Xisbiga Wadanu ee maamulka Somaliland ayaa dibedda u soo saaray xiriirka ka dhexeeya Muuse Biixi iyo siyaasiyiinta dawlada dhexe oo...
Maxaa cusub
Madaxii jeelkii Cabdi Iley dadka ku iqaabi jirey ee loi bixiyay jerl Ogaadeniya ayaa gacanta lagu dhigey asagoo baxsada. Jeelkaas...
Cabdi-Qani isku-filan iyo jacaylkooda oo muddo baxsad ahaa ayaa askar loo dalbadey kadibna laga soo qabtey baadiyaha halkaas oo reeraha...
Madaxda Galmidug oo uu ugu horeeyo gudoomiyaha barlamaanka ayaa eedayn kulul u jeediyay maamulka Puntland iyo qaar ka mida xisbiyada...
Kadib kibir xoogan oo Kiiniya ku bilowdey dawlada Somaliya iyoo shacabka Somaliyeed ayaa waxa la filayaay in dawlada Somaliya haba...
Musharaxa mdaxa maamulka Jubba ayaa ka badbaaday isku day dil oo laga maleegaayay gurigiisa dhinaca dambe. Ilaalada wasiir ku xigeenkii...
Miinooyinkii ay aaseen ciidamada maamulada Somaliland iyo Puntland oo ku qarxay dadkii shacabka ahaa deegaanka Tukaraq. Ciidamada labadan maleeshiyo ayaa...
Waa qayb kale oo xiise leh jacaylka baxsadka. Waxase soo baxaya jacaylo cusub oo iyaguna wadada ku soo jira. Xildhibaankii...
Faysal Waraabe oo ku khalkhalay madaxda Somaliya siiba madaxweynr Farmaajo ayaa si cad u qirtey inuu la kulmey madaxda dawlada...
Masjid Muqdisho laga dhisay oo loo dhisay hay'adda sirdoonka ayaa loogu magacdaray mid ka mida shantii golaha sare ee kacaankii...
Madaxweynaha Somaliya Farmaajo ayaa booqasho ku tagey dalkaasi Koofur Afrika ee sida xoogan Afrikaanku ugu dilaan Somalidu ugu tagtey dhulkooda....
Waxaan la soconaa in Yuhudu ahayd kuwa xagjir Taram geliyay inuu ka baxo heshiiskii madaxweyne Obama la galay Iiraan, waxay...
Waxa usbuucii hore dalka Maraykanka la soo gabagabeeyay dacwad SNM ku qaaday sarkaal ka tirsanaa ciidanka qaranka ee cadowga ka...
Waa qayb kale Cabdi-Qani Isku filan iyo jacaylkiisa oo nolosha saxda ee baadiyaha la qabsanaya iyo muranka jacaylkiisa iyo gabdhaha...
Golaha wasiirada ayaa ansixiyay safiirka cusub ee Somaliya u joogi doona dalkaasi Qadar. Hadaba waa kuma safiirkaas cusub ee jagadaas...
Maraykanka ayaa raadaaro ugu rakiban Norway ku talojirey in muddo ahba inuu casriyeeyo, waxase taasi ka horyimi Ruuushka oo sheegay...
Qaar ka mida salaadiinta gobolka Awdal ayaa tacsi u diray ummada Somaliyeed geerida shahiid Xuseen Ceelaabe Faahiye oo argagixisada Wahaabiyada...
Waa qayb kale sheekada Cabdi-Qani isku-shuban iyo jacaylkiisa ku nool baadiyaha. Jacaylkiisa ayaa dagaal ka bixi weyday markana waxa ku...
Horjoogaha Jubba Axmed Madoobe ayaa markale ku dhawaaqay dagaal ka dhana Wahaabiyada ku sugan goobo badan oo ka mida gobolka...
Waxay ahayd maanta barqadii markii argagixis ka tirsan kooxda gaalaynta Muslimiinta ee wahaabiyada shabaab uu isku dayay inuu isku qarxiyo...
Waxa dhawaan barlamaanka dawlada dhexe ansixisay sharciga batroolka oo muddo hor yaalay aqalka barlamaanka. Dalka ayaa noqdey jaantey furan waxana...
Waxa manta is-qarxinttii dhiigmiiratada kooxda gaalaynta Muslimiinta ku shahiidey Xuseen Ceelaabe Faahiye oo ahaa xildhibaan soona qabtey jagooyin ad u...
Qaar ka mida waxgaradka gobolka Awdal ayaa baaq ka direy dhamaystirka wadada muhiimka ah ee Boorama ilaa Saylac oo ilaa...
Waxaa dalka Maraykanka Maxkamad ku taalla ay soo Afmeertay Kiiska Dacwado Xubno kasoo jeeda beesha Isaaq ay ku soo oogeen...
Banaanbax aad u balaadhan ayaa ka dhacay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag kadib markii shalay uu deegaan ka mida ka...
Dawlada Somaliya ayaa faahfaahin dheeraada ka bixisay nafti-halige argagixiso oo isku qarxiyay Muqdisho gaar ahaan daljirka dahsoon. Waxa la sheegay...
Siyaasiga Cali Faarax Cabdullaahi oo isku fasal ahaan Faysal Waraabe ayaa kabaha la dulmaray kadib markii Faysal Waraabe sheegay in...
Roob lagu diirsaday laakiin gaystey khasaare hantiyeed ayaa ka da'ay Saylac iyo deegaanada hoostaga. Roobkan ayaa burburiyay hanti dad danyara...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Somaliya Dr C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa fariin u diray ganacsatada Somaliyed waxaana uu kula dardaarmay inay ilaashadaan...
Ciidamada Ilaalada Xeebaha dalka Jabuuti ayaa ku guuleystay inay soo badbaadiyaan 120 naftood haligeliyaala oo ay Soomaali ku jiraan, Xilli...