X

26 Juun oo ku soo aaday xilli dalka maamulkiisa uu shisheeye u gacan galay

Waxa shalay aan jirin dabaaldeg sidaa u buuran oo ka dhacay dalka dhamaantiis iyo dibedaba marka laga yimaado shaqsiyaad iyagu si gooni ah ugu dabaaldegaya. Sababta ugu weyna ay tahay dalka oo u gacan u galay maamul shisheeye u adeega ayy qabaa Cali Calasow.

Waa markii ugu horeysay ee dadka Somaliyeed oo dawladnimo u soo jeeda ay ka jeestaan inay si niyada u xusaan maamlintaa leh mudnaanteeda inkastoo ay jiraan maalmo qadarin xooga leh.

”Macno iima samaynayso mar haddii gumeystaha aan rabay inuu ka xoreebo uu hadda si caadiya inoo maanulayo ayna haboon tahay inaan tamarteyda ku lumiyo ka wacyi gelinta ayuu qabaa Cali Calasow.

si kastaba ha ahaatee  haddii la rabo in dadka la xasuusiyo gaalka cad qoqobkii uu dadka dhexdhigey waa in haddana laga wacyi geliyaa inuu isla qoqobkii uu wado laakiin ma majiro maamul sidaa wax u fahansiin kara maadaama ay qayb ka yihiin isla qoqobkaas.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.