Siyaasiga Cali Faarax Cabdullaahi ayaa si adag uga hadley xaasuuqii Isaaq kula kacay laba sarkaal oo reer Awdal oo Sool...
Maxaa cusub
Gudoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha shacabka ayaa shaaca ka qaaday in xildhibaano farobadan iska fadhiyaan Muqdisho hadana mishaharku u...
Shirkale oo la leeyahay dalkaasi Ingiriisa ayaa la sheegay inay gaaskale oo xad dhaafa ka heshay dghulka Somali galbeed gaar...
Shilkan ayaa ka dhacay tuulo lagu magacaabo Miridha oo teedsan laamiga weyn ee dawladii dhexe dhistey ee aada Hargeysa kana...
Raiisal wasaare ku xigeenka Somaliya ayaa fashiliyay fursad seegtay Muuse Biixi oo had iyo jeer ku taama inuu dawlada Somaliya...
Waxa lagu guulaystey oo la fashiliyay iska markaana bishan barskaysan Alle baajiyay dhiiga Muslimiin argagixisada gaakeybta Muslmiinta ku rabeen inay...
Ayadoo aduunka Muslimka ah ay maanta bilow u tahay bisha narakaysan ee Ramadaan ayaa waxa jira gobol ka tirsan Somaliya...
Shaadiyo Sharaf ayaa dagaal ugu jirta sidey sodehdeed guriga uga saari lahayd halka sodehdeed Iyana dhinaca kale dagaalka ka wado....
Prof Axmed Ismaciil Samatar oo aad loogu qasaaray kadib markii uu qaatey fikrada goosadka kaaga darankana ku biirey xusbiga qabqable...
Madaxweynihii hore ee dalka musuqa badan ee Nayjeeriya Obasanjo ayaa Hargeysa ku soo qaldamay maantana la kulmey Muuse Biixi. Obasanjo...
Madaxweyne Farmaajo ayaa Garoowe ka furey shir aan Somalidu wadan oo ah mid laga soo diyaariyay Nayroobi kadibna la dul...
Iyadoo Muslimiinta caalamku isku diyaarinaayaan bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa wadamo Muslimiina ay ku dhawaaqeen xilliga ay bilaabmi doonaan...
Suldaan Ibrahim Jaamac Samatar ayaa marka hore tacsi u direy ehelada saraakiishii reer Awdal ee shirqoolka lagu diley. Isagoo ka...
Kadib xasuuqii foosha xumaa ee Isaaqu kula kacay laba sarkaal oo ka soo jeeda gobolka Awdal ayaa waxa baxsadda badhasaabka...
Maamulka Somaliland ee degmada Ceerigaabo ayaa sheegaya in dad loo qabtey xasuuqii beesha Isaaq ugu gaysatey saraakiil reer Awdala oo...
Siyaasiga Ismaaciil Hure Buubaa ayaa sheegay in Muuse Biixi waxba ku qaadayn xoog ee ay muhiim tahay inuu hagaajiyo talada...
Wararka ka imaanaya dalkaasi Bakistaan ayaa sheegaya in dad gaaraya 90 qof oo caruur u badan la qaadsiiyay jeermiska keena...
Bisha barakaysan ee Ramadan ayaa waxba inaga xigin laakiin waxa is weydiinleh goorma ayay bilaabmi doontaa. Bisha barakaysan ee Ramadaan...
Shacabka gobolka Sanaag gaar ahaan kuwa Ceerigaabo ayaa si adag uga Hadley bandoo Muuse Biixi sheegay inuu ku soo rogey...
Dhamaan bahda Araabinews waxay hambalyo u dirayaan boqorka Biixi Yuusuf Jaamac iyo boqorada Canab Cali Aadan Yaabe oo meherkoodu ka...
Madaxweynaha ayaa dul istaagay shaqooyinka dib-u-dhiska iyo dayac-tirka ah ee lagu wado Tiyaaratka, Madaxafka iyo Maktabadda Qaranka, isagoona goobahaas kula...
Prof Cali Khaliif ayaa sheegay inuu quus ka joogsaday la hadalka Muuse Biixi. “Heshiiskii Caynaba aanu ku kala Saxeexanay, wuxuu...
Gilaha wasiirada ee dawlads Somaliya oo uu hogaaminaayo raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ansixiyay sharciga doorashada ee dalka. Sharcigan...
Kadib kulan fashil ku dhamaadey oo ka dhacay Hargeysa ayaa Muuse Biixi ku guul daraystey inuu meelmariyo bandooga uu ku...
Madaxa Somaliland ayaa maanta xabsiga u taxaabay haween dalbadey in dhibkooda wax laga qabto. Haweenkan ayaa sheegay in magafe ku...
Wasiirkii warfaafinta ee dawlada Somaliya ayaa ka hadley sababta uu isku casiley. Daahir Maxamuud Geelle oo qunyar socoda ayaa xilka...
Xisbiga Wadani ayaa diidey bandooga Muuse Biixi ku soo rogey deegaano ka mida gobolka Sanaag kadib markii shirqool lagu diley...
Qoyska Allaha u naxariistee abwaan Timacadde oo si weyn Somalidu u taqaano halgankiisii gaalo nacaybka iyo weliba hoga tusaalaynta ummada...
Waxa habeenkii afraad ka socda Muqdisho hawlgalo hurdada loogu diidey argagixisada qaraxyada iyo miinooyinka ka fulinaysay magaalada ayagoo kaashanaya dawlad-diidka....
Maxamed Nuur wuxuu ahaa askari booliisa oo muddo aan badneyn u shaqaynaayay booliiska dalkaasi Maraykanka gaar ahaan gobolka Somalidu ku...