Afhayeen u hadlay maamulka Somalilaan ayaa sheegay in tirada dadka laga helay cudurka Kooro uu sii kordhayo. Shalay ayay ahayd...
Warar xiise leh
Kadib fashilkii ku yimi siyaasada Kiiniya ee Somaliya iyo weliba qaadka la joojiyay ayaa Uhuru ku bilaabay Somalida degan xaafada...
Raiisal wasaaraha Itoobiya Cabi Axmed ayaa u digey madaxda Tigrey ee raba inay qabsadaan doorasho. Dastuurka dalku ma siinayo inay...
Waxa caadi noqon jirtey in argagixisadu weerar ku qaadi jirey ciidanka u qoran dawlada ee tirada yar mudooyinkii hore haddase...
Xaafada balaadhan ee Daami oo ah xaafadihii Hargeysa ugu horeeyay dadka degaana ay Gabooye yihiin ayaa diidey quudhsi uu kula...
Dhamaan bahda Araabinews ayaa ka tacsi ka diraya ilma Faarax Cabdullahi geerida naxdinleh ee ku timi Siciida Faarax Cabdillaahi oo...
Laacibkii xulka qaranka ee Jarmalka kana soo jeeda Turkiga haddana u ciyaara kooxda Arsanaal ee dalka Ingiriiska ayaa ugu deeqay...
Wasaarada arimaha gargaarka ee dawlada dhexe ayaa ka digtey roobab mahiigaana oo dalka ku keena daadad farabadan qaasatan magaalooyinka teedsan...
Waxa caadi ah in Iiraan maalinteeda ciidanka xooga dalka ay soo bandhigto gantaalo casriya, gujis noocii ugu dambeeyay iyo diyaarado...
Xilli dalkaasi Maraykanku yahay goobaha ugu badan aduunka ee ay Ka jirto dhimashada cudurka Kooro ayaa haddana waxa laga cabsi...
Raiisal wasaaraha Bakistaan ayaa sheegay in cudurka Kooro ay uga daran tahay gaajada Ku gaabsatey malaayiin reer Bakistaan oo lagu...
Wararka ka soo baxaya degmada Jilib ee Jubooyinka ayaa sheegaya in argagixisada shabaab isku dhamaadeen kadib markii uu soo Kala...
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Filish ayaa shaaciyay in dad uu yaqaan ay Muqdisho ugu dhinteen cudurka Kooro...
Dhawaan ayay ahayd markii London looga dhawaaqay ururka midnimo markale oo ay horkacayeen rag ay ku dheeray gooni goosadka laakiin...
Madaxweyne dal Muslima oo ka mid ahaa midowgii Soofiyeeti ayaa dalkiisa ka mamnuucay erayga Kooro ama Koroona. Cidii ku hadasha...
Kadib markii Kiiniya markale sheegatay inayna diyaar u ahayn dacwada badda ee laga guulaysanayo, waxa maxkamada caalamiga sheegtay in dib...
Waxa xalay lagu dilay gudaha Kismaayo wiil dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay dilkiisa Axmed Madoobe. .Haddaba maxaan ka ognahay dagaalka...
Laba sano kahor ayay ahayd markii fadhiid Xasan Sheekh saxiixay heshiis Itoobiya Ku qaadanayso boqolkiiba 19 dekedda Berbera. Waxase hadda...
Wasaarada caafimaadka ee dawlada Somaliya ayaa Ku guulaysatey inay ummada Ka qabato Soomaali cudurka hargabka Shiinaha woo gelinaayay dalka. Ninkaan...
Madaxweynaha Turkiga oo la hadlaayay saxaafada ayaa qirtey sababta ay Siiriya uga degi la'dahay xilli uu rabo inuu ku gorgortamo...
Booliiska dalkaasi Simbabawe ayaa baadhid ku bilaabay nin u dhashay Taylaan oo ka baxsaday isbitaal la rabay in lagu baaro....
Dawlada Ingiriiska ee siisa maamulka Somalilaan taageerada ugu weyn ayaa lagu canaantey taageerada ay siiso askar ay u tababareen Somalilaan...
Raysal wasaare Khayre ayaa Khudbad dhinacyo badan taabanaysa Wuxuu ka jeediyey Munaasibadan loogu talogalay soo dhaweynta xuska maalmaha xoriyada oo...
Madaxweyne Farmaajo ayaa telfoon kula Hadley madaxweynaha Kiiniya oo askartiisu dhawaan madaafiic ku garaaceen magaalada Baladxaawo, gaysteena khasaare dhimasho iyo...
Madaxweynaha Siiriya Bashaar Asad ee dalkiisa ay burburiyeen Maraykanka, Sucuudiga iyo Turkiga ayaa sheegay inaanu garanayn waxa Turkida soo gashay...
Waxa dekedda Berbera ee Carabtu maamusho dib Imaaraadku ugu soo celiyay xoolo aad u farabadan oo dalkooda gaaray taas oo...
Masuuliyiinta caafimaadka ee gobolka uu ka dilaacay hargabka Shiinaha ayaa sheegay inay xirayaa isbitaal lagu dhisay toban cisho oo halmar...
Dawlada Sucuudiga ayaa joojisay tegida Cumrada sanadkan ilaa amar dambe ka soo baxayo. Cumrada iyo booqashada goobaha barakaysan ayaa Muslimiintu...
Kadib burbur xoogan oo ku yimi argagixisada dhiigmiiratada shabaab ayaa Kiiniya olole ugu jirtaa inay isku balaadhiso magaalooyin horleh xilli...
Wasaarada caafimaadka ee dawlada Somaliya ayaa war cusub ka soo saartey cudurka sida xun aduunka ugu faafay ee hargabka Shiinaha...