Badhasaab Mustafe Shiine oo Saylici isku dhaceen ayaa ka hadlay xilka cusub ee loo magacaabay ee ah badhasaabka cusub ee Hargeysa halka...
Maxaa cusub
Ciidanka NISA ayaa ku guulaystey qabashada gaadhi argagixisadu shacab ku xasuuqdey magaalada Muqdisho. Argagixisada ayaa fulisa xasuuqyo hoose oo shaqsiyaad u...
Maamulka Koofur galbeed ayaa faahfaahiyay socdaal Mukhtaar Roobow ku tagayo Baydhabo xilli uu isku dhiibey dawlada Somaliya markii uu ka soo...
Siilaanyo ayaa markale isku shaandheyn kooban ku sameeyay maamulkiisa iskuna bedelay badhasaabyada Awdal iyo Hargeysa. Badhasaabkii ay isku dhaceen Saylici ee...
C/rashiid Xasan Mataan ayaa magaca Kulmiye ku casuumay Axmed Yaasiin Sh Cali Ayaanle iyo hadaladii laga jeediyay. C/rashiid Xasan ayaa...
Orodyahanka Maxamed Faarax ayaa markale ku guulaystey orodka dheer ee la ordo saacada asago garaacay orodyahan ka socda dalkaasi New...
Amiin Caamir ayaa dibedda u soo saarey koox yar oo wada in xukuumada ridaan kadib markii lagu qabtey been ay...
Xisbiga Wadani ayaa xarun cusub ka furtey Ceerigaabo iyo raxan ka mida dadka Ceerigaabo ayaa ku soo biirey isla markaana...
Taliyaha booliiska Ceerigaabo ayaa war ka soo saaray xaalada gobolka xilli ay jiraan dagaal beeleedyo soo noqnoqaya oo ragaadiyay meelo...
Badhasaabka Saaxil ayaa difaacay shirkada Carabta ee la wareegtay Berbera kana hadlay eedaymo musuq oo ka Jira dekedda iyo shaqada...
Fanaanada Maryan Mursal ayaa ka hadashay socdaalka ay ku tagtey Puntland ayadoo u socota Galmudug. Maryan Mursal ayaa sheegtay in...
Filimka Laaqiya ayaa meel kala guur maraya iyo Laaqiya oo laabta ku dhegtey ninka qaba gabadheeda halka qoyska wiilka ay...
Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayaa socdaalo ku maray deegaanada ku meersan Hargeysa sida Bandar Amaan iyo Abaarso ayadoo dadka...
Gudoomiyaha Jaamacada Adal Medical ee Boorama ayaa ka waramay jaamacada cusub. Gobolka Awdal khaasatan Boorama ayaa Jaamacaduhu marayaan ilaa afar....
Dawlad dadkeedu lugaha ku dhegen yihiin ma dhismi karto mana difaaci karto. Madaxweyne Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta waxa...
Fanaaniinta Hodan C/raxmaan iyo Mursal Muuse ayaa bisha dambe ka tumaya Ingiriiska kuna casuuman barnaamijka USBUUCA Todobaadka ee sanadlaha ah....
Kulan barlamaanka Somaliya kaga doodi lahaa arinta siyaasadeysan ee Qalbi Dhagax ayaa fashilmey. Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Soomaaliya Maxamed Cismaan...
Culimada iyo dhaqaatiirta ayaa digniin ka soo saaray qasriga cudurka dilaaga ah ee keena Aydhiska oo faro ba'as ku haya...
Xildhibaan Nacnac ayaa Turkiga ka codsadey in uu askar ka qaado Somaliland ka dagaalanta Burma. Xaalada Muslimiinta Rohinga ee dalkaasi...
Fanaaniin ka digarogtey xisbiga Kulmiye kuna biirey xisbiga Wadani oo shacbiyad leh. Fanaaniintan ayaa sheegay in uu dhamaadey heyb iyo...
Barnaamijka Masraxa Furan ayaa doorkan aad u xiise leh iyo dad badan oo is furtey. Waxa dhinaca kale jacayl loo...
Shir u socday maamulada Puntland iyo Galmudug oo qodobo laga soo saaray. Shirkan ayaa muddo shan cisho ah u socdey...
Golaha Wasiirrada ayaa maanta waxa ay soo bandhigeen sababihii ku kalifay dhiibista Cabdikariim Qalbi Dhagax iyo heshiisyo la sheegay in...
Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayaa xafiisyo kale ka sii furtey Gebiley oo xisbigu aad ugu xoogweynaa inkastoo hadda siyaasiyiin reer...
Wasiiirka biyaha Somaliya ayaa faahfaafin ka bixiyay siyaasad cusub oo biyaha laga leeyahay xilli dalku ka so kabanayo burbur ay keeneen...
Somali badan ayaa ku biirey ciidanka Yaman ee Koofurta dalkaasi sida warar la ogaadey ay xaqiijeen. Dhalinyartan ayaa u badan kuwo...
Dawlada Somaliya waxay muujisay biseyl siyaasadeed kadib markii ay soo afjartey xiisad ay abureen siyaasiyiin boos waayey oo isku dayay...
Odayaasha Hawiye ayaa taageeray go'aankii dawlada ku soo afjartey kiiska Qalbi Dhagax oo siyaassiyiin boos waayay isku dayeen in ay ka...
Muran ka jira haweenay shabaab ahayd oo lagu diley Bakool. Gudoomiyaha Gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tool ayaa ku eedeeyay taliyaha...
Garabka Khaatumo ee Cali Khaliif ayaa Hargeysa ku wareegaya xilli ay ka maagayaan inay tagaan Buuhoodle. Cali Khaliif ayaa u muuqda...