Cali Khaliif welli wuxuu shirinayaa dad una shirinayaa Laascaanood. Maamulka Somaliland oo welli ku Dhaka wareersan heshiiska Cali Khaliif lala...
Maxaa cusub
Suldaan Abshir ayaa welli raadinaya deeqdii duufaanada ee gobolka Awdal asagoo sheegay in malaha kiishash laga buuxsaday ama Saylici u...
Culimada u tagey degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag dhexdhexaadinta beelaha ISAAQ ayaa la tiriyay. Colaadan u dhaxaysa beelaha ISAAQ ayaa...
Maxaa looga hadlayaa shirka Somalida uga furmaya xarunta reer Yurub ee Barasalis. Waxa shirka oo maanta furmaya jooga madaxwynaha Somaliya...
Xildhibaan Siciid Warsame Gaandhi ayaa qarxiyay xafiis baasaboorada Somaliga bixiya oo Muuse Biixi si qarsoodiya uga furtey Hargeysa. Waxa maamulku...
Faransiiska ayaa garaacay Kurueeshiya kuna guulaystey koobka aduunka markii labaad. Faransiiska ayay ka fadhidey ciyaarta qaybteedii hore waxana weerar joogta...
Axmed Muumin Seed ayaa cambaareeyay xildhibaano reer Awdala oo saami ka dalbadey Muuse Biixi. Axmed Muumin oo Muuse Biixi ugu...
Taliyihii Axmed Madoobe ka celiyay Kismaayo ayaa ka hadley sidey wax u dhaceen. Sareeyo guuto Cali Maxamed Maxamuud oo xilka...
Meydka argagixisadii lagu diley weerarkii shalay oo welli yaala halkii lagu diley. Argagixisadan oo afara oo lays dulsaaray ayagoo xiran...
Sidee madaxweyne Farmaajo loogu soo dhaweeyay Beljimka oo shir bahdila loo fureyo. Shirka madaxweynaha Somaliya ka qaybgalayo oo ay diyaariyeen...
Madaxweynaha Khaatumo Cabdi Cagalule ayaa dibedda u saaray isku dirka Cali Khaliif ka dhexbilaabay Dhulbahante dhexdiisa. Cabdi Cagalule oo sanadkii...
Faysal Waraabe oo faankii lagu yaqaanay saxaafada la soo istaagey iyo casuumad uu u direy ninka Somali Itoobiyaanka ee Qalbidhagax...
Boqorka Gabooye ayaa kabahala dulmaray Saylici oo ka reebay dhexdhexaadinta beelaha ISAAQ ee ku dagaalamaya Ceelafweyn. Boqorka Gabooye ayaa yiri...
Faahfaahintii u dambeysay argagixiso weerartay agagaarka madaxtooyada Somaliya. Argagixisada oo hadda la diley dhamaantoodba ayaa waxay soo xirteen dharka ciidanka...
Taliyihii Axmed Madoobe u diidey Kismaayo ayaa ka degay Garbahaaray. Taliye Cali Maxamed Maxamuud ayaa loo magacaabay qaybta 43-naad ee ciidanka...
Madaxweynaha Eritariya ayaa beri oo Sabtiya ku sii jeeda Itoobiya. Socdaalka madaxweynaha Eritariya ayaa imaanaya kadib booqasho uu Cabi Axmed...
Siyaasi been ku qabtey Cali Khaliif oo yiri maba ogeyn dagaalka Tukaraq. Siyaasigan da'da yar ee jooga Laascaanood ayaa yiri...
Ingiriiska ayaa banaanbax weyn kala hortagey Trump una muujiyay sidey u neceb yihiin. Trump oo lagu yaqaan isku dirka dadka...
Maamulka Axmed Madoobe ayaa Kismaayo u diidey taliye ciidan oo dawlada dhexe u soo magacaabtey xerada 43-naad oo ay degan...
Imisa lacag ayuu helayaa xulka ku guulaysta koobka kubadda cagta aduunka. Waxa dhamaad ku dhow koobka aduunka oo Axada soo...
Ninka ugu cidiyo dheer aduunka oo Hindi ah ayaa ugu dambeyn laga jaray. Ninkan oo lagu magacaabo Shridhal Shilaal ayaa...
Cali Khaliif ayaa hadda leh waxba kama ogin dagaalka Muuse Biixi ku qaaday Tukaraq dhinaca kalana welli rajaynaya in Muuse...
Wasiirka duulista ayaa amar ka soo saaray adeegyada ay helaan rakaabku gaar ahaan diyaaradaha ka shaqeeya madaarka magaalada Muqdisho. Wasiirka...
Masuuliyiinta kilinka shanaad ee Itoobiya ayaa xaqiijyay maxaabiis ooda laga qaaday kadib amarkii uu bixityay raiisal wasaaraha cusub ee Itoobiya...
Xeebta gobolka Awdal ee duufaantu ku dhufatay ma u baahan tahay caawiyo markaad fiiriso muuqaalkan. Dhawaan ayay ahayd markii duufaani...
Kurueeshiya ayaa garaacdey Ingiriiska oo daalay lana ciyaari doonta Faransiiska maalinta Axada ciyaarta kama dambeysta oo ka dhici doonta garoonka...
Muuse Biixi habaryartii ayaa ka qayliday gudoomiyaha hay'adda shaqaalaha ee maamulkiisa kaas oo welli jagada sii haya inkastoo jagadu tahay...
Puntland ayaa hub ka dhigis ku bilaabaysa qaybteeda Gaalkacayo. Gudddoomiyaha Magaalada Gaalkacyo ee Puntland Mudane Maxamuud Yaasin Axmed Tumey ayaa warbaahinta...
Madaxweyne Farmaajo ayaa dalka ku soo laabtey kadib socdaalkii Turkiga. Madaxweynaha ayaa ka mid ahaa madaxda 20 dal oo lagu...
Xulka Faransiiska ayaa garaacay Beljim sidaana ku gaaray ciyaarta kama dambeysta. Beljim ayaa muujisay ciyaar xoogan laakiin dhaafi wayday difaaca...