Raiisal wasaaraha Itoobiya oo hadda si toosa u korjoogteynaya dagaalka ciidanku uga sifaynayo Tigreega deegaanada Axmaarada iyo Canfarta ayaa sheegay...
Maxaa cusub
Isku soo baxii ugu weynaa ayaa maanta ka dhacday Addis ababa oo magaalo Oromo ah loogana soo horjeedo farogelinta Maraykanka...
Ayadoo doorashada golaha shacabka ay si xawliya ku socoto ayaa waxa durba calaacal qabiil bilaabay kooxda ku qaraabata magaca Hawiye...
Faahfaahin dheeraada ayaa ka soo baxaysa qarax khasaare badan dhaliyay oo ka dhacay dugsigii hore ee Banaadir oo hadda loo...
Waxa xalay ka dhacay magaalada Hargeysa fal wuxuushnimo ah sida ay sheegeen dad goobjoogeyaal u ahaa kadb markii laba gabdho...
Raiisal wasaaraha Itoobiya ayaa sheegay inuu kor joogteyn doono maanta laga bilaabo dagaalka looga saarayo Tigreega deegaanada Axmaarada. Tigreega ayaa...
Kadib banaanbaxyo waaweyn oo looga soo horjeeda dawladaha reer galbeedka ee beenta ka faafiay Itoobiya taageerana u muujiya falaagada Tigreega...
Allaha u naxariistee Aweys Cabdi Nuur ayaa ku geeriyooday magaalada Qardho ee Butlaan kadib markii ay dishey xaaskiisa oo uu...
Arooskii boqorka iyo boqorada C/llaahi iyo Safiyo Tusmo ayaa xalay ka dhacay caasimada Somali galbeed, Arooska oo si weyn looga...
Milatariga Itoobiya ayaa soo bandhigey maxaabiis farabadan oo Tigreeya ayna ka buuxaan haween dhalinyara oo dhaawaca oo dhamaantood lagu qabtey...
Maxkamadii loo saaray kiiska siyaasadeysan ee Ikraan Tahliil ayaa soo gudbisay baaritaan dhamaystiran oo ku aadan arinatn ay faraha kula...
Itoobiya aya digniintii ugu dambeysay u dirtey afar ka mida warbaajinta reer galbeedka oo 24 saac dalka faafiya been aan...
Bakistaan ayaa usbuucii hore u codaysay in ragga kufsiga gaysta la tumaalo sida orgida, kaba sii darane u codayay in...
Waxa burbur ku dhow qorshe ay wateen Afrikada oo ay horkacayaan wadamada askartu u joogto dalka oo ahaa in hawlgalka...
Waa faalada kaftanka siyaasada iyo Cali Xaraare oo soo faqay musuqii ugu xumaa. Waxa barnaamijka la jeedinaysa Asma Degan. Waxa...
Waxa shalay ciidankii ugu badnaa ka soo goosteen maamulka Muuse Biixi iyagoo dib ugu soo noqday maamulka Khaatumo. Haddaba ciidankan...
Madaxweynaha Kiiniya oo markii ugu horeysay ka hadlaayay sida wararka beenta ah looga tabiyo dalkiisa siiba marka warbaahinta reer galbeedku...
Hadaad Ingiriiska weydiiso maxaad u joojiseen taageeradii aad awal maamulka Somalilaan ictiraaf ugu raadin jirteen, waxay kaaga jawaabayaan taas waan...
Jabhadda Sool sanaag iyo Ceyn ayaa sheegtay in ciidankii ugu badnaa maanta ka soo goosteen maamulka Muuse Biixi kuna soo...
Kiiniya ayaa ka cabsatey inay la safato Tigreega u Maraykanku wato kadib markii wasiirka arimaha dibedda Maraykanka uu hordhigay qorshe...
Boqor buur-madow oo ka mida salaadiinta beesha ISAAQ ayaa sheegay inuu raaligelin ka siinayo reer Koofur galbeed wuxuushnimadii uu kula...
Fanaanada Sahra Ilays oo hore loogu qabsaday inay heeso aan xaqaaiqa ka turjumin u qaado maamulka Somalilaan ayaa maanta xaqiiqada...
Waftiga Ruushka oo iyagu ka aamusay cunaqataynta hubka ee Somaliya lagu sii kordhiyay ee ay si gaara u wateen reer...
Waxa markasta sii kordhaysa awooda ciidanka xooga u kula wareegayo deegaano horleh waxayna tani ka cadhaysiisay Amisom oo iyadu rabta...
Waxa dagaal dhexmaray tuugo isbaaro u taalay gobolka shabeelaha hoose iyo ciidanka dawlada oo ku soo baxay. Tuugadan ayaa isbaarada...
Waxa in bilo ahba ay dood ay ka taagnayd kordhinta talaalka ka hortaga hargabka Karoona. Haddaba dooda baadhitaano la sameeyay...
Dalkaasi Urdun ayaa dhawaan waxa garaacay xulka kubada cagta ee haweenka Iiraan ciyaar dhexmartey labada xul oo ku dhmaatay eber...
Wasaarada difaaca ee Ruushka ayaa sheegtay inay tijaabiyeen gantaal soo riday dayax gacmeed xumaaday oo halis ku ahaa dayax gacmeedka...
Jabaan ayay maanta sheegay in maraakiibtiisa jooga xeebaha Somaliya ay sii joogi karaan sanad kale waxa uu ku tilmaamay khatarta...
Hawlgal qorshaysan oo ciidanka amnigu ka sameeyay Muqdisho ayaa lagu soo qabtey tiradii ugu badnayd oo ka tirsan argagixisada shabaab....