Qisada amiir Cumar binu khadaab iyo haweenayda ooyaysa. Waxa u caadi ahayd amiirka xilligiisii inuu habeenkii magaalada Madiina dhex lugeeyo....
Faalooyinka
Weerarkii Iiraan ay ku qaaday Yuhuuda ayadoo la wada ogaa inay aargoosanayso oo weliba ay u sheegtay kooxda Xalane, ayna...
Turkiga iyo Soomaaliya ayaa qalinka ku duugay heshiis labada dhinacba dan u ah oo soo socday ilaa dawladii hore ee...
Raiisal wasaaraha Itoobiya Cabi Axmed oo gartay inuu bad galay ayaa sheegay inayna dan ugu jirin dagaal uu la galo...
Sideed cisho ayaa bishani dhaaftaey waxayna shacabka Soomaaliyeed u ahayd sideed casho oo hadii dhiig laga saro aan laga helayn....
Reer Awdal ayaa maanta muujiyay arin ka yaabisay qorshaha weyn ee Ingiriisku ka lahaa gobolada Waqooyi gaar ahaan Hargeysa iyo...
Cabi Axmed waa Oromo Somalidu aad u taageertay qaasatan xilligii uu ku socday weerarka xun ee uga yimi Tigreega. Waxay...
Turkigu kama mid ahayn wadamada xilliyada doorashada isha lagu hayo, haddaba waxaad is weydiin kartaa maxaa keenay in hadda reer...
Maleeshiyo beeleedka ISAAQ ee ku sugan duleedka Laascaanood waxay halkoodii galeen gaalkii Ingiriiska ee mar isku faafiyay Somaliya oo dhan...
Maleeshiyada beesha ISAAQ ee ku sugan duleedka Laascaanood ayaa halis ugu jira gaajo hadayna dib ugu soo noqon magaalada oo...
Dhulbahante oo caadiyan ka kala adeegta maamul jufeedyada Majeerteen iyo Isaaq ayaa ugu dambeyn ku socda inay iska dulqaadaan heeryada...
Way wanaagsan tahay in Sacdiya Salaad lagu daac daaco iyadna tiraa waxa ugu daac-daacaya waa kuwa sheegta laandheere, waxase Somalidu...
Waxa baryahan aad ummada Somaliyeed uga caraysan tahay dooda khaniisiinta ee ay wadaan xildhibaano ka mida golaha shacabka, waxaase aan...
Waxaan shaki ku jirin in kooxda Xalane ku guulaysatay in dalka dib u celiso muddo sanado ah. Waxa dalku ku...
Warar Maraykanku qoray ayaa sheegaya in gantaal Ruushku soo ganay uu ku dhacay Bolan. Waxase arintaas markiiba hoos u dhigtey...
Sunaha aad u adag maalinta Jimcaha waa in ugu yaraan aad maydhato aadna xidhato dharkaaga kan ugu qurxoon. Ka waran...
Waxa hadda laga joogaa afar sanno intii isbedel lagu raystay uu ka dhacay Itoobiya halkaas oo ugu dambeyn qoomiyada ugu...
Madaxweynaha Ruushka ayaa ka joojiyay raashinka dalkiisa ka go'a inuu gaaro reer galbeedka oo iyagu isku soo rogey cunaqabatayn ah...
Waxa mudooyinkii dambe aad u soo batay beeralayda oo abuurkii ay beeranayeen ka xumaado iyo beerta oo ciidu nafaqo xumaato....
Dawlada Xasan Culusow ayaa is dhaafisay heshiis dawladii hore la gashay shirkad cusub oo loo aasaasay kheyraadka dalkeena lagana leeyahay...
Waxa si xooga u kordhay dhaqaalaha ay hesho dhiigmiiratada Shabaab ee baada loo yaqaan muddada shanta bilooda ee Xasan Culusow...
Fadhiid Xasan Culusow ayaa ka doorbiday inuu kolba dhoofo lacagta masaakiintana ku raaxaysto halkii ay ahayd inuu jufadiisa dagaalka uu...
Dawlada Maraykanka ee uu hogaamiyo cajuus Baydan ayaa sheegtay inay dib uga fiirsanayso xiriirka ay la leedahay Sacuudiga kadib markii...
Waxa dhawaan deegaanka Salaxley oo ah duleedka Hargeysa laga helay shidaal kuwii helay ayan garanayn ayagoo raadinaya biyo. Shidaalka ayaa...
Hay'adda Maraykanku maamusho ee isku sheegta lacagta adduunka yaa farta ugu yeertay Xasan Culusow iyo wasiiradiisa kuna balamisay Kiiniya ayadoo...
Waxa maalmihii u dambeeyay aan arkaynay warar sheegaya maleeshiyo beeleedyo is abaabulay oo weerar ku ah dhiigmiiratada Shabaab oo intii...
Dagaalka lagula jiro dhiigmiiratada shabaab ma dhamaanayo ilaa la helo maamul adag oo dalku yeesho, waxase wax lagu qoslo ah...
Fadhiid Xasan Culusow ayaa isku shubay Maraykanka halkaas oo wararku sheegayo inuu si hoose ula kulmayo qaar ka tirsan maamulka...
Kiiniya ayaa Axmed Madoobe ugu dartey hal sanno oo muddo kordhina ayadoo xilligii loogu daray uu ka dhamaaday. Uhuru ayaa...
Waxa mardhow lagu kala baxay doorashadii dalkaasi Kiiniya halkaas oo qabiilka yar ee uu hogaamiyo Wilyam Ruuto uu ku garaacay...