Waxa hore loo yidhi " Booraan hadimo ha qodin, hadaad qodana ha dheerayn, ku dhici doon-taana ma ogide" oo micnaha...
Maxaa cusub
Horjoogaha maamulka Somaliland ayaa blilabay inuu ugaarsado macalimiinta gobolka Awdal. Waxa uu xabsiga u taxaabay macalin da'yar oo wax ka...
Laba beelood oo wada dega xeebta gobolka Awdal ayaa heshiis Ka gaaray dhulbeereed Ku dhawaaday in laysku rasaaeeyo. Labadan beelood...
Xisbiga Wadani ee Somaliland ayaa qarxiyay in diyaarad Imaaraadku leeyihiin oo Ka shaqaysa Hargeysa iyo Dubay laguna magacaabo Flydubai ay...
Ciidanka dawlada ayaa saaka isku balaadhiyay degmada Guriceel ee gobolka Galguduud oo hore u joogeen ciidanka Ahlusuna ee hilfaha u...
Dhamaan bahda Araabinews waxay hambalyo u dirayaan Mukhtaar Cali Aadan iyo Hibo Aareeye oo wiil ugu dhashay magaalada Boorama. Wiilkaas...
WAa qayb kale o xiise leh taxanaha adeer Xabiibi oo Jaajuumow isku dayaayo inuu jacaylkiisa keeno Yurub halka lagala taliyay...
Fanaanada caanka ah ee Hibo Nuura ee lagu yaqaano dad jacayl iyo dal jacayl ayaa tix gaaban ka tirisay fatahaada...
Wasiir Muuse Biixi ugu qaabilsan ganacsiga laakiin aan inta badan aan waxba lagala tashan ayaa Ka gariirey kacdoonka gobolka ka...
Madaxweynaha Somaliya Farmaajo ayaa gaadhey magaalada Beledweyne oo hadda cusub u noqotey fatahaada webiga Shabeele oo maraya halkii ugu saraysay....
Waxa maanta dagaal kooban oo is faham daro la dhacay magaalada Matabaan ee gobolka Hiiraan halkaas oo wasiirka arimaha gudaha...
Ilhaan Xarago oo feer iyi haraati bilow iyo filimka qaybtiisan oo qafaalasho iyo dagaal galay. Ilhaan Xarago ayaa hadda bilow...
Woqooyiga Kuuriya oo leh milatari aad u xoogan oo aan la mari Karin ayaa tijaabisay madaafiic cusub oo ridadoodu aad...
Dawlada Jabuuti ayaa digniin ma soo saartey duufaano ku soo socda geeska Afrika oo xoogan oo laga baqayso in waxyeelo...
Wasaarada maaliyada Somaliya ayaa ciidanka u kordhiyay mishaharka ay qaataan. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa u mahad celiyay wasaaradda...
Dhamaan bahda Araabinews ayaa tacsi ka diraya geerida naxdinta leh laakiin xaqa ah ee Ku timi Cadar Dirir Dubad maanta...
Hawlgal miino baaris oo ay wadeen ciidanka amniga weliba kuwa danab ayaa ummada looga badbaadiyay miino dhulka lagu aasay. Ciidanka...
Waxa markii ugu horeysay hadley dadka ku nool tuulada Barisha ee Woqooyi Bari Suuriya halkaas oo xagjir Taram sheegtay inuu...
Dhawaan ayay ahayd markii xildhibaan Ka tirsan golaha wakiilada Butlaan uu fursad u helay inuu su'aal weydiiyo horjooge Siciid oo...
Waxa socda gurmadka loo fidibayo dadka waxyeeladu Ka soo gaartey fatahaada webiga Shabeelle. Saaka ayaa la helay meyd ma tirsan...
Dhawaan ayay ahayd markii xagjir Taram sheegtay inuu dilay cadowgii muslimiinta ee Albaqdaadi oo hogaamin jirey urur diimeedkii Daacish ee...
Waxa fatahaada webiga Shabeele laga soo saaray 5 qof oo ka mida dadkii doontu la rogmatey. Gudiga badbaadada ayaa sheegay...
Duqa degmada Beledweyne oo ka badbaaaday fatahaada webiga shabeelle ayaa faahfaahin Ka bixisay sida wax u dhaceen iyo weliba tirada...
Wasaarada difaaca ee dalka Ruushka ayaa shaki gelisay sheegashada xagjir Taram ee ah in muslimiinta iyo dadka kalaba laga qabtey...
Odayaasha gobolka Bari ayaa fariin u direy horjoogaha Butlaan oo si sharciga Ka baxsan uga kacay golaha wakiilada kadib markii...
Waxaa weli socda dadaalo loogu gurmayo laguna baadi goobayo dad isugu jira mas’uuliyiin iyo shacab oo doon ay saarnaayeen kula...
Madaxweynha Somaliya ayaa saxiixay sharciga cashuur qaadista casriga oo in muddo ah soo socotey. Inkastoo dadka aan la socon nidaamkaas...
Dawlada Somaliya ayaa gargaarkii ugu horeeyay gaarsiisay dad ay waxyeelo Ka soo gaartey fatahaada webiga Shabeelle Ku fatahay dadka Ku...
Gudoomiyaha golaha maamulka Somaliland ayaa wax laga weydiiyay Cali Khaliif oo la sheegaya inuu Ka quustey maamulka haddana Muqdisho iska...
Madaxweynaha Maraykanka Taram ayaa xaqiijiyay ugu dambeyn in xasuuqihii ugu weynaa ee Muslimiinta Suuriya iyo Ciraaq dabar gooyay kana masuul...