Waa barnaamij xiise leh oo looga hadlaayo kacdoon loogu magacdaray bustaha qoyan oo ka curtey gobolka Awdal. Hadaba muxuu kacdoonkaas...
Maxaa cusub
Wasiirka arimaha dibedda ee Turkiga Mafluud ayaa ugu baaqay Taram inuu joojiyo argagixisada uu ku quudinayo Suuriya. Saliida Suuriya waxa...
Madaxweynaha Hirshabeele Maxamed Cabdi Waare ayaa beeniyay inay wax ka jiraan wararka sheegaya in uu ka hor istaagey labada hore...
Xisbiga Faysal Waraabe ayaa sheegay inay soo arkeen hub yaala dekedda Berbera oo la sheegin cida iska leh. Maamulka Somaliland...
Gudoomiye C/xakiin Dhoobo daareed ayaa sheegay in heshiiskii lagu dhisay Butlaan laga baxay haddana beelihii ku wada jirey gobolkaas ay...
Kadib foolxumadii iyo dhiiga ka dhashay xil ka qaadistii afhayeenka barlamaanka Butlaan C/xakiin Dhoobo daareed ayaa waxa soo yeeraysa qaylo...
Gudoomiyihii horjoogaha Butlaan Siciid Deni sida xun u galay xilka qaadistiisana ay ku daadatey dhiig ayaa soo kaxaystey ciidamo taabacsan...
Waxa xalay ku beegnayd dhalashada xabiibkeena Maxamed SCW waxana guud ahan ummada Somaliyeed xuseen maalintan qiimaha leh ayadoo ay caado...
Siyaasi dibedda soo dhigey caqli xumada Sheekh Shariif oo farageliyay dhismaha ciidanka qaranka ee xawliga ku socda iyo nin xukun...
Waa qayb kale oo xiise leh filimka Kaafi iyo Kala dheeri. Atooraha dadka loo adeegsado oo jacayl loo soo bandhigey...
Ciidanka difaaca cirka ee Iiraan ayaa sheegay inay dhulka soo dhigeen diyaarad nooca aan la wadin ah oo ku soo...
Waxa magaalada Gaalkacayo ka dhacay banaanbax ay dhigeen haween sita sawirada madaxda qaranka iyo horjoogaha Butlaan oo ka cabanaya dhalinyaro...
Carabta khaliijka ku nool waxa caadi u ah inay markasta isha ku hayaan xaasaskooda, taas oo aan jacayl ka ahayn...
Caatiqa waa haweenay hadda uurleh oo sida ilmihii shanaad isla markaana ayna jirin wax dhibaato ah oo is faham la'aana...
Madaxweynaha Turkiga ayaa sheegay inay qabteen xaaska argagixiskii weynaa ee Daacish ALbaqdaadi oo gacantiisa ku baxeen kumanaan reer Ciraaq iyo...
Sucuudiga oo arkey sida loo galay saliida uu ku faafiyo dhaqanka foosha xun ee Carabta kadib markii Xuutiyiintu dhulka dhigeen...
Kadib soo jeedin hortaalay golaha wakiilada waxa xilkii laga qaaday afhayeenka golahaas ninka lagu magacaabo Cabdi Xakiin Dhoobo-daareed. Waxa sidaas...
Labada madaxweyne ee Xasan Sheekh iyo Sheekh Shariif ayaa sheegay inay lacag ugu deeqeen dadka waxyeeladu ka soo gaartey fatahaadaha...
Kadib markii dawlada Somaliya sheegtay inay ka heshay lacagtii ugu horeysay xirmooyin shidaal oo u xirnaa shirkado muddo 30 sanno...
Horjoogaha maamulka Somaliland ayaa cadho kula duldhacay wakiilada maamulkiisa u jooga dalalka Yurub. Xilka qaadis jeegaamaysan oo uu sameeyay ayuu...
Waa barnaamij aalaaba lagu soo qaato qodobada markaas xiisaha leh waxana doorkan lagu taabtey shirqoolada loo gaystey Awdal sodonkii sano...
Salaadiinta beelaha Maxadcase iyo Habarcafaan (Samaroon) oo saxaafada la hadley ayaa ka gaabsaday inay magacaabaan Suldaan Wabar oo halgan toosa...
Deegaan u dhow magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool ayaa waxa tog ka dhacay gaari u eg laankuruusal oo ay...
Sirdoonka Turkiga ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen haweenay ay walaalo yihiin argagixiskii weynaa ee Albaqdaadi oo xagjir Taram sheegtay...
Siyaasi Cali Faarax Cabdullahi ayaa jawaab kulul siiyay odayaal isku sheegay Jibriil Yoonis (Samaroon) oo aan shaqo kulahayn kacdoonada Awdal...
Waa qayb xiise leh taxanaha Adeer Xabiibi iyo jacaylo jawi degan oo barwaaqo leh ku aroos galaya. Arooskii waan ku...
Madaxa Ahlu suna Sheekh Shaakir ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in Ahlu sunna dhul laga qabsaday ee ciidanka jooga...
Horjoogaha Somaliland Muuse Biixi ayaa dhabarka soo taabtey cuqaasha beelaha Jibriil Yoonis (Samaroon) oo Suldaan Wabar caaqilka u yahay. Cuqaashan...
Webiga Shabeele oo ka soo bilowda dawlada Somali galbeed ilaa Oromada ayaa keenay biyo aad u farabadan taas oo RABIGA...
Turkiga iyo Qadar ayaa labaduba meelo badan isku si u arka, waxayna wadaagaan urur diimeedka akhwaan Muslimiin ee xididkiisu yahay...