Dhacdada haweenay Somaliyeed oo wadada ku umushey. Dhacdadan ayaa ka dhacdey Muqdisho gaar ahaan mel aan ka fogeyn isbitaal Banaadir....
Maxaa cusub
Muuse Biixi ayaa ka faaiideystay hadalkii maamul goboleedyada ee deeqaha. Maamul goboleedyada ayaa sheegay inay taageereen go'aan dawladu soo saartey...
Madaxweyne Farmaajo ayaa dhagax dhigey taalada daljirka dahsoon maalinta weyn ee la eryay Ingiriiska ee 26 Juun. Madaxweynaha ayaa marka uu...
Wasiir ka tirsan Kiiniya ayaa qarxisay in qarash loo waayay derbiga ay rabaan in ay ka dhisaan xuduud beenaadka u...
Xoriyada aan maanta haysano dhayal laguma bixin waa hadalkii madaxweyne Farmaajo ka jeediyay calan saarka maalinta weyn ee 26 Juun...
Qaab cusub oo loo saaray calan saarka xaflada xoriyada 26 Juun oo caawa ka dhacdey caasimada Muqdisho iyo dhamaan gobolada...
Diyaargarowga beri ee maalmaha xoriyada ayaa Muqdisho laga bilaabmey. Caawa oo ah 26 Juun ayaa ahaan jirtey maalin ku weyn...
Muuse Biixi ayaa weli ku doodaya inuu ka maqan yahay dhul Ingiriis dhaxal u siiyay. Muuse oo weerar cusub ku...
Siyaasiyada xisbiga Wadani Faadumo Siciid ayaa ka deyrisay beenta Muuse Biixi weli u sheegayo shacabka sheegtayna in hawada lala wareegay...
C/raxmaan Ciro ayaa qeexay wuxuu ka filayo shirka beeshiisa Garxajis (ISAAQ). Shirkan ayaa u muuqda midayna ka soo baxayn waxa...
Sida ay xaqiijeen masuuliyiinta degmada Warshiikh oo Muqdisho u dhow ayaa sheegay in duleedka deegaan ka mida lagu diley shan...
Raawa Altaweli weli ma rumeysna inay Sucuudiga gaari ku kaxaynayso. Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa farxada haweenay xaasley ah oo...
Erdogan ayaa ku guulaystay doorashada madaxweyne ee dalkaasi ka dhacdey maanta ayadoo dad aad u farabadan u soo baxeen inay...
Raisal wasaaraha (RW) Itoobiya Abiy Axmed Cali ayaa booqdey dadkii ku dhaawacay qaraxii isku soo baxa nabada Itoobiya ee ka...
RW Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadley laanta hawada Somaliya oo hadda si toosa looga maamulo caasimada Muqdisho inta aanu...
Taliyaha ciidanka Muuse Biixi ayaa si toosa ula hadley madaxweyne ku xigeenka Puntland. Nuux Taani ayaa u sheegay Camey in...
Shirkii beelaha Garxajis (ISAAQ) ayaa ka furmey Saaxil halkaas oo cuqaasha beeshu ka soo wada qaybgaleen. Suldaanka Faysal Waraabe oo...
Laba haweena ayaa xalay lagu diley Gaalkacayo. Sida ay ku warameen dad ka ag dhawaa goobta haweenkan ehelka lagu diley...
Turkiga ayaa u dareeray doorashada madaxweyne iyo ta barlamaanka. Doorashadan ayaa imaanaysa ayadoo laga guurayo jagada waqti lumiska ee raiisal...
Xildhibaan Mareykan ah oo cunsuri ah hadana u nasteexeeyay Somalida ka shaqaysa hilibka doofaarka. Ninkan oo lagu magacaabo Steve King...
Madaxweyne Farmaajo ayaa kormeer kedisa ku tagey xero ciidan oo ku taal Muqdisho halkaas oo ay ku jiraan ciidan loo...
Jarmalka ayaa daqiiqadii u dambeeyay ka nixiyay Iswiidhan oo is dhigatey. Jarmalka oo la filayay in gurigiisa loo diro ayaa...
Puntland ayaa ka mahadcelisay sidii reer Awdal uga gilgisheen hadalkii Faysal Waraabe uu isku dirayay shacabka reer AWdal iyp Puntland...
RW Itoobiya Abiy Axmed Cali ayaa ka badbaadey bambaano lagu tuurey isku soo bax lagu taageerayay isbedelka cusub ee ka...
Dhaqaatiir jaamacada Camuud ka baxay oo mutadawacnimo lagu baray qalabka uurjiifta. Mid ka mida dhaqaatiirta ayaa ilaa 20 dhaqaatiir oo...
Marwo Foosiya Yuusuf X Aadan ayaa fikirkeeda ka dhiibatay halka khilaafka Imaaraadka iyo Somaliya uu ka yimi. Wahaabiyada Imaaradka iyo...
Ganacsatada Galkacayo ayaa diidey shilinka Somaliga marhore dhintey. Shilinkan oo dhintey 26 sano kahor ayaa waxa lagu daabacaa warshado buga...
Golaha dhaqanka beelaha Makaahiil (Samaroon) ayaa soo faqey deeq loo waday dadkii duufaantu ku dhufatey gobolka Awdal. Deeqdaas oo la...
Xulka Neyjeeriya oo kulul ayaa hilfaha u qaaday xulka Aysland. Neyjeeriya oo hurdey ciyaartii hore ee ay la ciyaareen Kuruesha...
Baraasiil ayaa daqiiqadihii u dambeeyay ku durdurisay Kosta Riika oo ciyaarta inta badan ku jirey difaac. Kosta Riiga ayaa rajaynaysay...