Booyadii afraad ee ay leedahay Iiraan ayaa gaartey dalkaasi Finansuweela ayadoo Taram waxba ka qaban waayay. Maraykanka ayaa sheegta inuu...
Maxaa cusub
Madaxweynihii hore ee Khaatumo Indhosheel oo hadda ku sugan magaalada Muqdisho kana mid ahaa masuuliyiin keenay Buuhoodle deeqda daawooyinka iyo...
Waxa dadka deegaanka Galooley ee u dhow Balcad ay aad uga argagaxeen meydka 8 dhalinyaro ah oo la soo dhigey...
Waxa inta badan soo noqnoqda Muqdisho matalaad ayay rabtaa laakiin waxaad is weydiin kartaa Muqdisho caasimadii Somaliya ka badan miyaa...
Waxaa la soo gudbiyey habraaca loo marayo soo xulista xubnaha labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya ka soo gelaya deegaanada Woqooyiga...
Kadib markii mooryaantii dalka looga cararay muddo 30 sano ah ay ku galgashen hantidii dadka iyo tii qaranka ee Muqdisho...
Dhacdadan cajiibka ah ayaa ka dhacday dalkaasi Baraasiil kadib markii nin naafo Ka ah gacmaha iyo lugaha uu isku dayay...
Ciidanka dawlada ayaa degmada Diinsoor ee gobolka Bay ku soo bandhigey meydka labo Ka mida argagixisada kadib dagaal ciidanku ku...
Waa film jacayla oo lagu jilay Jigjiga. Jacaylada ku jira filimkan ayaa midba midkale uga dabarogtey. Maxaan kugu sameeyay ii...
Ururka caafimaadka aduunka ee xagjir Taram u diidey inuu siiyo lacagtii ku waajibtey ayaa sheegay inay ka digayaan daawo uu...
Wararkii u dambeeyay ee ka imaanaya diyaarad lagu rasaaseeyay Qansax-dheere ee gobolka Bay ayaa masuuliyiinta drgmadu sheegeen inay ku raadjoogaan...
Gidoomiyihii golaha barlamaanka maamulka Butlaan C/xakiin Dhoobo daareed ee Siciid Deni sida xun uga tuurey booska ayaa sheegay in horjooge...
Jaajuumow oo jacaylkiisa kula dardaarmey in sheekadooda cidkale ogaanin iyo jacaylkiisa cusub oo ka aqbashay. Waa qayb kale taxanaha dhaqan...
Ku xigeenka horjoogaha Butlaan Axmed Karaash ayaa qarxiyay waxyaalaha uu ku kacay Siciid Deni ee keenay inay hadda salaanta iska...
Wararka ka imaanayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya ay webiga soo fatahay uu la tagay sadex Caruurta. Caruurtaas ayaa mid ka...
Ayadoo xalay saqdhexe dawlada Somaliya ku dhawaaqday inay maanta tahay maalinta koowaad ee ciida ayaa guud ahaan dalka min Saylac...
Ciid mubaark ummada Somaliyeed. Iskufilan iyo Ceegaag oo dharkii ciida la raadiyay jacayladooda. Waa qayb kale taxanaha dhaqan miyi iyo...
Markii sadexaad ee horjoogaha Butlaan Siciid Deni uu sameeyo isbedel ku saabsan xubnaha maamulkiisa ayaa wuxuu baalmaray ku xigeenkiisa kana...
Dawlada Somaliya ayaa xilli dambe oo caawa ah ku dhawaaqdey in berito oo Sabti ah ay ciidul fitri tahay kadib...
Danjiraha midowga Afrika u fadhiya Soomaaliya Francisco Madeira ayaa kabaha la dulmaray horjoogihii hore ee maamulka Jubba Axmed Madoobe oo...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews waxay tacsi u dirayaan ilma Bile Kaahiye oo aabahood Bile Kaahiye...
Jaajuumow iyo jacaylkiisa cusub ayaa diyaarinaya sidii ay u dhamayn lahaayeen hawlaha u dhiman. Waa qayb kale taxanaha dhaqan miyi...
Ayadoo maanta dhegaha loo taagaayay in la arko bisha Shawaal ayaa wadamo badan sheegeen inayna arag bisha sidaas awgeedna ay...
Dawlada Somaliya ayaa ku dhawaaqday inay dib u soo celin doonto muwaadiniinteeda ku xaniban dibedda. Waxaan hadda beegsan doonaa wadamada...
Saxafi Jamaal Khashowqi waxa sanad iyo badh lagu diley qunsuliyada Sucuudigu ku leeyahay Turkiga kadibna waxa jirkiisa loo jarjaray qurub...
Waxaan wada ognahay in kiiska badda Somaliya iyo Kiiniya uu maxkamad horyaalo ayna u taala maxkamada inay go'aan ka gaarto...
Khabiirada cilmiga xidigaha ee Masar ayaa qaba in ciidu noqonayso maalinta Axada. '' Way adag tahay in la arko dayaxa...
Ciidul fitri waa ciidaha ugu waaweyn ee Muslimiintu leedahay waxayna weliba can ku tahay waxa laga soo baxay bil barakaysan...
Maxkamada reer Yurub ayaa dalkaasi Hangari u shegtay inay si degdega ooda uga qado qaxooti uu xero ku ootey. Qaxootigaas...
Waxa maanta fowdo ka dhacdey golaha Somali galbeed ee xaruntiisu yahay Jigjiga kadib markii xildhibaano aad u farabadan dalbadeen in...