Bixaar--Dalkaasi Hindiya waxa bilaa musqula in ka badan nus bilyan qof oo intooda badan isticmaala meel kasta oo ay ku...
Arimaha bulshada
Aqoon la'aanta diinta ayaa waxay keentaa in la galo arimo aan akhlaaq lahayn. Hooyadan ayaa suaal waydiisay sheikh ku caana...
Waa barnaamij aad u xiise leh oo C/salaam Hereri ka diyaariyay qadka iyo Somalida Itoobiya iyo bulshadaasi sida wanaagsan ee...
Nin baa u yimid Cumar bin Khadaab radiyalaahu canhu (RC) ninkaa wuxuu watay Wiil Yar, Cumar ayaa yiri waxaan arkay...
Barnaamijka tijaabi kartidaada ayaa waxa martigelisay Boorama waxana ka soo qaybgalay dhalinyar iyo waxgarad ku soo bandhigaya kartidooda. Barnaamijkan ayaa...
Bahda Araabinews waxay farxada la qaybsanayaan boqorka iyo boqorada Saleebaan Riiraash iyo Fadumo Daahir oo meherkoodu ka dhacay London shalay...
Sheekh C/rashiid Sh Cali Suufi wuxuu ka mid yahay culimada aan ku xidhneyn kooxo diimeedyada kana mida culimada waaweyn ee...
Maxbuus ku jira xabsi ka mida xabsiyada dalkaasi Maraykanka ayaa ka soo baxay qaybta uu ku jiro isagoo galay qayb...
Arizona--Booliiska dalkaasi Maraykanka gobolka Arizona ayaa sii daayay muuqaal ay gaadhiga booliiska kaga duubeen oo muujinaya dil toogasho ah oo...
Quraanka ayuu Rabi inoogu sheegay in ujeedada guurku yahay in aad hesho deganaasho iyo nabad taas oo aan lagu heli...
Barnaamijyada ay soo bandhigto Hodan Naaleeye oo mulkiilaha Integration tv ayaa doorkan lagu sameeyay Turkiga halkaas oo ay joogaan Somali...
Ruwaayad aad u qosol badan oo dhalinta reer Burco ka sameeyeen faysbuug iyo nin iska wata kambuutarka gacanta oo laga...
Filimkan ayaa ah mid aad u xiiso badan oo ka hadlaya arimo ku badan bulshada laakiin ay ka buuxaan jacaylo...
Majaajilo qosol badan oo laga sameeyay maalinta qaaxada oo loo kala jabay dhaqaatiir iyo kalkaaliyeyaal. Waxa jilaya Sooraan iyo qaar...
Jawaabtii uu bixiyay sheekha caanka ah ee Axmed Kutty: Run maaha in la yiraaho kuwaas galay dambiga sinada ee ah...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun agaasimaha isbitaalka Xayaad ee Camuud Dr Maxamed Xasan Dirir iyo xaaskiisa iyo dhamaan dhakhaatiirta...
Inkastoo Qofkii aduunyo jooga uu la kulmayo dhacdooyin la yaab leh ayaa hadana mararka qaarkood dhacdooyinka waxay kula noqonayaan kuwo...
Dumaashi waa ceeb waa ruwaayad aad u xiiso badan oo ay jilayaan qaar ka mida hobolada Waaberi waxa waliba raacsan...
Warbixin aad ka naxayso oo laga diyaariyay barakacayaasha ku nool gobolka Bari ayaa dadku tirsanayaan dulmi joogto iyagoo ku nool...
Beelaha baaxada weyn ee Gabooye ayaa ciyaar dhaqameed ku soo bandhigey loogu magacdaray Hargeysay na daawada iyo madasha. Waxa ciyaarta...
Ka bogo qaybtii baad ruwaayadii xiisaha lahayd ee hadhuudh weeye jacaylkuye shimbiraha ka ilaali oo nin waalan loo dhisayo gabadh....
Ruwaayad xiise leh lana magic baxday shadhuudh weeye jacaylkuye shimbiraha ilaali oo lagu matalayo nin waalan oo loo guuranayo gabadh...
Muqdisho waxay ahayd magaalo caasimad u ah Somaliya waxayna dadka lacagleyda ahi geliyeen maalkooda iyagoon marnaba ku fikirin in si...
Xaqa muxuu ku diidayaa waa ruwaayad cusub oo dhinacyo badan taabanaysa iyo siro badan oo ku qarsoon. Waxa dhinaca kale...
Askari ka tirsan ciidamada nabad sugida Soomaaliya ayaa shalay arin geesinimo leh ka sameeyay magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Xamarjajab...
Hees mardhow daawaha laga rogey oo ay ku luqeynayso fanaanada da,da yar ee Shacbaan Aden. Ma garbaa ma gardaraa waxa...
Shamal shaykh--Masar ayaa ku dhawaaqday in ay dhisayso caasimad cusub xilli shirka maalgelinta uu si xawli ah uga socdo dalkeeda...
Wiil dhalinyara ayaa qosol ku soo bandhigey arimaha tahriibka qaadka iyo shukaansiga barnaamij loogu talagalay in lagu soo bandhigo hibada...
Afganistaan waa dal burburay sida Somaliya runtiina burburkiisu wax sidaa u weyn kama horeyn dalkeena. Wuxu ahaa dal xora oo...
Boorama waa magaalooyinka ugu xadaarada weyn isla markaana waa hooyada aqoonta Somalida. Hadaba warbixin ku saabsan ganacsiga magaalada siiba taksiilayaasha...