Dil foolxun oo cirweyni ayaa ka dhacay Muqdisho kaas oo suda la sheegay nin uu ku diley walaalkii oo qolqol...
Maxaa cusub
Raiisal wasaaraha Itoobiya Cabi Axmed ayaa amrey in ooda laga qaado maxaabiista ku jirta jeelka weyn ee Jigjiga ee loo...
Dilka Oromadu ku wado Somalida oo kordhey iyo 5 Smali oo lagu diley Jinacsani oo ah magaalo qadiimi ah oo...
Saraakiisha dhalinyarada ee ku jira ciidanka oo soo badanaya. Taliyaha ciidanka qaranka Jeneraal Gorod ayaa la kulmey dhalinyarada ciidanka ku...
Garaad Cabdullaahi Cali Ciid ayaa ka yaqyaqsoodey Axmed Ismaaciil Samatar oo xoolo siiyay askarta Muuse Biixi ee Tukaraq ku barakiciyay...
Maayerka Boorama ayaa ka jawaabay eedaymo soo noqnoqanaya oo ku saabsan inuu cashuuro korodhsadey iyo musuq baahsan. Xafiiska maayerkan gfadhiidka...
Xasan Cali Kheyre ayaa eryay wasiir ka tirsan xukuumadiisa. Xukuumada Xasan Cali Kheyre oo xad dhaafa ayaa wasiirada badankoodu iska...
Itoobiya iyo Eritariya ayaa qalinka ku duugey heshiis hordhaca oo labada u sahlaya inay ka baxaan xiriiriga ay u jiraan....
Saraakiil lagu tuhmayo inay fududeeyeen weerarkii argagixisadu ku qaadey wasaarada arimaha gudaha ayaa jeelka loo taxaabay ayadoo la bilaabay baaritaano...
Madaxweyne Farmaajo ayaa Ku sugan Turkiga halkaas oo lagu soo dhaweeyay. Madaxweynaha ayaa casuumad ka helay dhigiisa Turkiga Erdogan oo...
Oday 70 jir ah oo argagixisadu ku dishey Muqdisho. Argagixiso hubeysan ayaa si toosa wejiga uga toogtey oday 70 jir...
Waxgaradka reer Awdal ayaa si adag uga hadley dhulboob Muuse Biixi ka wado banka Wajaale. Muuse Biixi ayaa cagafyo keensaday...
Salaadiinta beelaha Makaahiil (Samaroon) oo ayaa ka hadley qodobadii shirkii beelaha Garxajis (ISAAQ) ee dhawaan waka laga soo saaray. Salaadiintan...
Dadkii Muuse Biixi ka qixiyay Tukaraq oo waraabe faroba'as ku hayo. Dadkaan ayaa qaylodhaan ka soo saaray ayagoo sheegay in...
Axmed Ismaaciil Samatar ayaa ka qaybgalay dagaalka Tukaraq asagoo xoolo nool oo adhi ku khasaariyay maleeshiyada jeegaanta ee Tukaraq joogta....
Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa booqdey dadkii ku dhaawacmey xasuuqii argagixisadu shalay ka fulisay wasaarada arimaha gudaha oo dhow...
Muuse Biixi ayaa tiraba laba jeer ku hungoobey waraaq uu u qortey Cabi Axmed. Waraaqda ayaa ahayd codsi uu ka...
Raiisal wasaare Cabi Axmed ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Eritariya. Wadooyinka dalkaasi oo dhan ayaa lagu xardhey sawirka Cabi...
Qorshaha lagu soo saarayo wiilasha Tayland ee ku jira buurta hoosteeda oo bilaabey. Masuuliyiinta Tayland ayaa cadeeyay in 18 quusayaal...
Xubnaha Dhulbahante ee ku jira maamulka Somaliland ayaa dagaal iclaamiyay. Xubnahan oo uu horkacayo Saleebaan Koore ayaa iclaamiyay dagaal kadib...
Puntland ayaa ciidankii ugu badnaa keentay aaga gobolka Sool oo ay isku horfadhiyaan Jeegaanta Muuse Biixi iyo taageereyaashiisa Dhulbahante ayadoo...
Faahfaahin weerar isqarxin oo argagixisadu ku qaaday wasaarada arimaha gudaha iyo tan amniga oo isku hal guri ah kuna dhow...
Yaa loo qabtey kufsi foolxun oo lagula kacay haweenay 85 jir ah oo ku nool xero barakaca oo u taal...
Kaluumaysato Somali ah ayaa la soo badbaadiyay. Kaluumaysatadan ayaa ku jirey badda weyn e Somaliyeed qaybta Koofurta iy bartamaha dalka....
Lacag intee leeg ayaa Jabuuti ka soo gasha qaadka waa barnaajim telefishan Faransiisa ka diyaariyay qaadka ayagoo oo dhinaca kale...
Shacabka Dilla ayaa si xun uga caroodey Muuse Biixi oo curyaamiin xirey. Banaanbax ayaa maalintii labaad ka socda degmada Dilla...
Gurmadkii ugu horeeyay oo gaaray shacabka Mudug oo iska dulqaadaya heeryada argagixisada. Waxa baryahanba shacabka reer Mudug ee deegaanada Caad...
Booliiska Koofur Afrika ayaa faahfaafiyay nin Somali ah oo midi ku diley dad masaajid ku tukanaya. Ninkan ayaa booliisku dileen...
Aduunka ayaa la tacaalaya 12 wiil iyo macalinkooda oo laga helay gunta buur hoosteed kadib markii la waayay muddo 10...
Madaxweyne Farmaajo ayaa si weyn oo cajiiba loogu soo dhaweeyay Jabuuti. Madaxda dalka oo uu horkacayo madaxwynaha Jabuuti ayaa garoonka...