Galmudug ayaa diidey in Cabdiwelli Gaas hoosta gashado. Banaanbax balaadhan oo maanta magaalada ka dhacay Cadaado ayaa lagu taageeray madaxweyne...
Maxaa cusub
Saleebaan Maxamuud ayaa Puntland u mahadceliyay Muuse Biixina ku sheegay inuu ka baqayo inuu qabto doorashada. Ma arkayo hawl uu...
Suldaanka Cumaan Qaabuus ayaa la kulmey madaxa Yuhuuda Natanyaahuu booqasho la qariyay oo mardambe laga sii daayay saxaafada. Madaxa sirdoonka...
Sadex horjooge oo ajaanib ku xiran ciidan ma samaysan karaan ciidan ay ku carqaladeeyaan dawlada dhexe. Sadexda horjooge ee Cabdiwelli...
Bahweynta Cabdalle Makaahiil (Samaroon) ayaa duco ku qabsadey duleedka caasimada ARAABI. Kulanka bahweynta Cabdalle Makaahiil ayaa yimi markii deegaanka in...
Suuqii bacadlaha ee Laascaanood ayaa gubtey iyo hanti ku burburtey. Suuqa ayaa xiriiri ah waxana ay keentay in dabka noocan...
Muuse Biixi waa ku fashilmey xalinta xanaftii doorashada beelaha ISAAQ dhexdooda. Muuse Biixi aya sidoo kale ku fashilmey inuu wax...
Kaluumaysatada Lughaya ayaa ka hadley waxyaalada ka soo gaartey roobabkii u dambeeyay. Saylici ayaa ku fashimey inuu wax u qabto...
Wafdi ka socda ururka iskaashiga Islaamka ayaa Muqdisho soo gaaray. Wafdiggaan ayaa waxa ka mid ah Boqortooyada Sucuudiga, Turkiga iyo Malaysiya,...
Diyaarad dhaawacyo culus sida ayaa Muqdisho ka soo degtay. Diyaaradan ayaa ka dhaawacyada ka soo qaadey gobolkla Sool halkaas oo...
Beelaha darifyadu kama muuqdaan siyaasada Somaliland. Xisbiga Wadani oo hada ku soo baraarugey cabaad ka soo bixi jirey siyaasiyiinta derifyada...
Wararkii u dambeeyay ee ka soo baxaya Turkiga ayaa sheegaya in Sucuudigu markale diidey in la baaro goob biyuhu fadhiistaan...
Colaada gobolka Sool oo lagu eedeeyay gudoomiyaha guurtida Somaliland. Waxa isku cunaya deegaanka Dhumey maleeshiyo aan la garanayn colaada ka...
Jeneraal Caare miyaa soo weeraray Ceel-afweyne. Badhasaabka Sanag Timbaro ayaa durba uu galay khalkhal kana hadley jeneraalka oo soo galay ...
Itoobiya ayaa markale kor u qaadey boosaska haweenka madaxweynana u dooratey haweenay lagu magacaabo Sahle work Zewdie oo safiir ka ahayd...
Huteelada Muqdisho qaarkod ayaa looga digey arin halis ku ah dhaqanka haddii lagu helana laga xiri doono. Dhaqanada soo baxay...
Siyaasiga Prof C/samad Nageeye ayaa Xasan Sheekh si fican u tilmaamey. Xasan Sheekh ayaa intii uu ahaa madaxweynaha Somaliya ku...
Xaajaba la yaab lehe, waxa soo baxay xogo cusub, oo ku salaysan maamulka askariga ( Raggii Ma Adigaa Ka hadhay)...
Gudoomiyaha cusub ee gobolka Harawa ee dawlada Somali galbeed ayaa lagu caleemo saaray magaalada Dharwanaaje oo iyadna sanadkii 2016 loo...
La taliyihii Siilaanyo siyaasiga Cabdullaahi Jawaan ayaa sheegay inuu 10 bilood raadinaayay Muuse Biixi. Waxa walaac xoogan ka jiraa ayadoo...
Muuse Biixi oo siyaasadeeyay diyaarad daawo u sidey Sool dibna u celiyay. Dagaal beeleedka Sool ayaa la rumeysan yahay inay...
Soomaali ku eedaysan dilka gabadh cadaana ayaa lagu qabtey Maraykanka gaar ahaan Kolombus.. Gabadha ayaa dilkeedu dhacay 14-kii bishan. Booliska...
Isxilqaankii Madaxweyne Farmaajo oo gaaray Burco iyo Hablo tabaruc ka bilaabey gobolka iskuna xilqaamay horumarinta gobolka. Hadaba maxaa kalifey xilli...
Siyaasi qayb weyn ka ahaa burburkii dalka ayaa Hargeysa dib u yimi. Cumar Carte Qaalib ayaa noqdey raiisal wasaare markii...
Dawlada Somaliya ayaa war ka soo saartey dagaal beeleedka gobolka Sool. Tuulada Dhumey ee gobolka Sool ayaa waxa isku cunaya...
Madaxweynaha Turkiga Rajab Erduqaan ayaa daboolka ka qaadey sidii gacanku dhiigle Maxamed Salmaan u xasuuqey suxufi Jamaal Khasooqi. Erduqaan ayaa...
Faadumo Siciid ayaa ka yaabtey Muuse Biixi oo kursigiisa durba shiki geliyay. Faadumo Siciid ayaa sheegtay in ixtiraafkii daaqada ka...
Gudoomiyihii xisbiga Wadani ee Awdal C/kariin Maal ayaa markale saxaafada la Hadley markana isku dhiibey Muuse Biixi iyo xisbigiisa Kulmiye....
Roob maalmihii u dambeeyay Boorama ka da'aayay oo barakac abuurey. Raxmada RABI ayaa gobolka ka qaadin ayadoo sanadihii u dambeeyay...
Dhaxalsuge Maxamed Salmaan ayaa la xaqiijey inuu la hadley suxufi Jamaal Kasooqi inteyna ku dhex dilin qunsuliyada ay ku leeyihiin...