Marka hore waa maalin sida uu u sheegay suldaan Abshir siyaaro u ah inta taaageersan gooni goosadka ee beesha Isaaq...
Faalooyinka
MIDNIMOOY MAGOOLKAA MUDHAHAAGU WAA MAXAY?. ============================================== MIDNIMO WAA HAL FIRI AH DEETANA LA BEERO BULAD LAGU RIDO LA SHINEEYO BIYO HELA...
Kadib markii ay ku guuldaraysteen in uu maamul beeleedka SNM uu wax ka bedelo fikirka shacabka xalaasha ah ee reer...
Ka hadalka tahriibka siiba nuxurkii uu xambaarsanaa maqaalkii hore wuxuu I xasuusiyay muxaadaro aan ka jeediyay masaajidka cali mataan sannadkii...
Madaxweynihii Baddu Liqday Madaxweyne-yaashu waxay maamulaan bulsho ama dad inay tahayba , iyaguna waxay ugu bedelaan maamulkiisa daryeel , u...
Muse Biixi ayaa safraarada ingiriiska iyo safaarada maraykanka ee Nairobi ka dalbaday viso uu booqasho uugu tago dalal kooda. Hase yeeshee...
Sida laga warqabo waxa maamulka Somaliland sheegtaa in ay afti ka qaadeen dadka degan deegaanada gobolada Woqooyi Galbeed, Togdheer, Sanaag...
Abaartu waa masiibo dabiiciya Illahey ayaana inooga gargaari kara, waa imtixaanada aduunka lays mariyo ee Ilma Aadan lagu eegayo mid...
Allow ummadda naxariistaada deeqda, badbaadadoodana waa cafiskaaga, ee Allow Raxmaankow Roob barakaysan oon rafaadin maatada, guryahana aan rujin, rug qabow...
Macaamiisha iyo dadka adeega qanacsiga isticmaala waxa u dooda haayado gaar ah oo dawladuhu leeyihiin sida haayada ilaalinta macaamisha balse...
Maanta somaliland guri walba geeri ayaa taal oo ubaxi dalkeena badaha ayaa liqay , iyadoo taasu dhacday yaan mas’uuliyadeeda saari...
In badan oo dadka Soomaaliyeed ahi waxa ay is weydiinayaan sababaha dhab ahaan loo la’yahay dhallin fikir fiyoow leh oo...
Todobaadkan, ayaa markii ugu horreysay, waxa si aan caad lahayn usoo ifbaxay ifafaaleyaal hor leh oo iftiiminaya inuu khilaaf ka...
WAXA AAN LA DAFIRI KARIN IN AY KULANKII SWEDEN IFDIIMIYEY HILINO HULUULO HANWEYEN LE HOGAAMIN KARA AMA HONGOOBIN KARA HIMILADA...
Hadalkii ka soo yeeray Prof Axmed SAmatar ee ahaa ''bal horta aniga iga dhaadhiciya ictiraafka halka aad ka doonaysaan iyo...
Somaliland ma ku taagan tahay dhabihii citiraafka? Dhab ahaantii waxa cad inay Somaliland ay gaadhay horumaro waa weyn iyo guulo...
Illahay ayaa mahad leh isurto galiyey in an maqalkan qoro . maqaalkan ayaanu idinkusoo gudbin doonaa talooyin muhiima iyo talaabooyin...
Goor sheegtu waxay tilmaamaysaa kudhawaad 3:40pm waa casar ay milicdu aad ukulushahay daruuro hogolo ah oo teel teel ah ayaa...
Prof Axmed Samatar ayaa wararku sheegayaan in uu u sharaxan yahay xisbiga burbursan ee halka reer ku haray ee UCID...
Madaxweynaha hawlgalbka ah ee maamulka Somaliland ayaa u kicitey Boorama halkaas oo loo sheegay in ay abaari ka jirto. Maamulka...
Waxa xalay lagu saxiixay Garoowe qodobo laga yaabay oo raiisal wasaaraha Somaliya oo ka soo jeeda Puntland uu la galay...
Waxay leedahay hooyo abaar ayaa nagu habsatay oo gabdhihii walaalahaa ahaa caruurtii iyo xoolihii way ka dhamaadeen, dee wuxuu Alla...
QAYLADHAAN LUGHAYA, (AMBALANCE EMERGENCY CALL AND FIRST AID MEDICAL EQUIPMENT). ===========================================. WAXA MAHAD MUDAN SULDAAN ABSHIR. WAXAN UGU MAHADNAQAY DAMQASHADA...
Muqdisho waa caasimadda Soomaaliya. Waa magaalo ay tahay in qof kasta oo Soomaaliyeed uu ku soo hirto. Waa meel ay...
Abwaan Cabdi Muxumed Amiin AUN wuxuu ahaa mu’allif iyo mufakir aragti dheer. Wuxuu ahaa halgamaa bulsho iyo mid siyaasadeed labadba....
Muse Biixi ayaa Amina Weris uugu balan qaaday in uu wasiirka maaliyada ka dhigo haduu wadanka madaxweyne ka noqdo. Dabeed...
Sidaad aad uga daawateen dhamaan saxaafada ka soo jeeda gobolada Awdal ayaa wax badan indhaheenu qabteen xoolo badan oo dhintey...
Waxaan maanta doonayaa in aan ka yar hadlo Shirkan maanta oo ay taariikhdu tahay 28/03/2016 ka dhacay Madaxtooyada Jamhuuriyadda Somaliland...
Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaato. Musharax maaha ay maanta kaga dhagtay FAYSAL CALI isagoo beeniyay in u xisbiga UCID gole dhexe...
Laba arimood ayaa Puntland u sahlay in ay cadowga KALIYA ee Somalidu leedahay ee argagixisada shabaab ka guulaysato. Waa ta...