oo la daala dhacaya dhaqaale xumo, lacagtoodii oo burburtey iyo sixir barar ooda goostey kadib markii ay cunaqabatayn isku ...

Booliiska Kiiniya oo sheegay inay qaban karaan Rooble Baahane

Rooble Baahane ayaa ka soo baxsaday Kiiniya ayadoo loo diyaariyay maxkamad midna ka sugayso dalka uu ka dhiiban yahay ee Iswidhan, ...

Natiijada afar gobol oo Ruushku ka degan yahay Yukrayn oo lagu kala baxay

Waxa soo baxday natiijada codeynta afar gobol oo hore uga tirsanaa Yukrayn laakiin hadda ku biiraya Ruushka markii ay u codeeyeen ...

Koofur Galbeed waxa u soo baxay rag cadkooda goosanaya

Koofur galbeed oo ka mida gobolada aadka loogu tuntey ayaa ugu dambeyn waxa u soo baxay rag cadkooda goosan kara sida ...

Xasan Culusow oo mishaharka ka jaray ciidan jooga Gedo

Saraakiisha ciidanka xooga ee gobolka Gedo ayaa xaqiijay in Xasan Culusow mishaharka ka jaray ku dhawaad 150 askari oo jooga aaga ...

Maxaa ka dhalan kara dhuumaha gaaska Ruushka ee Maraykanku qarxiyay

Dhuumahan gaaska ka soo qaada Ruushka ee loo yaqaan NORD 1 iyo 2 ayaa Isniintii isku mar la qarxiyay waxana la ...

Somalida Ingiriiska oo ay saamaysay burburka ku yimi lacagta Ingiriiska

Waxa burbur xoogan ku yimi lacagtii Ingiriiska ayadoo subaxii hore ee maanta ay dhulka gashay ayna noqotey lacagaha aan dibeda laga ...

Golaha shacabku waa inuu joojiyo safarada dambe ee Xasan Culusow

Waxa isa soo taraya baaq ku aadan safarada macno darada ah ee Xasan Culusow ku jaqayo lacagta masaakiinta. Fadhiid Xasan Culusow ...

Dayib Rajib Erduqaan oo sheegay in Maraykanku hubaynayo Giriig

Madaxweynaha Turkiga Dayib Rajib Erduqaan ayaa sheegay in Maraykanku hubaynayo Giriiga uuna fahansan yahay ujeedada uu ka leeyahay hubayntaas. Hadalka madaxweynaha ...

Ciidanka qaranka laguma qaldi karo maleeshiyo beeleed

Waxa maalmihii u dambeeyay aan arkaynay warar sheegaya maleeshiyo beeleedyo is abaabulay oo weerar ku ah dhiigmiiratada Shabaab oo intii xukunka ...

Maxaa keenay in ciidanka dawlada Somaliya hadda isticmaalo diyaaradihii Turkiga

Dawladii uu hogaaminaayay Maxamed X/llaahi Farmaajo wuxuu dhisay ciidan Tayo oo xoreyn kara laakiin ay ku istaageen kooxda Xalane ama kuwa ...

Ujeedada Masar u soo dirtey laba diyaaradood oo sida dhakhaatiir iyo daawo

Madaxweynaha Masar oo isku dayaaya inuu kaalin ka gaysto abaarta iyo dagaalka lagula jiro dhiigmiiratada shabaab ee hoosta Maraykanku ka taageero ...

Horjooge maamul jufeed oo fashilmay oo muddo loo kordhinayo

Horjoogaha fashilmay ee maamulka Somalilaan ee ay dabada ka wataan gaalada waaweyn sida Ingiriiska iyo Maraykanka oo hadda u soo xarko ...

Ruushka Iiraan iyo Shiinaha oo dhoolatus ku samaynaya bad Somaliya u dhow

Wadamada Ruushka, Iiraan iyo Shiinaha ayaa dhoolatus milatari oo uu aad uga naxay Maraykanku ka samayn doona bad u dhow Somaliya ...

