Dhawaan ayay ahayd mar uu madaxweynaha Somaliya booqday madaxa ururka Afrika ee hadda uu hayo madaxweynaha Kongo halkaas oo uu...
Maxaa cusub
Kadib fadeexad ka dhacday garoonka Muqdisho halkaas oo uu ka dhacay is feedh iyo laad garoonka dhexdiisa una dhexeeyay isla...
Waxa goor dhaweyd hoobiyeyaal ku soo dhaceen xaafado ka tirsan masgaalada Muqdisho. Wararka aan helayno ayaa sheegaya in dad masaakiina...
Shir goor dhaweyd dhamaaday ayaa caawa oo Arbaca ah xubnaha ku jira qaramada midoobey isku afgaran waayeen inay war murtiyeed...
Waxa maanta oo Salaasa ah banaanbaxyo balaaran ka dhaceen gobolada Axmaarada halkaas oo ay uga soo horjeedeen dilal joogto ah...
Masuuliyiinta Ruushka ayaa u sheegay safiirkii Maraykanka u fadhiyay Mooskova inuu shandada xirto oo uu soo eego qoyskiisa iyo caasimadiisa...
Madaxweynaha Somaliya ayaa shalay safar ugu kicitimay dalkaasi Koongo ama hore loogu yaqiinay Saiir. Dalkan ayaa ka soo kabanaya dagaal...
Waxa dhaaftey mudadii Kiiniya qabsatey inay qunsuliyad kaga furato Hargeysa oo ahayd bishii hore ee ina soo dhaaftey. Muuse Biixi...
Madaxweynaha Suuriya ayaa shaaciyay in berito oo Isniina bishuna tahay 19 ay bilaabmi doonto is diiwaan gelinta doorashada dalkaasi oo...
Shiinaha oo muddo dheer lahaa siyaasad ah in dadkiisu hal ilmo ka badan dhali karin ayaa markii dambe u bedelay...
Madaxweynaha Somaliya ayaa kulan la qaatey kooxda beesha caalamka ugana digey farogelin ay u sameeyaan arimaha siyaasada. Waxa xalay shaqaaqo...
Waa qayb kale oo xiise leh taanaha XUJO oo Ramadaanka soo gaaray. Waxa huteel ku balamay Roomiyo iyo jacaylkiisa waxase...
Ciidabka xooga dalka ayaa qayb ahaan kala wareegay amniga xoogaga Afrikaanka ah ee argagixiso la dirirka u jooga dalka. Dalka...
Madaxweyne Farmaajo ayaa markii ugu horeysay ka hadlay sida kolba kooxda beesha caalamku u fashilin jirtey shirarkii dawlada dhexe iyo...
Maryakanka ayaa badda madow ee u dhaxaysa Ruushka iyo wadamada kale ee Koofurta Yurub dib ugala noqday maraakiib dagaal baqdin...
Taliyaha ciidanka asluubta Somaliyeed ayaa sheegay inay heegan ku jiraan ayna ogyihiin xeeladaha argagixisada. Weligeedba dabadhilifyo waa jireen wayna jiri...
Raggan maxkamada gobolka Banaadir baafinayso ayaa ka iibsan jirey xogta dalka xildhibaanada iyo ciidamada iska danyarta ah kadibna waxay ku...
Dawlada Somaliya ayaa jawaab degdega siisay kooxda beesha caalamka oo cadaystey inay dalka qasi doonaan haddii barlamaanku ka noqon muddada...
Wararka ka imaanaya deegaanka Galoolay oo ah duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in miino la kacday dad shacaba uu hadda sii...
Cuqaal saxaafada la hadlay ayaa sheegay in xanuun ayna garanayn uu baryahanba dad badan iyo xoolaba ku laayay deegaanada bariga...
Madaxweynaha Maraykanka Joosof Baydan ayaa ka dalbadey madaxweynaha Ruushka Buutin inuu si degdega ula kulmo. Baydan oo hore dilaa ugu...
Kooxda sheegata beesha caalamka ayaa si cad u sheegtay inay qasi doonaan amniga dalka haddayna barlamaanka qaranku ka noqon wadada...
Shalay ayay ahayd markii golaha shacabku uu gaaray go'aan taariikhi ah oo nidaamka dalka lagu wado dib loogu celiyay barlamaanka...
Jabaan ayaa sheegay maanta oo Salaasa ah inuu wasakhda biyaha nukliyeerka ku shubi doono badda, waxase si gaara u diidey...
Kirgistaan waxay ka mid ahayd jamhuuriyadihii ka mid ahaa dalkii weynaa ee midowga Soofiyeeti. Waxayna xornimo qaadatey markii midowgii Soofiyeeti...
Golaha shacabka ayaa gaaray go'aan taariikhiya oo dalka dib loo celinayo shacabka Somaliyeed si ay u doortaan madaxdooda. Waxana muddo...
Golaha shacabka ayaa u codeeyay inay dib ula soo noqdaan awoodi laga xayuubiyay ee laga dhigey waxaan jirin, dalkana dib...
Gudoonka barlamaanka ayaa iclaamiyay in berito oo Isniina la isugu yimaado golaha shacabka halkaas oo looga doodi doono doorashada ay...
Xubin muhiima oo ka tirsan mucaaradka Jabuuti oo waraysi bixiyay ayaa sheegay in mucaaradka Jabuuti ku midoobay hal urur ayna...
Iiraan ayaa sheegtay mardhow in xarumaheeda Nukliyeerka gaar ahaan Nataaz la weeraray maanta oo Axada ayna jawaab ku haboon ka...