Dab khasaare dhaliyay ayaa ka kacay guri ku yaala xaafad ka tirsan Muqdisho. Dabkan oo ka kacay xaafada Yaaqshiid ayaa gebi...
Maxaa cusub
Maamulka Koofur Galbeed ayaa boodhka ka jafaya madaarka iyo dekedda Baraawe oo qadiimi ah. Baraawe ayaa waxa ku yaala jeel Talyaanigu...
Argagixisada oo laga saaray deegaanka barwaaqada ah ee Baar Sanguuni ee Jubadda Hoose. Ciidanka kamaandoosta ee Danab oo kaashanaya diyaarado...
Siyaasiyiinta Dhulbahante ee Somaliland oo safka hore kaga jira weerarka Tukaraq. Waxa Tukaraq gaaray wasiir Saleebaan Cali Koore iyo siyaasi...
Suldaan Cune ayaa sheegay in Muuse Biixi u soo jaray warqad lagu xirayo. Arinta Muuse Biixi warqada xirida ugu soo jaray...
Somaliland ama waa la wada yeelan ama waa laga tashan doonaa. Waa hadalkii Suldaanka beesha ISAAQ ee Habar Yoonis oo...
Garoowe oo maalintii labaad la cunin qaadka Kiiniya. Qaadka miirowga ee laga beero Kiiniya ee malaayiin doolar laga sameeyay ayaa...
Qaramada midoobey oo Somaliya lacag ku raadsanaysa ayaa sheegatay yabooh dhan dhan 1 bilyan doolarka Maraykanka. Shir RW Xasan Kheyre ayaa gudoomiyay...
Askari qof ku diley bartamaha magaalada Dhuusamareeb. Ninka askarigan ka tirsanaa maamulkii Ahlu Sunna ku diley magaalada ayaa la sheegay...
Puntland ayaa ciidamo farabadan gaysay duleedka Tukaraq halkaas oo ciidanka Somaliland ay weerar gaadmo ku qaadeen usbuuc kahor. Muuse Biixi ayaa...
Madaxweyne Farmaajo ayaa gaaray Dhuusamareeb oo ah xarunta maamulka Galmudug halkaas oo soo dhaweyn balaaran loogu sameeyay. Wafdiga Madaxweynaha Soomaaliya waxaa...
Muuse Biixi xilku cararkiisa iyo shaqoyaridiisu isma laha. Waa hadalkii siyaasi Aadan Dhoolayare ka yaabay tayoxumada Muuse Biixi ayadoo wasiiradiisa...
Cabduwelli Gaas ayaa la sheegay inay diidey diyaarad u qaadi lahayd Dhuusamareeb. Arrintaan ayaa loo sababeeyay in ay ka dambeysay in...
Fanaanka Shimaali ayaa wacdaro cusub la soo baxay. Fanaanka ayaa Muqdisho ku nool iskana wata hawlihiisa u gaarka ah halka uu...
Wasiir Saleeban Cali Koore oo Muuse Biixi u magacaabay wasaarada madhan ee biyaha ayaa qixinaya dadkiisa Laascaanood. Wuxuu yiri ama...
Dhalinyaro habeenkii dadka dhici jirtey ayaa Muqdisho lagu soo bandhigey. Afhayeenka ciidanka Booliska Soomaaliyeed Qaasim Axmed Rooble oo la hadlay warbaahinta...
Madaxweyne Farmaajo ayaa Dhuusamareeb kula kulmaya madaxda maamul goboleedyada xilli uu ku sii jeedo siina maraya wadada isku xirta Cadaado iyo...
Siyaasi Ismaciil Hure ayaa ka hadlay weerarka Muuse Biixi ku qaaday Tukaraq. Weerarka qaawan ee Muuse Biixi bishiisii ugu horeysay ku...
Taariikh nololeedka fanaanadii weyneed ee Khadiija Dalays oo saaka xilliga Kanada ku geeriyootey isbitaal ku yaala dalkaasi. Magaceedu waa Khadiijo...
Madaxweyne Farmaajo ayaa xalay kulan la qaatey qaybaha bulshada ee Koofurta Gaalkacyo. Munaasabad si weyn lo agaasimay ayaa waxa ka qayb...
Xaafad ka tirsan Muqdisho ayaa saaka dadku wadada ku arkeen arin ka yaabsiisey oo naxdinteeda leh. Xaafadaha Hawlwadaag, gaar ahaan kuwa...
Fanaanadii weynayd ee Khadiija Dalays ayaa Kanada ku geeriyootay. Allaha u naxariistee Khadiija Dalays ayaa ka mid ahayd gabdhihii ugu horeeyay...
Maamulka Jubba ayaa sheegay in argagixiso isa soo dhiibtey. Cali Xasan Deeq oo aha Taliyaha Nabad Sugidda Gobolka Gedo oo warbaahinta la...
Dhaawacyadii xasuuqii 14 Oktoober ee loo qaaday Suudaan oo qaar dib loo soo celiyay. Dhaawacyada la soo celiyay ayaa xaaladooda...
Dal walba waxaa dhisa bulshadiisa, haweenkuna waa lafdhabarka bulshada, waana taa midda lagu gaaro horumar iyo baraare. Iyadoo ay sidaas...
Haddii dhiig la daadinayo jeegaanta ayaa ku waajiba in lagu daadiyo. Suldaan Cune aya hadalkaas yiri mar uu ka hadlayay...
Dagaalka Muuse Biixi ku qaaday Sool nama khuseeyo hadaan nahay reer Awdal. Waa siyaasi Cali Faarax Cabdullaahi ayaa dhinaca kale...
Wasiir xukun maxkamadeed ku dhacay oo haddana Muuse Biixi loo ansixiyay. Cabdullaahi Abokor Cusmaan oo Muuse Biixi u magacaabay gaadiidka...
Filimka nabsi qaybtii 2 ayaa xiise gaara leh. Lamaane kala dhaqaaqay. Waxa si quruxbadan u jilaysa Laki Wacays waxana la...
Gobolka Awdal ayaa doorkan ay ka jirtaa dhaxantii ugu darneyd ee soo marta. Deegaano hoostaga gobolka ayaa lagu arkey baraf...