Kharashaadka ku baxay safarada Xasan Culusow oo la shaaciyay

Xasan Culusow ayaa ku sugan dalkaasi Maraykanka halkaas oo ilaa hadda aan la garanayn waxa uu ka qabanayo xilli ayna jirin ...

Madaxweynaha Awdal State oo ka falceliyay hadalkii Xasan Culusow

Dhawaan ayay ahayd markii fadhiid Xasan Culusow uu yiri waan ogolahay in la sii wado taageerada la siiyo maamulka Muuse Biixi ...

Maraykanka iyo Yurub oo ay cabsi gelisay hadal ka soo yeeray Buutin

Madaxweynaha Ruushka Faladhimeer Buutin ayaa wacad ku amray inuu dhulka la simi doono Maraykan iyo Yurubta raacsan haddii lagu soo xadgudbo ...

Bayloodadii seexday ee waday diyaaradii Itoobiya oo la shaaciyay

Itoobiya ayaa shaacisay wadamada ay ka soo jeedaan laba baylood oo seexday xilli ay ahayd inay diyaaradu ku degto garoonka caalamiga ...

Ruushka oo dhalashada dalkiisa u fududaynaya dagaalyahanada u yimaada

Dagaalyahanada u dagaalama Ruushka ee ka yimaada wadamada taageersan ayaa Ruushku sheegay inayn ku adkayn doonin qaadashada dhalashada dalkaasi. Ruushka aya ...

Xasan Culusow oo welli aan joojin askarta ka imaanaya Yugandha xilli dalkaasi

Xasan Culusow oo kolba diyaarad u kala raacaya Maraykan iyo Ingiriis ayaan ilaa hadda waxba ka qabanin cudurka ka dilaacay Yugandha ...

Afar gobol oo ka tirsan Yukrayn oo Ruushka ku biiraya

Afar gobol oo ka tirsan Yukrayn ayaa ku dhawaaqay inay afti u qaadayaan inay ka go'aan Yukrayn kuna biiraan Ruushka. Afartan ...

Xasan Culusow oo la arkay asagoo u oynaya bakhtigii boqoradii Ingiriiska

Dhamaan madaxda Islaamka intooda yar ee ka qayb galay aaska boqoradii bakhtiday ee Ingiriiska waa diideen inay kaniisad ugu galaan halka ...

Itoobiya oo sheegtay cadadka lacaga ee lala soo geli karo dalka

Dawlada Itoobiya oo la tacaalaysa dagaal uu Maraykanku rabo inuu xukunka uga tuuro Cabi Axmed ayaa shaacisay tirada ay dhan tahay ...

Ingiriiska oo u yeeray fadhiid Xasan Culusow iyo waxa laga saxiixayo

Fadhiid Xasan Culusow ayaa Ingiriisku u yeeray ayadoo hore loo filaayay laakiinse hadda ay soo dedejisay bakhtiga boqorada dalkaasi oo berito ...

Boqorka Gabooyaha oo fariin u direy wadaad Maxamed Umul

Boqorka Gabooyaha ayaa ka hadlay wadaad Maxamed Umul oo yiri HABARTAAS fariin ayay direysaa mar haddayba surwaal xidhatey, ayaa yiri mar ...

Xasan Culusow oo war aan laga filayn u sheegay Ingiriiska iyo Imaaraadka

Xasan Culusow ayaa markale bedelay sheekadii ahayd inaanu waxba ka qabin in shisheeyuhu siday rabaan dalka u yimaadaan maamul jufeedkasta oo ...

Wadaadka Maxamed Umul oo toos u weeraray wasiirad Khadiija

Wadaad Maxamed Umul oo Kiiniya ku nool ayaa toos u weeraray wasiirad Khadiija Maxamed Diiriye asagoo ka hadlay surwaal uu sheegay ...

Cabi Axmed oo ka mahad celiyay shahaado Islaamiya

Raiisal wasaaraha Itoobiya ayaa la gudoonsiiyay shahaadada dunida Islaamka ee kobcinta dhaqaalaha ee sanadkan 2022. Raiisal wasaaraha ayaa shahaadada lagu gudoon ...

