Maraykanka ayaa Erdogan ugu hanjabay cunaqabateyn haddii ay sii deyn waayo nin gaala oo hadda wargeysyada Turkigu sheegeen in xabsiga...
Maxaa cusub
Seerihii Araabiyo dhulka saxada leh loo tago socdaalada salaan ban u dirayaa. Waa codkii macaanaa fanaanada reer Jabuuti Nimco Yassin...
Madaxweyne Farmaajo ayaa taliye booliis dalacsiisay hal darajo iyo wuxuu ku mutaystey. Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeye gaas Bashiir Cabdi...
Dawlada Yaman ayaa Sucuudiga ka xirtey dekedda badda cas oo ay ka dhoofiyaan saliida u socota Maraykanka iyo wadamada kale....
Faysal Waraabe ayaa kabaha la dulmaray Muuse Biixi sheegayna in laga tashan doono haddii maamulku sidan ku sii socdo. Faysal...
Raiisal Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa eryay wasiirkiisii waxbarashada oo shalay soo saaray warbixin ku saabsan heerka waxbarashada dalka oo...
Qaban qaabiyihii argagixisada u qaabilsanaa qaraxyada iyo duubista xasuuqyada ayaa la xukumay. Maxkamada oo u fadhiisatey xukunka ninkan lagu qabtey...
Cadho ka dhalatey ciidanka Kiiniya oo kufsi kula kacay gabdho Somaliyeed oo la sheegay in dhexda loo galay kadibna gaari...
Kaluumaysato maalintii labaad la sugayo inay ka soo noqdaan badda Berbera iyo qaylodhaan laga fidiyay arintan. Maamulka Somaliland oo ku...
Faysal Waraabe mala xiri doonaa berito mar haddii dad shacaba xabsiga loo taxaabey oo iyagu Xamar tagey kana Hadley waxay...
Diyaarado dagaal ayaa waraaqo digniin ku daadiyay gobolka Sh Hoose. Sida ay dadka deegaanku sheegeen diyaaradahan aya waraaqaha daadiyay saakadii...
Sidee loo xaliyay murankii xajka ee u dhexeeyay Sucuudiga iyo dawlada Somaliya. Xajka ayaa doorkan muran galay waxana la sheegay...
Dawlada Somaliya ma aqoonsan tahay jaamacadaha ka jira dalka. Wasiirka waxbarashada dawlada Somaliya ayaa wax laga waydiiyay in dawladu aqoonsan...
Dilalka qorsheysan ee argagixisadu fulisay ayaa gaaray ilaa 70 qof. Dilalkan oo inta badan ka dhacay Muqdisho iyo gobolada Koofurta...
Reer Awdalow Muuse Biixi qori caaradii ayuu fahmaa ee ka heli maysaan saami waa hadalkii siyaasiga Cali Faarax Cabdullaahi oo...
Imaaraadka ayaa bilaabay shirqoolkii ugu weynaa una yeeraya madaxda Itoobiya iyo Eritariya. Shir uga furmay Abu-Dabay ayaa lagu gorfeyn doonaa...
Dagaal beeleed ka qarxay deegaan u dhow Ceel afweyn oo ay ka dhasheen khasaare labada dhinacba soo gaaray. Dagaalkan ayaa...
Dawlada ayaa digniin u dirtey hay'ado beena oo lacago ku soo qaata gudniinka. Hay'adahaas oo aan waxba qaban Karin Ayaan...
Qaylo dhaan ka soo yeeraysa deegaanka Tulli Guuleed ee ismaamulka halkaas oo baryahan ay ka taagneyd colaad u dhaxaysay Somalida...
Xisbiga Wadani ayaa ku dhawaaqay inuu dhalinyarada u furayo tartan ciyaareed ayadoo la ogyahay in Muuse Biixi bilaabey tartan sidaasa...
Aan ku qaybsano shaqada 4.5 haddii qabyaalada la deyn waayay. Waxa sidaas yiri masuul ka tirsan Somaliland oo khaati ka...
Wasaarada maaliyadu maxay kula heshiisay maamulada hoostaga dawlada dhexe. Waxa baryahan shir uu uga socde magaalada Muqdisho shir uu garwadeen...
Qaramada midoobey ayaa war ka soo saarey tirada qoxootiga Somaliyeed ee iskood u noqdey. Qoxootiga Somaliyeed ee ku kala nool...
Muuse Biixi wuxuu u marqaati furey marxuun Siyaad Barre iyo laba wejiileynta C/maalik Coldoon oo ONLF shaqo ka dhigtey halkuu...
Gabadh isku soo sharaxdey kursiga haweenka Boorama ee xildhibaanimada. Farxiya Laki ayaa isa soo sharaxdey ayadoo welli muran ka taagan...
Dugsigii sare ee Araabi ee dib u balaadhinta lagu sameeyay ayaa maanta dib loo furey. Dugsigan oo qurbajoogta deegaanku markii...
Cabi Axmed ayaa booqan doona magaalo Maraykana oo Somalidu degan tahay. Waxa aad u sii xumaanaya xiriirka u dhexeeya Somalida...
Siyaasi C/qaadir oo reer Sanaaga ayaa qaba in Muuse Biixi la gorgortamo dawlada Somaliya oo ayna jirin meelkale oo hadda...
Hal gaari ciidan oo ay saaran yihiin askar Dhulbahante ayaa sheegay inay Somaliland u soo galeen. Nin aan la garanayn...
Somaliya ayaa sharci ka soo saaraysa tacadiga gudniinka ee gabdhaha loo gaysto. Gabdhaha Somaliyeed ayaa boqolkiiba 99 la marsiiyaa tacadiga...