Askari geesi ah oo naftiisa ku waayay qarax uu ka difaacay madaxtooyada. Wiilkan dhalinyarada ah ayaa la tabay markii argagixisada...
Maxaa cusub
Maamulka Jubba oo soo bandhigey argagixiso maca qaraxiisii lagu qabtey. Ciidamada Sirdoonka iyo Nabadsugidda maamulka Juba ee magaalada Kismaayo ayaa...
Saldhiga Berbera waxa lala saxeexday carab baayaca mushtara oo la yidhaa Al Suwaidi oo ka mida tujaarta ku le naadiyada...
Raiisal wasaarada Ingiriiska oo laga kexeeyay goob ku dhow aqalka ay ka taliso kadib weerar la rumaysan yahay mid argagixiso...
Wasiirka Siilaanyo ee shaqada ayaa ka hadlay Kiiniyaati iyo Itoobiyaan qabsaday shaqadii taalay Hargeysa Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Wareer ka taagan nin sheegtay magaca Siilaanyo oo war laga soo saaray xilli dadka badankiisu leeyihiin waa in loo daayo...
Barakacayaal laga farxiyay deegaanka Tuli ee gobolka Awdal xilli abaartu welli si ba'an u hayso dadkuna helin raashin iyo biyo...
Warka dhaqaatiir loo direy dadka abaartu ku dhifatey ee gobolka Awdal oo ay u badan yihiin dad ka hayaamay gobolka...
Dulmi ka dhacay wasiir ku xigeenada la magacaabay iyo beel kuraas saaida la siiyay. Waxaan halkan idiinku soo gudbineynaa Qabiilada...
Wasiirkii labaad oo iskala waynaada jagada loo magacaabay sheegayna in uu casilay. Maaha markii ugu horeysay ee wasiir la magacaabo...
Xildhibaan Digil iyo Mirifle ah oo sheegtay kursiga maaliyada ee la siiyay Samaroon gaar ahaan lagu aaminay khabiir Dr C/raxmaan...
Argagixisada ayaa qarax ku xasuuqay shan qof bartamaha Muqdisho iyo tirada dhaawaca oo aan la sheegin xilli ku dhow casar...
Golaha wasiirada oo soo saaray lamaane is qaba markii ugu horeysay. Lamaanahan ka soo dhex muuqday golaha wasiirada aya ka...
Nin xalay Boorama loogu diley sida argagixisadu dadka u qalato. Sida wararka ka imanaya isbitaalka guud ee magaalada Boorama sheegayaan...
Dhacdo foolxun oo Hargeysa ka dhacday iyo rag lagu qabtey neef xoolo ah oo bakhtiyay. Dhacdadan ayaa ka nixisay dadka...
Wasiirada cusub ee hadda la magacaabay ayaa la horgeeyay madaxweyne Farmaajo inta aanu dalka uga dhoofin Kiiniya halkaas oo ay ahayd...
Madaxweyne Farmaajo iyo Xasan Kheyre ayaa haweenka siiyay wasaarado u qalma iyo tirada ay xaqa u leeyihiin. Wasiiradii la magacaabay ayay...
Waxa iyana mardhow la raaciyay liiska wasiir ku xigeenada iyo wasiiro dawloyaasha dawlada uu hogaamiyo Xasan Cali Kheyre oo magacyadu...
Dadkii kaadbaaday xasuuqii Sucuudigu ku qaaday doon ay saarneeyeen dadkeena oo la waraystey markii ugu horeysay kana waramay sida loo...
Liiska golaha wasiirada ayaa goordhow lagu dhawaaqay iyadoo muddo la sugayay. Liiskan ayay ku jiraan magacyo hore ugu jirey maaluladii...
Xubno laga eryay xisbiga Wadani oo diidey kuna cawdey Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Dadyowga abaaruhu dishoodeen ee gobolka Awdal oo laga farxiyay xilli gaadhaankii la soo ururiyay dadkaas looga farxiyay. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS...
Bakistaan ayaa furtey xadka u dhexeeya iyaga dalkaasi argagixisadu ka buuxdo ee Afgaanistaan. Raiisal wasaaraha Bakistaan ayaa amrey in xadka...
Wasiir Faratoon oo ka ordaya suaalaha laga waydiinayo gobolkiisa Sool Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Maydka Somalidii uu xasuuqay Sucuudigu oo farabadan ayaa in kale laga helay badda xilli dawlada Somalidu raadinayso magdhow. Waxa hadda...
Xildhibaano Siilaanyo ku xiran oo ka hadlay heshiiska Berbera ee aan la garanayn wuxuu yahay Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Booliiska Burco oo ka hadlay arin halisa oo ay arkeen XILLI magaalada uu ku soo badanayo sixirka iyo dadka ka...
Wasiir Sacad Cali Shire oo warqad ka akhriyay heshiis milatari oo uu sheegay in ay la saxiixeen Imaaraadka. Lama arag...
Doorashada Galmudug dib haloo dhigo waxa soo jeediyay raiisal wasaare Xasan Kheyre wuxuuna sheegay sababaha uu u cuksaday soo jeedinta...
Caaqil Afqaloocshe oo taageersan Kulmiye ayaa la sheegayaa in uu sadex cishaba ku xidhan yahay Boorama. Lama garankaro in uu...