China will work with Russia as ‘great powers’ – Xi

Chinese President Xi Jinping wants to work with Moscow to take on the responsibilities of “great powers,” he told his Russian ...

 More »

Maxaa cusub

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la wada ogaa inay aargoosanayso oo weliba ay u sheegtay kooxda ...

Yuhuuda oo qiratay in saldhig milatari iyo gego diyaaradeedba ku daayeen

April, 14, 2024
Weerarki xalay ee Iiraan ku qaaday Yuhuuda oo mardhow soo idlaaday ayaa Yuhuuda uu ka soo gaaray khasaare ...

Maraykanku ma ku dhacaa inuu weeraro Iiraan kadib weerarkii Yuhuuda?

April, 14, 2024
Iiraan ayaa hurdada u diiday Yuhuuda iyo kooxda Xalane kadib weerar ilaa hadda socda oo ay ku fasaxday ...

Wadamada Kuwayd, Qadar oo Maraykanka u diiday

April, 13, 2024
Wadamada Kuwayd iyo Qadar ayaa Maryaykanka u diiday inuu Iiraan ka weeraro saldhigyada milatari ee uu ku leeyahay ...

Iiraan oo maskaxiyan u dishay Yuhuuda xilli ayna far

April, 13, 2024
Iiraan ayaa wacad ku martay inay ka aargoosato xasuuqii Yuhuudu ka gaysatay safaaradeedii Suuriya oo saraakiil iyo shacab ...

Ruushka oo tijaabiyay gantaal rajo tiraya difaaca Maraykanka

April, 13, 2024
Wasaarada difaaca ee Ruushka ayaa shaacisay inay tijaabisay gantaal rajo tiraya difaaca cirka ee Maraykanka xilli kooxda Xalane ...

Heshiiska badda ee Soomaaaliya iyo Turkiga yaa ka naxay ma Axmaarka mise??? XASAASI

February, 24, 2024
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qalinka ku duugay heshiis labada dhinacba dan u ah oo soo socday ilaa dawladii ...

Caruurtii uu hooyadood ku hor gubay oo afka furtay: Qaracan runtii

February, 21, 2024
Maxkamad samirsiin u ah qoyska la baxsaday gacan ku dhiiglaha xaaskii gubay ayaa lagu qabtey Muqdisho. Waxase qaracana ...

Qisada Cumar binu Khadaab iyo haweenay oynaysa

February, 20, 2024
Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. Waxa u caadi ahayd amiirka xilligiisii inuu habeenkii magaalada Madiina ...

Dawlada Somaliya oo si toosa u sheegtay aqoonsiga Awdalstate

February, 13, 2024
Dawlada Somaliya oo si cad u sheegtay inay aqoonsanayso maamul ay leeyihiin shacabka gobolka Awdal oo iyagu si ...

Madaxweynaha Awdalstate Dr Nageeye oo Muqdisho lagu soo dhaweeyay

February, 8, 2024
Madaxweynaha Awdalstate Dr Cabdisamad Nageeye ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho halkaas oo uu ka jeediyay ...

Qisada wiil aan masjidka laga waayin oo gabadh qurxoon dhexda ku sugi jirtay

January, 28, 2024
Qisada waxa magacaeeda la yiras wiilkii qabriga ka dhex hadlay.  Waqtigii rasuulkeena scw scw waxa jiray wiil dhalinyara ah ...

Dagaal aan la galno Soomaaliya haba sheegin kala jarna hadalkeed daa: Cabi Axmed

January, 27, 2024
Raiisal wasaaraha Itoobiya Cabi Axmed oo gartay inuu bad galay ayaa sheegay inayna dan ugu jirin dagaal uu ...

Tiirarka salaada ee hadaanad iska hubin ayna salaadaadu jirin

January, 22, 2024
Tiirka salaada oo aad qalado salaadaadu waa kakac Salaadu waxay leedahay tiirar aan laga gudbi karin, haddii aad ka ...

Axmaar Cabi Axmed ma ku dhiiran karaa inuu Awdal xoog ku galo

January, 9, 2024
Waa su'aal dad badan oo khuburo is weydiinayaan. Sidee ku fushan karaa heshiiska uu la galay dhiigyacab Muuse ...

