Gudoomiyaha xisbiga Wadani oo saxaafada la hadlaayay ayaa sheegay in xadhiga xildhibaan Dhakol yahay mid sharci daro ah aanan dalbanayo...
Maxaa cusub
Ururka beelweynta Makaahiil Group ayaa si adag uga hadley xasuuqii ciidanka Liyuu booliiska ee Somali galbeed u gaysteen dad beeralay...
Roobab aad loogu diirsaday ayaa ka da'ay magaalooyinka Hargeysa iyo Boorama. Waxase khasaare uu ka dhashay midka ka da'ay magaalada...
Maamulka Muuse Biixi oo baryahan ka dhididsan tabliiqa siyaasiga ah ee Prof Axmed Samatar iyo Cali Khaliif Galaydh ka wadaan...
Kadib shirkii Garoowe ee shalay soo xirmey ee waxyaabo badan is-afgarad laga gaaray ayaa maamulada Puntland, Hirshabeelle iyo Koofur galbeed...
Waa qayb kale oo xiisa leh taxanaha labada jacayl ee Cabdi-qani isku-filan iyo jacaylkiisa oo maraya meel xasaasiya. Waa la...
Waxa mar sii horeysay magaalada Garoowe maxkamad xukun ku ridey raggii diley ee kufsaday Caasha Ilyaas oo ahayd gabadh aad...
Warar dheeraada ayaa ka soo baxaya qarax ka dhacay magaalada Muqdisho ee hoy u noqotey argagixisada dhiigmiiratada ee shabaab iyo...
Madaxweynaha Somaliya oo baryahan ku sugnaa magaalada Garoowe halkaas oo shir uga socdey dawladda iyo qaar ka tirsan maamulada jira...
Dhiigmiirato loo malaynayo argagixisada kooxda gaalaynta muslimiinta ee shabaab ayaa masjid ku kor sugey kuna diley taliyihii ciidanka isku dhafka...
Gudiga joogtada ah ee golaha wakiilada maamulka Somaliland oo shir u fadhiistey deg dega ayaa Muuse Biixi ka diidey in...
Maxkamad ku taal Garoowe ayaa xukun ku haboon ku ridey raggii diley isla markaana kufsaday gabadhii yarayd ee Caasha Ilyaas...
Gudoomiyaha golaha wakiilada maamulka Somaliland ayaa ka hadley xariga sharci darada ee Muuse Biixi kula kacay xildhiban Dhakool oo fikirkiisa...
Xaakimka Muuse Biixi ee maxkamada Hargeysa ayaa diidey inuu sheego in xariga xildhibaan Dhakool uu sharci daro yahay waa haddiiba...
Waxa welli ka socda magaalada Garoowe shir u dhexeeya dawlada dhexe iyo qaar ka tirsan maamulada hoostaga. Shirkan oo aan...
Daraad ayay ahayd marki xasuuq foolxun uu ka dhacay deegaanka Xajiin oo hoostaga degmada Awbarre ee ismaamulka Somali galbeed. Waxa...
Wasaarada duulista hawada ee Somaliya ayaa laga sugayaa inay jawaab ka bixiso kadib marjkii dawlada Kiiniya joojisay duulimayadii sida tooska...
Waxa xalay booliiska magaalada Hargeysa sheegeen inay xabsiga u taxaabeen xildhibaan Dhakool oo isagu sheegay in maalinta 18 May ay...
Ayadoo baryahan ay jirtey in xagjir Taram uu sheegay inuu Markab dagaal u direy badda Iiraan iyo weliba diyaaradaha isqariya...
Ingiriisku wuxuu ka mid yahay wadamada ugu ciyaarta liita Yurub mana dhaafaan wareega koowaad haday ugu bataana waxay gaaraan wareega...
Ciidanka liyuu booliiska iyo maleeshiyo wada socda ayaa dad beeralay ah ku diley deegaan ka tirsan Harawa. Wararka ayaa sheegaya...
Xildhibaan Isaaqa ayaa Muuse Biixi faray inuu dibedda u tuuro Prof Axmed Ismaciil Samatar iyo Prof Cali Khaliif Galaydh oo...
Waxa manta is rasaasayn ka dhacdey garoonka magaalada Kismaayo ee uu ka taliyo maamulka Axmed Madoobe oo taageero ka hela...
Cuqaal ka tirsan beelaha Maxadcase (Samaroon) ayaa jawaab siiyay cuqaal ka tirsan beelaha Ciise oo sheegtay dhul Samaroon oo ka...
Cuqaasha beelweynta Makaahiil (Samaroon) ayaa si adag uga hadley xasuuqa lagula kacay saraakiishii reer Awdal ee Sool iyo Sanaag u...
Xildhibaan ka tirsan maamulka Somaliland kana soo jeeda Sool Ayaan waxba ula harin 18 May sheegayna in iyagu maalintaas qashinkaiska...
Maayerka gobolka Sanaag ayaa gobolkiisa ka fogeeyay dilkii foosha xumaa ee beesha Isaaq kula kacdey saraakiisha reer Awdal markii shirqool...
Waxa shalay magaalada Hargeysa yimi wasiir ku xigeenka arimaha dibedda siiba qaybta Afrika ee Masar. Wuxuu isla saaka ku kalahay...
Ciidanka xooga dalka gaar ahaan kuwa gobolka Shabeelaha hoose ayaa xoojiyay baacsiga argagixisada oo u diidey inay is urursadaan si...
Nimcooyinka bisha barakaysan waxa ka mida salaada Taraawiixda oo ah sunne rasuulkeena SCW uu tukadey. Hadaba waa maxy taraawiix. Taraawiix...