Raiisal wasaarada Ingiriiska Theresa May ayaa saxiixdey warqada ka bixida Yurub taas oo berri ka bilaaban doonta kuna eg labo sanno...
Maxaa cusub
Haddii aynaan maanta dadka ku kaalmeyn karin in aan nafta ku celino dad noocee ayaa nahay: RW Kheyre
Haddii aynaan maanta dadka ku kaalmeyn karin in aan nafta ku celino dad noocee ayaa nahay. Raisal wasaare Kheyre ayaa...
Madaxweynaha ismaamulka oo ku gudajira socdaalkiisa roob doonka ee dadka uu kaga warhayo xilli deegaanada qaar ay abaartu is gaartey....
Dooxyadii oo soo rogmatey raxmaadka RABI awgeed xilli dadku ku jiraan abaar taas oo RABI ka soo gaadhey. Magaalooyinka uu...
Saylici oo caajis iyo camal la'aan ku dishey Hargeysa ayaa u soo sheeko doontey huteelada Hargeysa xilli faro madhnaan uu ka...
Barnaamijka qiimeynta fanka iyo xusuustii waayo waayo ee Xamar iyo Hargeysa oo fanku bulshada dhexdeeda ku lahaa qiimeynta C/llaahi Warmooge...
Gudiga doorashada Somaliland ayaa soo saaray tirada is diiwaangelisay sanadkii hore. Warqad hor dhaca oo la sheegayo in gudigu soo saareen...
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo xubno ka tirsan dawladda Soomaaliya ayaa gargaar ku qaybinaya duleedka Muqdisho deegaan lagu...
Madaxweyne Farmaajo ayaa u baxay shir muhiima oo ka dhacaya Urdun oo ka tirsan jaamacada Carabta. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hadda...
Shariif Xasan ayaa si adag uga hadlay in uu raiisal wasaare soo magacaabayo waraysi dheer oo uu siiyay telefishanka Universaltv xilli...
Hooyo waayeela ayaa Muqdisho lagu dilay xilli dilalku caadi iska noqdeen magaalada Muqdisho. Warkan naxdinta leh ayaa sheegaya in hooyada...
Macalinkii Farmaajo ayaa xagjir noqdey dagaalna ku baaqay. Muxyadiin Xasan Darbo oo soo noqday Guddoomiyihii hore ee Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed...
Xoogaga Siiriya ee xoreynaya Raqqa oo hakiyay dagaalka kadib argagixisada oo biyo xidheen muhiima ku dhuumanaya lagana baqay in uu...
Haweenka Muslimiinta Ingiriiska ayaa saf u istaagay argagixisada magacooda ku qadhaabta ee dad wadada maraya jiirsiiyay gaadhi. Waxayna sheegeen murugada ay...
Qaar ka tirsan fanaaniinta xidigaha Hargeysa ay shil galay. Sida ay sheegayaan wararka naga soo gaaraya Duleedka Tuulada Abaarso oo 15-KM...
Raiisal wasaare Kheyre oo wado laami ah xariga ka jaray magalada Muqdisho. Wadadan ayaa argagixisada u diideysa in ay wadada...
Badhasaabka Awdal ayaa mijobaxsi u tagey garoonka kubada cagta ee Boorama oo shalay roobku wax u dhimey xilli garoonku wali u...
Wasiir Cukuse oo weeraray dadka diidan shidaal baadhista ee soo jeeda gobolka Togdheer oo ku warhelay xaalufin ka socota deegaankooda...
Gacanyaraha Siilaanyo ahna wasiirka madaxtooyada maamulka Somaliland oo been u sheegay dadka abaaraysan. Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Xisbiga UCID oo ka hadlay labo walaalo ah oo daad ku qaaday meel Hargeysa u dhow Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Warsan iyo weedhsan akhyaareey idil ahaantiinba, waxaynu qormadan kooban ku eegi doonaa xaalada nabdoon hadana cakiran ee weriye Coldoon inagoo...
Barnaamij lagu karbaashay Jawaari iyo golaha wasiirada cusub. Barnaamijkan caanka ah ayaa inta badan lagu soo qaataa arimaha ama wararka...
Way naga go'an tahay ciribtirka argagixisada shabaab oo mudooyin yar ku daadiyay dhiiga Somali badan oo ay iska xalaashatey. Madaxweyne...
Amisom ayaa bixisay magdhow kadib markii ay laayeen adhi. Adhiga Amisom dileen ayaa waxa jiidhey mid ka mida gawaadhooda waaweyn ee...
Masuul reer Awdala oo ka hadlay macdan Jabuuti ka gurato deegaanada Saylac ayaa Siilaanyo markiiba xidhey. Masuulkan oo loo sheegay...
Siilaanyo oo warqad dheer oo loo soo qorey ka hor akhriyay kulan Berbera dhacay oo looga gonlaha sahaminta shidaalka xilli...
Jidka Boorama iyo Saylac oo kiilomitir la bilaabay xilli dib u dhac xoogleh ku yimi dadkuna is waydiinayaan waxa ku...
Xisbiga Wadani oo cambaareeyay qoys Wadani ah oo gurigooda loogu daatey xalay saqdhexe dumarkiina loo ogolaan waayay in ay dhar...
Maamulka Khaatumo oo tacsi ka direy wasiirkii arimaha gudaha ee maamulka Yaasiin Axmed Sulub oo geeriyooday Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Ciidanka Siilaanyo ee Kulmiye oo ku xad gudbey guriga nin ka tirsan xisbiga Wadani uguna daatey habeenimo dadku hurdaan iyo...