Hub nooceeya oo degdega ayaa dalku u baahan yahay

January, 9, 2024
Soomaaliya si ay u ilaashato qaranimadeeda ayadoo qaadaysa dhinaca is difaaca hub nooceeya ayay si degdega ugu baahan ...

Gaal kale ma soo degdegayo inta Turkigu saldhig ku leeyahay dalka

January, 9, 2024
Turkiga ayaa wacad ku maray inuu ilaaliyo qaranimo dhuleed ee dalka, Turkiga ayaa saldhiga Afrika ugu weyn ku ...

Kooxda Xalane oo walaacii ugu weynaa soo wajahay

January, 9, 2024
Sideed cisho ayaa bishani dhaaftaey waxayna shacabka Soomaaliyeed u ahayd sideed casho oo hadii dhiig laga saro aan ...

Banaanbixii ka dhacay Awdal oo walaac ku abuuray qorshaha Ingiriiska

January, 8, 2024
Reer Awdal ayaa maanta muujiyay arin ka yaabisay qorshaha weyn ee Ingiriisku ka lahaa gobolada Waqooyi gaar ahaan ...

QORAALADIINA

Iiraan oo gaartay lix guul oo horleh weerarkii Yuhuuda

April, 16, 2024
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la ...

Heshiiska badda ee Soomaaaliya iyo Turkiga yaa ka naxay ma Axmaarka mise??? XASAASI

February, 24, 2024
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qalinka ku duugay heshiis ...

Dagaal aan la galno Soomaaliya haba sheegin kala jarna hadalkeed daa: Cabi Axmed

January, 27, 2024
Raiisal wasaaraha Itoobiya Cabi Axmed oo gartay inuu ...

Kooxda Xalane oo walaacii ugu weynaa soo wajahay

January, 9, 2024
Sideed cisho ayaa bishani dhaaftaey waxayna shacabka Soomaaliyeed ...

Banaanbixii ka dhacay Awdal oo walaac ku abuuray qorshaha Ingiriiska

January, 8, 2024
Reer Awdal ayaa maanta muujiyay arin ka yaabisay ...

NEWS IN ENGLISH

UK armed northern Somalia group start terrorising Las’anod town

February, 5, 2023
The secessionist group in Northern Somalia who called ...

Probe points to origin of drones used to attack Russia – media

December, 14, 2022
Drones used by Ukraine to attack targets in ...

Kadyrov says he is proud of EU sanctions against his daughters

December, 13, 2022
Chechen leader Ramzan Kadyrov said on Friday he ...

US rushing to replace weapons sent to Ukraine

November, 20, 2022
The US Army is speeding up its weapons ...

Grain can only send to poorer countries not the West: RUSSIA

November, 17, 2022
Russia supports the extension of the grain transport ...

Russia allows extension to grain deal

November, 17, 2022
Russia is “allowing a technical prolongation” of the Black Sea ...

North Korea fires more ballistic missiles – Seoul

November, 3, 2022
North Korea fired four short-range ballistic missiles into ...

Transition to electric cars projected to cost EU over half a million jobs

October, 31, 2022
The EU’s transition to electric cars may lead ...

Türkiye to export long-range artillery missile to Indonesia

October, 31, 2022
Major Turkish defense manufacturer Roketsan announced its first ...

Russia-Türkiye trade soaring

October, 21, 2022
Economic cooperation between Russia and Türkiye has been ...

China will work with Russia as ‘great powers’ – Xi

September, 15, 2022
Chinese President Xi Jinping wants to work with ...

US can’t save EU from energy crisis it creates

September, 5, 2022
The US is not able to ease the ...

Putin explains how Russia and Turkey will bypass the dollar

September, 5, 2022
Russian gas supplies to Turkey will be partly ...

US supports Ukraine attacking Crimea – Politico

August, 12, 2022
The US regards Ukrainian strikes on Crimea as ...

Russia explains rules for using nuclear weapons

August, 10, 2022
Russia is a responsible nuclear power and will ...

Meta