Somali ku xaniban deegaan u dhexeeya dhulka Somalida iyo Oromada oo la yiraa Guji. Deegaankan ayaa ayaa waxa ku soo...
Maxaa cusub
Muuse Biixi waa diidey lacag Muqdisho uga timaada maxaa markaasi la gudboon dawlada Somaliya si ay deeqda ay xaqa u...
Nin argagixisada u qaabilsanaa duubista xasuuqyada ay gaystaan iyo miino xirista ayaa maxkamad la soo taagey ugu dambeyn. Maxkamada ciidanka...
Muuse Biixi ayaa beeniyay inuu dirsaday Faysal Waraabe oo hadda sheegay uinay ka mid yihiin maamulada Somaliya, waxoodana u raadsadey...
Suldaanka beelaha Garxajis ( ISAAQ) ayaa si adag ugu jawaabay kan Muuse Biixi oo aflagaadeeyay beelaha Garxajis. Maaha markii ugu...
Doon ay saarnaayeen 160 qof oo Somali u badan ayaa ku degtay xeebta dalka burburey ee Yaman. Somali iyo Itobiyaan...
Xarunta Puntland oo ay ka dilaacdey arin dadku ay aad u qaylinayaan oo uu ku fashilmey in Cabdiwelli Gaas wax...
Gaari miino ay ku xirtey argagixisada ayaa ku qarxay Muqdisho iyo khasaare jira. Gaarigan oo ahaa kuwa raaxada ayaa waxa...
Ku xigeenka Faysal Waraabe ayaa qaba in Awdal saami ka maqney laakiin ay u baahan yihiin inay wax akhriyaan. Buuni...
Maraykanka ayaa ka farxiyay Somali haysata sharciga aan joogtada ahayn dalkaasi. War ka soo baxay wasaarada arimaha gudaha ee dalkaasi...
Faysal Waraabe ayaa hadda qirsan inay dawlada Somaliya ka mid yihiin. Faysal Waraabe oo sheegta inuu toogan lahaa qofkii Xamar...
Maraykanka ayaa urur diimeed kale oo ka jira dalka ku daray liiska argagixisada. Ururkaan oo aan hore loo maqal ayaa...
C/raxmaan Ciro ayaa taabtey saami qaybsiga sheegayna inay Muuse Biixi u taalo una oolin guurti wqtigeedii dhacay oo lacagta masaakiinta...
Siyaasiga Cali Gurey ee maamulka Somaliland kana tirsanaa kooxdii indha lahayd ee SNM ee Mingeste hubka soo siiyay ay ku...
Somaliya ayaa ku biirtey suuqa ganacsiga ee bariga iyo Koofurta Afrika. Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo qalinka ku duugey...
Halkee ku dambeysay lacagtii Imaaraadka ee lagu qabtey garoonka Muqdisho. Lacagta la qabtey ayaa ku dhaweyd 10 milyan oo doolarka...
Muuse Biixi go'aan kama gaari karo masayrka gobolada Sool iyo Sanaag waa hadalkii Cabduwelli Gaas oo maamuladii ka hioreeyay lumiyeen...
Maxkamada ciidanka ayaa dhalinyaro ka tirsanayd ciidanka xukuno ku ridey. Dalinyartan ayaa ka tirsanaa guutada 14-ka Oktoober oo maalmo hore...
Madaxweyne Farmaajo ayaa la kulmey Cali Khaliif iyo Faysal Waraabe oo isagu dood maran la yimi Meesha rabayna inuu isku...
Oday dhaqameed ku daalnaya armey inoo dhaamaan habar dhaqameed Somaliyeed si aan uga baxno dhibaatada qabiil iyo qolooyinka ku doodaya...
Beel Ciise oo dhul looga celiyay beel Samaroon ayaa si cadho leh uga hadashay sida wax u dhaceen. Dhulka Meesha...
Gabadh yar ayaa dhiig bax ugu dhimatey magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug sida ay sheegeen dhaqaatiirta isbitalka magaalada oo isku...
Xiriirka Itoobiya iyo Eritariya oo xawli ku socda iyo diyaaradii labaad oo Asmara u duushey. Kadib siyaasada furfuran ee uu...
Xildhibaanka xisbiga Wadani ee C/qaadir Jirde aya ku qarxiyay Muuse Biixi sheegayna in Itoobiya wax abal ah ugu haynin dekedda...
Siyaasi Mawliid Daahir oo reer Awdala ayaa qaba in qori caaradii lagu raadsado saamiga. Wuxuu yiri hadaan saami kaa maqan...
Wasiir Beyle oo uu ku dhegan yahay wasiiru dawlihiisa iyo warqad uu ka qorey. Maxamed Xayir Ibrahim ayaa warqad qoraala...
Xildhibaanada reer Awdal ayaa ka xanaaqay jawaab Muuse Biixi ku diidey in xukunka lala qaybsado. Muuse Biixi ayaa markiiba diidey...
Maamulka Galmudug ayaa gacanta ku dhigey nin ku kacay fal dadku ka anfariireen kadib markii uu diley xaaskiisa oo weliba...
Nin ku dhacay jariibo aad u weyn ayaa maamulka Jubbaland gacanta ku dhigeen. Jariibadan oo ay ka weyntahay KALIYA RABI...
Muuse Biixi ayaa war qoraala ku diidey inuu saami u furo beelaha aan ISAAQA ahayn. War qoraala oo uu siiyay...