Safaarada Shiinaha ee dalkaasi Kasakhistaan ayaa dadkeeda uga digtey inay taxadir dheeraada sameeyaan guryahana ku ekaadaan kadib markii dalkaasi ay...
Caafimaadka
Ururka caafimaadka aduunka ee xagjir Taram u diidey inuu siiyo lacagtii ku waajibtey ayaa sheegay inay ka digayaan daawo uu...
Waxa kor u kacdey tirada dadka Somaliyeed ee ka kacay cudurka Kooro guud ahaan dalka gaar ahaana magaalada Muqdisho oo...
Kadib muddo badan oo dawlada Somaliya wax adeega gaynin magalooyin badan oo dawladnimada ogol ayaa maanta waxa gaaray Buuhoodle oo...
Warbixintii u dambeysay ee ay bixisay wasaarada caafimaadka ee dawlada dhexe ayaa lagu sheegay in tirada guud ee cudurka Kooro...
Ayadoo wadamada aduunka badankooda bilaabeen inay dabciyaan xanibaadaha ay saareen dadkooda si loo yareeyo faafida cudurka Kooro, ayaa ururka caafimaadka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan dhiiri gelin ah oo ku saabsan xaaladda caafimaad ee dalka, baahiyaha...
Wasiirada caafimaadka dawlada dhexe ee Somaliya ayaa oo warbixinteedii maalinlaha ahayd soo gudbisay ayaa sheegtay in tiro aad u badan...
Madaxweynaha ayaa tilmaamay dadaalka xooggan ee lagu bixiyey sidii dalalka aan saaxiibbada nahay ay inoogu taageeri lahaayeen qalabkan caafimaad, maadaama...
Waxa baryahan sii kordhaya xaaladaha cudurka Kooro ee gobolada dalka ayadoo awal kiisaska ugu badan ay ahaayeen gobolka Banaadir. Wasaarada...
Wasaarada caafimaadka ee dawlada dhexe ee Itoobiya ayaa sheegtay in cudurka Kooro uu si aayara ugu sii faafayo dalka siiba...
Madaxweynaha Soomaliya ayaa khadka telfoonka kula hadley madaxweynaha Turkiga ugana mahadceliyay caawimada caafimaad ee uu dalka soo gaarsiiyay. Caawimadan caafimaad...
Madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay in dalkiisu u direy Soomaaliya neef-siiye ay iyagu sameeyeen oo aan dalkale loo dirin. ''Anaga ayaa...
Wasaarada caafimaadka ee dawlada dhexe ayaa maanta sheegtay kiisaskii ugu badanaa ee cudurka Kooro oo si aayara ugu sii faafaya...
Duqa magaalada Muqdisho Cumar Filish oo hore u sheegay in dad badan oo yaqaan ay Muqdisho ugu dhinteen cudurka Kooro...
Maamulka Somalilaan ayaa xaqiijay in qofkii ugu horeeyay ugu dhintey cudurka Kooro magaalada Boorama. Shaqsiga u dhintey xanuunkan ayaa la...
Wasaarada caafimaadka ee dawlada dhexe ayaa sheegtay inay sii kordheyso tirada dadka la ildaran cudurka Kooro ee dalka gaar ahaan...
Wasiirada caafimaadka marwo Foosiya Abiikar ayaa markale sheegtay in dadka la ildaran cudurka Kooro uu sii kordhey inkastoo tirada ka...
Waxa sii kordhey tirada dadka la xaqiijay inay qabaan cudurka Kooro magaalada Muqdisho xilli dawladu ku dadaalayso inay yarayso faafida...
Wasaarada caafimaadka ee dawlada Itoobiya ayaa shaaciyay kiiskii ugu horeeyay ee cudurka Kooro oo laga helay magaalada Jigjiga. Wasaarada ayaa...
Madaxweynaha Somaliya oo kulan dhinaca internet-ka kala qayb galay gudiga qaran ee yaraynta faafida cudurka Kooro ayaa loo sheegay in...
Wasaarada caafimaadka dawlada dhexe ayaa uga digtey isbitaalada magaalada Muqdisho iyo kuwa kale inay joojiyaan adeegyada ay bixiyaan xilli shacab...
Wasiirada caafimaadka Somaliya marwo Fowsiya Abiikar ayaa ka hadashay kiisaskii u dambeeyay ee cudurka Kooro iyo tirade dadka laga helay...
Madaxweynaha Maraykanka Taram oo dalkiisu la raadsan yahay cudurka Kooro ayaa Ka baryay Hindiya inay sii daydo dalab daawo oo...
Shirkad kuwa daawooyinka ah oo laga leeyahay dalkaasi Ruushka ayaa sheegtay inay soo saartey kiniin lagu daaweeyo cudurka Kooro oo...
Wasaarada caafimaadka ee dawlada dhexe ayaa fariin u dirtey Somalida isku diyaarinaysa inay safar aadaan xilli aduunka uu hareeyay hargabka...
Wasiirka caafimaadka dawlada dhexe Marwo Fowsiya Abuukar Nuur oo ka hadlaysa khatarta ajaanibta ku shaqaysta xirfadda caafimadka ay ku hayaan...
A Trabzon-based software company has developed a system that will help doctors diagnose lung cancer. Named the AKGÜN X-eye TORAKS,...
Dr Maxamed Xaaji Cumar Yaabe oo dad badan aad uga naxeen markii xilka laga qaaday sanadkii hore isagoo lagu diirsadey...
Cudurka khatarta ah ee Iboola ayaa loo helay daawo si dhaqsa ah qofka u dulqaadaysa xanuunka. Daawadan oo lagu tijaabiyay...